{"id":131148,"date":"2019-07-20T09:51:52","date_gmt":"2019-07-20T07:51:52","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=131148"},"modified":"2019-07-20T09:51:52","modified_gmt":"2019-07-20T07:51:52","slug":"axmed-madoobe-oo-maanta-qaatay-warqada-is-diiwaan-galinta-musharaxnimadasawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-maanta-qaatay-warqada-is-diiwaan-galinta-musharaxnimadasawirro\/","title":{"rendered":"Axmed Madoobe oo maanta qaatay warqada is diiwaan galinta Musharaxnimada+SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo sabti ah qaatay warqada is diiwaan galinta Musharaxnimada Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa intaas kadib Saxaafada kula hadlay banaanka Xarunta gudiga madaxabanaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka isagoo sheegay in uu maray hanaanka sharciga ah ee looga baahan yahay in ay maraan dadka u tartamaya xilka madaxweynaha.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo Madaxweynahu uu ugu baaqay musharaxiinta kale in ay wadadaas maraan oo aanay bulshada ku abuurin hadalo nacayb iyo fowdo abuuraya taas oo aan waxba usoo kordhin doonin.<\/p>\n<p>Madaxweynahu wuxuu sheegay in awood dastuuri ah uu u leeyahay magacaabista gudiga doorashooyinka iyo xuduudaha balse isaga iyo musharaxiinta kale ay u siman yihiin loona baahan yahay in loo hogaansamo waxaa uu intaas ku daray in dhamaan xuquuqaha dastuuriga ah ee Madaxweynaha aanay gorgortan galaynin sida ilaalinta nabadgalyada iyo xasiloonida guud.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah musharaxiinta kasoo qaybqaatay halgankii Jubbaland looso maray ayuu ku booriyay in ay dib u eegan halka laga yimid iyo dhibkii looso maray dhismaha Jubbaland isla markana aanay u durbaan tumin shaqsiyaad kor ka yimid oo aan ka warqabin duruufaha dadka ree Jubbaland.<\/p>\n<p>Shacabka ree Jubbaland ayuu Madaxweynahu ku adkeeyay in ay nabadgalyadooda ilaashadan oo doorashooyinkooda ay qabsadaan isla markana aanay dib ugu noqon wixii lasoo maray.<\/p>\n<p>&#8230;&#8230;&#8230;DHAMAAAAD&#8230;&#8230;.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-131148 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-maanta-qaatay-warqada-is-diiwaan-galinta-musharaxnimadasawirro\/67084739_1586094931524440_7844541918267572224_n\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"832\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67084739_1586094931524440_7844541918267572224_n.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67084739_1586094931524440_7844541918267572224_n.jpg 960w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67084739_1586094931524440_7844541918267572224_n-300x260.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67084739_1586094931524440_7844541918267572224_n-768x666.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-maanta-qaatay-warqada-is-diiwaan-galinta-musharaxnimadasawirro\/67085373_1586095048191095_2878080502995091456_n\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"894\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67085373_1586095048191095_2878080502995091456_n.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67085373_1586095048191095_2878080502995091456_n.jpg 960w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67085373_1586095048191095_2878080502995091456_n-300x279.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67085373_1586095048191095_2878080502995091456_n-768x715.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-maanta-qaatay-warqada-is-diiwaan-galinta-musharaxnimadasawirro\/67345294_1586094668191133_3865830604918489088_n\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"640\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67345294_1586094668191133_3865830604918489088_n.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67345294_1586094668191133_3865830604918489088_n.jpg 960w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67345294_1586094668191133_3865830604918489088_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67345294_1586094668191133_3865830604918489088_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-maanta-qaatay-warqada-is-diiwaan-galinta-musharaxnimadasawirro\/67377942_1586094348191165_3709239292761997312_n\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"674\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67377942_1586094348191165_3709239292761997312_n.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67377942_1586094348191165_3709239292761997312_n.jpg 960w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67377942_1586094348191165_3709239292761997312_n-300x211.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67377942_1586094348191165_3709239292761997312_n-768x539.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-maanta-qaatay-warqada-is-diiwaan-galinta-musharaxnimadasawirro\/67479452_1586094591524474_1009699012598562816_n\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"640\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67479452_1586094591524474_1009699012598562816_n.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67479452_1586094591524474_1009699012598562816_n.jpg 960w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67479452_1586094591524474_1009699012598562816_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67479452_1586094591524474_1009699012598562816_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo sabti ah qaatay warqada is diiwaan galinta Musharaxnimada Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland. Madaxweynaha ayaa intaas kadib Saxaafada kula hadlay banaanka Xarunta gudiga madaxabanaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka isagoo sheegay in uu maray hanaanka sharciga ah ee looga baahan yahay in ay maraan dadka u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":131150,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-131148","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Axmed Madoobe oo maanta qaatay warqada is diiwaan galinta Musharaxnimada+SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-maanta-qaatay-warqada-is-diiwaan-galinta-musharaxnimadasawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Axmed Madoobe oo maanta qaatay warqada is diiwaan galinta Musharaxnimada+SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo sabti ah qaatay warqada is diiwaan galinta Musharaxnimada Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland. Madaxweynaha ayaa intaas kadib Saxaafada kula hadlay banaanka Xarunta gudiga madaxabanaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka isagoo sheegay in uu maray hanaanka sharciga ah ee looga baahan yahay in ay maraan dadka u [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-maanta-qaatay-warqada-is-diiwaan-galinta-musharaxnimadasawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-20T07:51:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67085373_1586095048191095_2878080502995091456_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"894\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-maanta-qaatay-warqada-is-diiwaan-galinta-musharaxnimadasawirro\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-maanta-qaatay-warqada-is-diiwaan-galinta-musharaxnimadasawirro\/\",\"name\":\"Axmed Madoobe oo maanta qaatay warqada is diiwaan galinta Musharaxnimada+SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-maanta-qaatay-warqada-is-diiwaan-galinta-musharaxnimadasawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-maanta-qaatay-warqada-is-diiwaan-galinta-musharaxnimadasawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67085373_1586095048191095_2878080502995091456_n.jpg\",\"datePublished\":\"2019-07-20T07:51:52+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-maanta-qaatay-warqada-is-diiwaan-galinta-musharaxnimadasawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-maanta-qaatay-warqada-is-diiwaan-galinta-musharaxnimadasawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-maanta-qaatay-warqada-is-diiwaan-galinta-musharaxnimadasawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67085373_1586095048191095_2878080502995091456_n.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67085373_1586095048191095_2878080502995091456_n.jpg\",\"width\":960,\"height\":894},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-maanta-qaatay-warqada-is-diiwaan-galinta-musharaxnimadasawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Axmed Madoobe oo maanta qaatay warqada is diiwaan galinta Musharaxnimada+SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Axmed Madoobe oo maanta qaatay warqada is diiwaan galinta Musharaxnimada+SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-maanta-qaatay-warqada-is-diiwaan-galinta-musharaxnimadasawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Axmed Madoobe oo maanta qaatay warqada is diiwaan galinta Musharaxnimada+SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo sabti ah qaatay warqada is diiwaan galinta Musharaxnimada Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland. Madaxweynaha ayaa intaas kadib Saxaafada kula hadlay banaanka Xarunta gudiga madaxabanaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka isagoo sheegay in uu maray hanaanka sharciga ah ee looga baahan yahay in ay maraan dadka u [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-maanta-qaatay-warqada-is-diiwaan-galinta-musharaxnimadasawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-20T07:51:52+00:00","og_image":[{"width":960,"height":894,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67085373_1586095048191095_2878080502995091456_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-maanta-qaatay-warqada-is-diiwaan-galinta-musharaxnimadasawirro\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-maanta-qaatay-warqada-is-diiwaan-galinta-musharaxnimadasawirro\/","name":"Axmed Madoobe oo maanta qaatay warqada is diiwaan galinta Musharaxnimada+SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-maanta-qaatay-warqada-is-diiwaan-galinta-musharaxnimadasawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-maanta-qaatay-warqada-is-diiwaan-galinta-musharaxnimadasawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67085373_1586095048191095_2878080502995091456_n.jpg","datePublished":"2019-07-20T07:51:52+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-maanta-qaatay-warqada-is-diiwaan-galinta-musharaxnimadasawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-maanta-qaatay-warqada-is-diiwaan-galinta-musharaxnimadasawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-maanta-qaatay-warqada-is-diiwaan-galinta-musharaxnimadasawirro\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67085373_1586095048191095_2878080502995091456_n.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67085373_1586095048191095_2878080502995091456_n.jpg","width":960,"height":894},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-maanta-qaatay-warqada-is-diiwaan-galinta-musharaxnimadasawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Axmed Madoobe oo maanta qaatay warqada is diiwaan galinta Musharaxnimada+SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131148"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=131148"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131148\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":131154,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131148\/revisions\/131154"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/131150"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=131148"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=131148"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=131148"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}