{"id":131511,"date":"2019-07-29T08:53:06","date_gmt":"2019-07-29T06:53:06","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=131511"},"modified":"2019-07-29T08:53:06","modified_gmt":"2019-07-29T06:53:06","slug":"kheyre-iyo-ahlusunna-oo-heshiis-wada-gaaray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-iyo-ahlusunna-oo-heshiis-wada-gaaray\/","title":{"rendered":"kheyre iyo Ahlusunna oo heshiis wada gaaray"},"content":{"rendered":"<p>Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa kulamo xasaasi ah ay Magalada Dhuusamreeb ee xarunta Maamulka Galmudug uga socdeen Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheyre iyo mas\u2019uuliyiinta ugu sareeysa hogganka Ahlusunna ee ku biiray Maamulka Galmudug,waxana lagu soo waramayaa in kulamadaas la soo geba-gabeeyay.<\/p>\n<p>Kulmada ayaa ka dambeysay,kadib markii Xubnaha Ahlusunna ay diideen in Ciidamo ka socda Dowladda la geeyay Magaalooyinka Dhuusamareeb &amp; Guriceel, iyada oo diyaarad Ciidamo ka qaaday Muqdisho laga soo celiyay garoonka Diyaaradaha Magalada Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Wararka kulamadaas laga helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in labada dhinac ay wada gaareen heshiis is afgarad ah,isla markaana ay qeyb ka tahay in howlihii ka socday magaalada Dhuusamareeb ay sidoodii usii socdaan, sidoo kalana aan deegaanada Galmudug laga geyn Ciidamo ka socda dowladda federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Muddo hadda laga joogo bil iyo dhowr Cisho ayaa dowladda Federaalka ioyo hoggaankii Ahlusunna ee ku biiray Galmudug ay wada gaareen heshiis hoosaad oo aan weli Saxaafada loo soo bandhigin, iyada oo Ciidamadii Ahlusunna lagu biiriyay kuwa Dowladda Soomaaliya,hayeeshee weli ay u muuqato inay ka amar qaatan hoggaanka Ahlusunna.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa kulamo xasaasi ah ay Magalada Dhuusamreeb ee xarunta Maamulka Galmudug uga socdeen Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheyre iyo mas\u2019uuliyiinta ugu sareeysa hogganka Ahlusunna ee ku biiray Maamulka Galmudug,waxana lagu soo waramayaa in kulamadaas la soo geba-gabeeyay. Kulmada ayaa ka dambeysay,kadib markii Xubnaha Ahlusunna ay diideen in Ciidamo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":131512,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-131511","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>kheyre iyo Ahlusunna oo heshiis wada gaaray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-iyo-ahlusunna-oo-heshiis-wada-gaaray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"kheyre iyo Ahlusunna oo heshiis wada gaaray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa kulamo xasaasi ah ay Magalada Dhuusamreeb ee xarunta Maamulka Galmudug uga socdeen Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheyre iyo mas\u2019uuliyiinta ugu sareeysa hogganka Ahlusunna ee ku biiray Maamulka Galmudug,waxana lagu soo waramayaa in kulamadaas la soo geba-gabeeyay. Kulmada ayaa ka dambeysay,kadib markii Xubnaha Ahlusunna ay diideen in Ciidamo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-iyo-ahlusunna-oo-heshiis-wada-gaaray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-29T06:53:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/65273180_2062043214098815_4459709313622999040_n-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"639\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-iyo-ahlusunna-oo-heshiis-wada-gaaray\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-iyo-ahlusunna-oo-heshiis-wada-gaaray\/\",\"name\":\"kheyre iyo Ahlusunna oo heshiis wada gaaray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-iyo-ahlusunna-oo-heshiis-wada-gaaray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-iyo-ahlusunna-oo-heshiis-wada-gaaray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/65273180_2062043214098815_4459709313622999040_n-1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-07-29T06:53:06+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-iyo-ahlusunna-oo-heshiis-wada-gaaray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-iyo-ahlusunna-oo-heshiis-wada-gaaray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-iyo-ahlusunna-oo-heshiis-wada-gaaray\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/65273180_2062043214098815_4459709313622999040_n-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/65273180_2062043214098815_4459709313622999040_n-1.jpg\",\"width\":960,\"height\":639},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-iyo-ahlusunna-oo-heshiis-wada-gaaray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"kheyre iyo Ahlusunna oo heshiis wada gaaray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"kheyre iyo Ahlusunna oo heshiis wada gaaray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-iyo-ahlusunna-oo-heshiis-wada-gaaray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"kheyre iyo Ahlusunna oo heshiis wada gaaray - Wardoon","og_description":"Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa kulamo xasaasi ah ay Magalada Dhuusamreeb ee xarunta Maamulka Galmudug uga socdeen Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheyre iyo mas\u2019uuliyiinta ugu sareeysa hogganka Ahlusunna ee ku biiray Maamulka Galmudug,waxana lagu soo waramayaa in kulamadaas la soo geba-gabeeyay. Kulmada ayaa ka dambeysay,kadib markii Xubnaha Ahlusunna ay diideen in Ciidamo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-iyo-ahlusunna-oo-heshiis-wada-gaaray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-29T06:53:06+00:00","og_image":[{"width":960,"height":639,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/65273180_2062043214098815_4459709313622999040_n-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-iyo-ahlusunna-oo-heshiis-wada-gaaray\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-iyo-ahlusunna-oo-heshiis-wada-gaaray\/","name":"kheyre iyo Ahlusunna oo heshiis wada gaaray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-iyo-ahlusunna-oo-heshiis-wada-gaaray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-iyo-ahlusunna-oo-heshiis-wada-gaaray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/65273180_2062043214098815_4459709313622999040_n-1.jpg","datePublished":"2019-07-29T06:53:06+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-iyo-ahlusunna-oo-heshiis-wada-gaaray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-iyo-ahlusunna-oo-heshiis-wada-gaaray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-iyo-ahlusunna-oo-heshiis-wada-gaaray\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/65273180_2062043214098815_4459709313622999040_n-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/65273180_2062043214098815_4459709313622999040_n-1.jpg","width":960,"height":639},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-iyo-ahlusunna-oo-heshiis-wada-gaaray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"kheyre iyo Ahlusunna oo heshiis wada gaaray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131511"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=131511"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131511\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":131513,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131511\/revisions\/131513"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/131512"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=131511"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=131511"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=131511"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}