{"id":131540,"date":"2019-07-30T09:07:37","date_gmt":"2019-07-30T07:07:37","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=131540"},"modified":"2019-07-30T09:07:37","modified_gmt":"2019-07-30T07:07:37","slug":"guddiga-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-cadaado-tagay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-cadaado-tagay\/","title":{"rendered":"Guddiga Shirka Dib u heshiisiinta Galmudug oo  Cadaado tagay"},"content":{"rendered":"<p>Magalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa xalay waxaa ku hoyday Xubnaha Guddiga qaban qaabada shirka dib u heshiisiinta beelaha dega Deegaanada Galmudug,kuwaas oo maalmahaan ku sugnaa Magalada Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Guddiga oo deegaannada Galmudug ka wada wadatashiyo ayaa la filayaa in Maanta oo talaado ah inay la kulmaan Odayaasha iyo Waxgaradka Magalada Cadaado.<\/p>\n<p>Labada dhinac ayaa waxaa ay ka wada hadli doonaan Arimo la xiriira shirka dib u heshiisiinta deegaannada Galmudug iyo sidii reer Gaalkacyo ugu qeyb gali lahayeen gogosha dib u heshiisiinta ee taalla Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Guddiga qaban-qaabada shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug ayaa socdaalkooda horay ugu soo maray Xeraale Huurshe, Balanbal iyo Caabuud-waaq iyo gaalkacyo, waxaana dhammaan deegaannadii ay tageen waxgaradka ku nool ay la wadaageen qorshaha ay wadaan.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-131540 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-cadaado-tagay\/67379986_1674282269382217_2653442804197359616_n\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"640\" height=\"427\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67379986_1674282269382217_2653442804197359616_n.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67379986_1674282269382217_2653442804197359616_n.jpg 640w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67379986_1674282269382217_2653442804197359616_n-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-cadaado-tagay\/guddiga-1-2\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"696\" height=\"522\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Guddiga-1.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Guddiga-1.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Guddiga-1-300x225.png 300w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa xalay waxaa ku hoyday Xubnaha Guddiga qaban qaabada shirka dib u heshiisiinta beelaha dega Deegaanada Galmudug,kuwaas oo maalmahaan ku sugnaa Magalada Gaalkacyo. Guddiga oo deegaannada Galmudug ka wada wadatashiyo ayaa la filayaa in Maanta oo talaado ah inay la kulmaan Odayaasha iyo Waxgaradka Magalada Cadaado. Labada dhinac ayaa waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":131542,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-131540","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddiga Shirka Dib u heshiisiinta Galmudug oo Cadaado tagay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-cadaado-tagay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddiga Shirka Dib u heshiisiinta Galmudug oo Cadaado tagay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Magalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa xalay waxaa ku hoyday Xubnaha Guddiga qaban qaabada shirka dib u heshiisiinta beelaha dega Deegaanada Galmudug,kuwaas oo maalmahaan ku sugnaa Magalada Gaalkacyo. Guddiga oo deegaannada Galmudug ka wada wadatashiyo ayaa la filayaa in Maanta oo talaado ah inay la kulmaan Odayaasha iyo Waxgaradka Magalada Cadaado. Labada dhinac ayaa waxaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-cadaado-tagay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-30T07:07:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Guddiga-1.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"522\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-cadaado-tagay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-cadaado-tagay\/\",\"name\":\"Guddiga Shirka Dib u heshiisiinta Galmudug oo Cadaado tagay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-cadaado-tagay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-cadaado-tagay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Guddiga-1.png\",\"datePublished\":\"2019-07-30T07:07:37+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-cadaado-tagay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-cadaado-tagay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-cadaado-tagay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Guddiga-1.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Guddiga-1.png\",\"width\":696,\"height\":522},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-cadaado-tagay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddiga Shirka Dib u heshiisiinta Galmudug oo Cadaado tagay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddiga Shirka Dib u heshiisiinta Galmudug oo Cadaado tagay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-cadaado-tagay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddiga Shirka Dib u heshiisiinta Galmudug oo Cadaado tagay - Wardoon","og_description":"Magalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa xalay waxaa ku hoyday Xubnaha Guddiga qaban qaabada shirka dib u heshiisiinta beelaha dega Deegaanada Galmudug,kuwaas oo maalmahaan ku sugnaa Magalada Gaalkacyo. Guddiga oo deegaannada Galmudug ka wada wadatashiyo ayaa la filayaa in Maanta oo talaado ah inay la kulmaan Odayaasha iyo Waxgaradka Magalada Cadaado. Labada dhinac ayaa waxaa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-cadaado-tagay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-30T07:07:37+00:00","og_image":[{"width":696,"height":522,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Guddiga-1.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-cadaado-tagay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-cadaado-tagay\/","name":"Guddiga Shirka Dib u heshiisiinta Galmudug oo Cadaado tagay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-cadaado-tagay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-cadaado-tagay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Guddiga-1.png","datePublished":"2019-07-30T07:07:37+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-cadaado-tagay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-cadaado-tagay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-cadaado-tagay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Guddiga-1.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Guddiga-1.png","width":696,"height":522},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-cadaado-tagay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddiga Shirka Dib u heshiisiinta Galmudug oo Cadaado tagay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131540"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=131540"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131540\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":131543,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131540\/revisions\/131543"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/131542"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=131540"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=131540"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=131540"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}