{"id":131212,"date":"2019-07-21T22:06:17","date_gmt":"2019-07-21T20:06:17","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=131212"},"modified":"2019-07-21T22:06:17","modified_gmt":"2019-07-21T20:06:17","slug":"puntland-oo-xabsiga-dhigtay-guddoomiyiha-guddiga-dib-u-dhiska-wadada-boosaaso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xabsiga-dhigtay-guddoomiyiha-guddiga-dib-u-dhiska-wadada-boosaaso\/","title":{"rendered":"Puntland oo xabsiga dhigtay guddoomiyiha guddiga dib-u-dhiska wadada Boosaaso"},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in caawa halkaasi lagu xiray guddoomiyaha guddiga dib-u-dhiska wadada bartamaha Boosaaso.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha oo lagu magacaabo Sheikh Maxamed Macallin Axmed ayaa waxa goor dhoweyd xabsiga dhigay ciidamada amniga magaalada Boosaso sida ay xaqiijiyeen suxufiyiinta ku sugan halkaasi.<\/p>\n<p>Xarigga wadaadka ayaa ku soo beegmay iyadoo ay weli xabsiga ku jiraan saddex xubnood oo ka tirsan guddigaasi oo Khamiistii xabsiga la dhigay kadib markii ay dowladda Federaalka Soomaaliya ka guddoomeen lacag deeq ah oo aan soo marin nidaamka Maaliyadda Puntland.<\/p>\n<p>Dhinaca kale guddiga Nabad-gelyada gobolka Bari ayaa caawo qoraal ay soo saareen ku mamnuucay in wax shirar ah oo aan dowladda fasax ka haysan lagu qabto magaalada Boosaaso iyo degmooyinka kale ee gobolkaasi.<\/p>\n<p>\u201cGuddiga Nabad-galyada ee Gobolka Bari wuxuu ka digayaa Shirarka iyo kulamada siyaasadeysan ee ka dhanka ah jiritaanka Puntland, waxaana la farayaa dhamaan Masuuliyiinta Hoteelada iyo Goobaha Shirarka inaan lagu qaban karin wax Kulan ah oo aan fasax looga heysan Gobolka, Taliska Booliska iyo degmada\u201d. ayaa lagu yiri qoraalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in caawa halkaasi lagu xiray guddoomiyaha guddiga dib-u-dhiska wadada bartamaha Boosaaso. Guddoomiyaha oo lagu magacaabo Sheikh Maxamed Macallin Axmed ayaa waxa goor dhoweyd xabsiga dhigay ciidamada amniga magaalada Boosaso sida ay xaqiijiyeen suxufiyiinta ku sugan halkaasi. Xarigga wadaadka ayaa ku soo beegmay iyadoo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":131213,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-131212","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Puntland oo xabsiga dhigtay guddoomiyiha guddiga dib-u-dhiska wadada Boosaaso - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xabsiga-dhigtay-guddoomiyiha-guddiga-dib-u-dhiska-wadada-boosaaso\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Puntland oo xabsiga dhigtay guddoomiyiha guddiga dib-u-dhiska wadada Boosaaso - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in caawa halkaasi lagu xiray guddoomiyaha guddiga dib-u-dhiska wadada bartamaha Boosaaso. Guddoomiyaha oo lagu magacaabo Sheikh Maxamed Macallin Axmed ayaa waxa goor dhoweyd xabsiga dhigay ciidamada amniga magaalada Boosaso sida ay xaqiijiyeen suxufiyiinta ku sugan halkaasi. Xarigga wadaadka ayaa ku soo beegmay iyadoo ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xabsiga-dhigtay-guddoomiyiha-guddiga-dib-u-dhiska-wadada-boosaaso\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-21T20:06:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/1-124-696x392.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"392\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xabsiga-dhigtay-guddoomiyiha-guddiga-dib-u-dhiska-wadada-boosaaso\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xabsiga-dhigtay-guddoomiyiha-guddiga-dib-u-dhiska-wadada-boosaaso\/\",\"name\":\"Puntland oo xabsiga dhigtay guddoomiyiha guddiga dib-u-dhiska wadada Boosaaso - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xabsiga-dhigtay-guddoomiyiha-guddiga-dib-u-dhiska-wadada-boosaaso\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xabsiga-dhigtay-guddoomiyiha-guddiga-dib-u-dhiska-wadada-boosaaso\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/1-124-696x392.jpg\",\"datePublished\":\"2019-07-21T20:06:17+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xabsiga-dhigtay-guddoomiyiha-guddiga-dib-u-dhiska-wadada-boosaaso\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xabsiga-dhigtay-guddoomiyiha-guddiga-dib-u-dhiska-wadada-boosaaso\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xabsiga-dhigtay-guddoomiyiha-guddiga-dib-u-dhiska-wadada-boosaaso\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/1-124-696x392.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/1-124-696x392.jpg\",\"width\":696,\"height\":392},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xabsiga-dhigtay-guddoomiyiha-guddiga-dib-u-dhiska-wadada-boosaaso\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Puntland oo xabsiga dhigtay guddoomiyiha guddiga dib-u-dhiska wadada Boosaaso\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Puntland oo xabsiga dhigtay guddoomiyiha guddiga dib-u-dhiska wadada Boosaaso - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xabsiga-dhigtay-guddoomiyiha-guddiga-dib-u-dhiska-wadada-boosaaso\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Puntland oo xabsiga dhigtay guddoomiyiha guddiga dib-u-dhiska wadada Boosaaso - Wardoon","og_description":"Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in caawa halkaasi lagu xiray guddoomiyaha guddiga dib-u-dhiska wadada bartamaha Boosaaso. Guddoomiyaha oo lagu magacaabo Sheikh Maxamed Macallin Axmed ayaa waxa goor dhoweyd xabsiga dhigay ciidamada amniga magaalada Boosaso sida ay xaqiijiyeen suxufiyiinta ku sugan halkaasi. Xarigga wadaadka ayaa ku soo beegmay iyadoo ay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xabsiga-dhigtay-guddoomiyiha-guddiga-dib-u-dhiska-wadada-boosaaso\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-21T20:06:17+00:00","og_image":[{"width":696,"height":392,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/1-124-696x392.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xabsiga-dhigtay-guddoomiyiha-guddiga-dib-u-dhiska-wadada-boosaaso\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xabsiga-dhigtay-guddoomiyiha-guddiga-dib-u-dhiska-wadada-boosaaso\/","name":"Puntland oo xabsiga dhigtay guddoomiyiha guddiga dib-u-dhiska wadada Boosaaso - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xabsiga-dhigtay-guddoomiyiha-guddiga-dib-u-dhiska-wadada-boosaaso\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xabsiga-dhigtay-guddoomiyiha-guddiga-dib-u-dhiska-wadada-boosaaso\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/1-124-696x392.jpg","datePublished":"2019-07-21T20:06:17+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xabsiga-dhigtay-guddoomiyiha-guddiga-dib-u-dhiska-wadada-boosaaso\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xabsiga-dhigtay-guddoomiyiha-guddiga-dib-u-dhiska-wadada-boosaaso\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xabsiga-dhigtay-guddoomiyiha-guddiga-dib-u-dhiska-wadada-boosaaso\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/1-124-696x392.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/1-124-696x392.jpg","width":696,"height":392},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xabsiga-dhigtay-guddoomiyiha-guddiga-dib-u-dhiska-wadada-boosaaso\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Puntland oo xabsiga dhigtay guddoomiyiha guddiga dib-u-dhiska wadada Boosaaso"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131212"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=131212"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131212\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":131214,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131212\/revisions\/131214"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/131213"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=131212"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=131212"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=131212"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}