{"id":131536,"date":"2019-07-29T23:06:55","date_gmt":"2019-07-29T21:06:55","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=131536"},"modified":"2019-07-29T23:06:55","modified_gmt":"2019-07-29T21:06:55","slug":"muuse-biixi-oo-kaqayliyay-ciidamo-lagu-laayay-ceel-afwayn-video","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-kaqayliyay-ciidamo-lagu-laayay-ceel-afwayn-video\/","title":{"rendered":"Muuse Biixi oo kaqayliyay ciidamo lagu laayay Ceel Afwayn +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta si adag uga hadlay ciidamo ka tirsan kuwa Somaliland oo lagu laayey degmada Ceel-Afweyn.<\/p>\n<p>Madaxweyne Biixi ayaa sheegay inaysan marnaba u dul-qaadan doonin in macno la\u2019aan lagu laayo ciidamada Somaliland, isla mrkaana talaabo adag laga qaadi doono cidkasta oo isku dayda inay waxyeelo u geysato ciidamada.<\/p>\n<p>Madaxweynaha oo arrintaasi ka hadlayana wuxuu yiri \u201cWaxan tacsi u dirayaa ciidankii qaranka Booliska ee lagu laayey Ceel-Afweyn, oo aan la garaneyn sababta loo laayey, kuwii dhintay Allaha u naxariisto, kuwa noolna Allaha noo cafimadiyo\u201d.<\/p>\n<p>\u201cGaran mayno wax ciidankaa lagu laayey, wax dhibaato ah oo ciidankaas iskugu yimaadan oo lagu laayo oo maanta la qiri karaa ma jirto, cisho dhoweyd unbey aheyd markii hore loo laayey Saraakiishii booliska ee jeelka iyagana wax lagu laayey la garaneyn\u201d.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa la yaab leh in Cid ama Reer uu ciidanka qaranku si dhib yar iskaga laayo, dabadeetana haddii qaranku dul-qaato uu yidhaahdo bal \u2018nabada ha la ilaaliyo oo halkan ha loo wareego\u2019 inay noqoto wado xalaala in ciidankii qaranka la laayo maalin walba\u201d.<\/p>\n<p>Wuxuuna intaas kusii daray \u201cReerihiina ay labo jilib kala baqdaan oo ninku haduu qolo yahay aan la taaban karin oo reerkooga laga baqanaayo, haduu qarankii yahayna lagu soo dag-dagaayo bilaa micno lagu dilaayo wax dhici kara maaha\u201d.<\/p>\n<p>\u201cWaxaanu ka qaadeyna reeraha leynaya ciidanka qaranka wax aynaan kula bur-burin, ninka gardarana ku qabano, aad iyo aadna wan uga xumahay mana sii socon karto, markaasna waa in dambiilihii la qabtaa oo gacantii gacan ka weyn loo geysan\u201d.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/yseTFrZr2o0\" width=\"860\" height=\"730\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta si adag uga hadlay ciidamo ka tirsan kuwa Somaliland oo lagu laayey degmada Ceel-Afweyn. Madaxweyne Biixi ayaa sheegay inaysan marnaba u dul-qaadan doonin in macno la\u2019aan lagu laayo ciidamada Somaliland, isla mrkaana talaabo adag laga qaadi doono cidkasta oo isku dayda inay waxyeelo u geysato ciidamada. Madaxweynaha oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":131537,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-131536","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Muuse Biixi oo kaqayliyay ciidamo lagu laayay Ceel Afwayn +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-kaqayliyay-ciidamo-lagu-laayay-ceel-afwayn-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Muuse Biixi oo kaqayliyay ciidamo lagu laayay Ceel Afwayn +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta si adag uga hadlay ciidamo ka tirsan kuwa Somaliland oo lagu laayey degmada Ceel-Afweyn. Madaxweyne Biixi ayaa sheegay inaysan marnaba u dul-qaadan doonin in macno la\u2019aan lagu laayo ciidamada Somaliland, isla mrkaana talaabo adag laga qaadi doono cidkasta oo isku dayda inay waxyeelo u geysato ciidamada. Madaxweynaha oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-kaqayliyay-ciidamo-lagu-laayay-ceel-afwayn-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-29T21:06:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-59.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"518\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"297\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-kaqayliyay-ciidamo-lagu-laayay-ceel-afwayn-video\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-kaqayliyay-ciidamo-lagu-laayay-ceel-afwayn-video\/\",\"name\":\"Muuse Biixi oo kaqayliyay ciidamo lagu laayay Ceel Afwayn +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-kaqayliyay-ciidamo-lagu-laayay-ceel-afwayn-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-kaqayliyay-ciidamo-lagu-laayay-ceel-afwayn-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-59.png\",\"datePublished\":\"2019-07-29T21:06:55+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-kaqayliyay-ciidamo-lagu-laayay-ceel-afwayn-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-kaqayliyay-ciidamo-lagu-laayay-ceel-afwayn-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-kaqayliyay-ciidamo-lagu-laayay-ceel-afwayn-video\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-59.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-59.png\",\"width\":518,\"height\":297},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-kaqayliyay-ciidamo-lagu-laayay-ceel-afwayn-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Muuse Biixi oo kaqayliyay ciidamo lagu laayay Ceel Afwayn +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Muuse Biixi oo kaqayliyay ciidamo lagu laayay Ceel Afwayn +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-kaqayliyay-ciidamo-lagu-laayay-ceel-afwayn-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Muuse Biixi oo kaqayliyay ciidamo lagu laayay Ceel Afwayn +VIDEO - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta si adag uga hadlay ciidamo ka tirsan kuwa Somaliland oo lagu laayey degmada Ceel-Afweyn. Madaxweyne Biixi ayaa sheegay inaysan marnaba u dul-qaadan doonin in macno la\u2019aan lagu laayo ciidamada Somaliland, isla mrkaana talaabo adag laga qaadi doono cidkasta oo isku dayda inay waxyeelo u geysato ciidamada. Madaxweynaha oo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-kaqayliyay-ciidamo-lagu-laayay-ceel-afwayn-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-29T21:06:55+00:00","og_image":[{"width":518,"height":297,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-59.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-kaqayliyay-ciidamo-lagu-laayay-ceel-afwayn-video\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-kaqayliyay-ciidamo-lagu-laayay-ceel-afwayn-video\/","name":"Muuse Biixi oo kaqayliyay ciidamo lagu laayay Ceel Afwayn +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-kaqayliyay-ciidamo-lagu-laayay-ceel-afwayn-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-kaqayliyay-ciidamo-lagu-laayay-ceel-afwayn-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-59.png","datePublished":"2019-07-29T21:06:55+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-kaqayliyay-ciidamo-lagu-laayay-ceel-afwayn-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-kaqayliyay-ciidamo-lagu-laayay-ceel-afwayn-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-kaqayliyay-ciidamo-lagu-laayay-ceel-afwayn-video\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-59.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-59.png","width":518,"height":297},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-kaqayliyay-ciidamo-lagu-laayay-ceel-afwayn-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Muuse Biixi oo kaqayliyay ciidamo lagu laayay Ceel Afwayn +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131536"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=131536"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131536\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":131538,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131536\/revisions\/131538"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/131537"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=131536"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=131536"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=131536"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}