{"id":131343,"date":"2019-07-25T08:48:23","date_gmt":"2019-07-25T06:48:23","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=131343"},"modified":"2019-07-25T08:48:23","modified_gmt":"2019-07-25T06:48:23","slug":"dhagayso-gudoomiye-tuulax-oo-shaaciyey-sir-ku-aadan-qaraxii-xarunta-gobolka-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-gudoomiye-tuulax-oo-shaaciyey-sir-ku-aadan-qaraxii-xarunta-gobolka-banaadir\/","title":{"rendered":"DHAGAYSO Gudoomiye Tuulax oo shaaciyey sir ku aadan qaraxii xarunta gobolka Banaadir"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda ee maamulka gobolka Banaadir Maxamed Cabdullaahi (Tuulax) ayaa shaaciyey sir culus oo ku aadan weerarkii xooganaa ee shalay ka dhacay xarunta dowladda hoose ee Xamar.<\/p>\n<p>Tuulax ayaa sheegay weerarkaasi ay hagayeen dad ku sugan gudaha dhismaha xarunta mamaulka gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu tilmaamay inay baarayaan cida la shaqeyneysay Haweeneyda is qarxisay oo la rumeysan yahay inay ka tirsan tahay shaqaalaha maamulka gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Guddoomiye Maxamed Cabdullaahi (Tuulax) ayaa intaasi ku daray in dib loo baarayo dhaq dhaqaaqa ay duubeen Kaamirooyinka ku xiran xarunta gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Qaraxan oo ay sheegatay Al-Shabaab, islamarkaana ay ku dhinteen guddoomiyeyaal iyo agaasimeyaal heer gobol ayaa waxaa la\u2019is weydiinayaa, sida uu ku suuragalay weerarkaasi.<\/p>\n<p>Amniga xaruntan ayaa si weyn loo ilaalin jiray, iyadoo ay ka howlgalayeen ciidamo gaar ah.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa guddi gaar ah u xilsaartay dhacdadan, kuwaas oo sidoo kale ka shaqeyn doono, sidii loogu gurman lahaa dadka ku waxyeeloobay qaraxaasi.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-131343-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Dhageyso-Guddomiye-Tuulax-\u201cQofka-is-qarxiyay-dad-kale-ayaa-gudaha.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Dhageyso-Guddomiye-Tuulax-\u201cQofka-is-qarxiyay-dad-kale-ayaa-gudaha.mp3\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Dhageyso-Guddomiye-Tuulax-\u201cQofka-is-qarxiyay-dad-kale-ayaa-gudaha.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda ee maamulka gobolka Banaadir Maxamed Cabdullaahi (Tuulax) ayaa shaaciyey sir culus oo ku aadan weerarkii xooganaa ee shalay ka dhacay xarunta dowladda hoose ee Xamar. Tuulax ayaa sheegay weerarkaasi ay hagayeen dad ku sugan gudaha dhismaha xarunta mamaulka gobolka Banaadir. Sidoo kale wuxuu tilmaamay inay baarayaan cida la shaqeyneysay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":131345,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-131343","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DHAGAYSO Gudoomiye Tuulax oo shaaciyey sir ku aadan qaraxii xarunta gobolka Banaadir - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-gudoomiye-tuulax-oo-shaaciyey-sir-ku-aadan-qaraxii-xarunta-gobolka-banaadir\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DHAGAYSO Gudoomiye Tuulax oo shaaciyey sir ku aadan qaraxii xarunta gobolka Banaadir - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda ee maamulka gobolka Banaadir Maxamed Cabdullaahi (Tuulax) ayaa shaaciyey sir culus oo ku aadan weerarkii xooganaa ee shalay ka dhacay xarunta dowladda hoose ee Xamar. Tuulax ayaa sheegay weerarkaasi ay hagayeen dad ku sugan gudaha dhismaha xarunta mamaulka gobolka Banaadir. Sidoo kale wuxuu tilmaamay inay baarayaan cida la shaqeyneysay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-gudoomiye-tuulax-oo-shaaciyey-sir-ku-aadan-qaraxii-xarunta-gobolka-banaadir\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-25T06:48:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/maxresdefault-2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-gudoomiye-tuulax-oo-shaaciyey-sir-ku-aadan-qaraxii-xarunta-gobolka-banaadir\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-gudoomiye-tuulax-oo-shaaciyey-sir-ku-aadan-qaraxii-xarunta-gobolka-banaadir\/\",\"name\":\"DHAGAYSO Gudoomiye Tuulax oo shaaciyey sir ku aadan qaraxii xarunta gobolka Banaadir - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-gudoomiye-tuulax-oo-shaaciyey-sir-ku-aadan-qaraxii-xarunta-gobolka-banaadir\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-gudoomiye-tuulax-oo-shaaciyey-sir-ku-aadan-qaraxii-xarunta-gobolka-banaadir\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/maxresdefault-2.jpg\",\"datePublished\":\"2019-07-25T06:48:23+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-gudoomiye-tuulax-oo-shaaciyey-sir-ku-aadan-qaraxii-xarunta-gobolka-banaadir\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-gudoomiye-tuulax-oo-shaaciyey-sir-ku-aadan-qaraxii-xarunta-gobolka-banaadir\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-gudoomiye-tuulax-oo-shaaciyey-sir-ku-aadan-qaraxii-xarunta-gobolka-banaadir\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/maxresdefault-2.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/maxresdefault-2.jpg\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-gudoomiye-tuulax-oo-shaaciyey-sir-ku-aadan-qaraxii-xarunta-gobolka-banaadir\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DHAGAYSO Gudoomiye Tuulax oo shaaciyey sir ku aadan qaraxii xarunta gobolka Banaadir\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DHAGAYSO Gudoomiye Tuulax oo shaaciyey sir ku aadan qaraxii xarunta gobolka Banaadir - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-gudoomiye-tuulax-oo-shaaciyey-sir-ku-aadan-qaraxii-xarunta-gobolka-banaadir\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DHAGAYSO Gudoomiye Tuulax oo shaaciyey sir ku aadan qaraxii xarunta gobolka Banaadir - Wardoon","og_description":"Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda ee maamulka gobolka Banaadir Maxamed Cabdullaahi (Tuulax) ayaa shaaciyey sir culus oo ku aadan weerarkii xooganaa ee shalay ka dhacay xarunta dowladda hoose ee Xamar. Tuulax ayaa sheegay weerarkaasi ay hagayeen dad ku sugan gudaha dhismaha xarunta mamaulka gobolka Banaadir. Sidoo kale wuxuu tilmaamay inay baarayaan cida la shaqeyneysay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-gudoomiye-tuulax-oo-shaaciyey-sir-ku-aadan-qaraxii-xarunta-gobolka-banaadir\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-25T06:48:23+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/maxresdefault-2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-gudoomiye-tuulax-oo-shaaciyey-sir-ku-aadan-qaraxii-xarunta-gobolka-banaadir\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-gudoomiye-tuulax-oo-shaaciyey-sir-ku-aadan-qaraxii-xarunta-gobolka-banaadir\/","name":"DHAGAYSO Gudoomiye Tuulax oo shaaciyey sir ku aadan qaraxii xarunta gobolka Banaadir - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-gudoomiye-tuulax-oo-shaaciyey-sir-ku-aadan-qaraxii-xarunta-gobolka-banaadir\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-gudoomiye-tuulax-oo-shaaciyey-sir-ku-aadan-qaraxii-xarunta-gobolka-banaadir\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/maxresdefault-2.jpg","datePublished":"2019-07-25T06:48:23+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-gudoomiye-tuulax-oo-shaaciyey-sir-ku-aadan-qaraxii-xarunta-gobolka-banaadir\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-gudoomiye-tuulax-oo-shaaciyey-sir-ku-aadan-qaraxii-xarunta-gobolka-banaadir\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-gudoomiye-tuulax-oo-shaaciyey-sir-ku-aadan-qaraxii-xarunta-gobolka-banaadir\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/maxresdefault-2.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/maxresdefault-2.jpg","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-gudoomiye-tuulax-oo-shaaciyey-sir-ku-aadan-qaraxii-xarunta-gobolka-banaadir\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DHAGAYSO Gudoomiye Tuulax oo shaaciyey sir ku aadan qaraxii xarunta gobolka Banaadir"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131343"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=131343"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131343\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":131346,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131343\/revisions\/131346"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/131345"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=131343"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=131343"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=131343"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}