{"id":131544,"date":"2019-07-30T09:12:46","date_gmt":"2019-07-30T07:12:46","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=131544"},"modified":"2019-07-30T09:37:22","modified_gmt":"2019-07-30T07:37:22","slug":"daawo-sheekh-cali-wajiis-oo-beeniyay-warbixin-uu-horay-usiiyay-wargeyska-alwaddan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-cali-wajiis-oo-beeniyay-warbixin-uu-horay-usiiyay-wargeyska-alwaddan\/","title":{"rendered":"DAAWO Sheekh Cali Wajiis oo beeniyay Warbixin uu horay usiiyay Wargeyska Alwaddan"},"content":{"rendered":"<p>Lataliyaha Madaxweynaha Soomaaliya ee Arrimaha Carabta iyo Islaamka Sheekh Cali Maxamuud Xassan (Wajiis) ayaa beeniyay warbixin lagu daabacay wargeyska Alwaddan ee kasoo baxa Dalka Sucuudiga, taas oo lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay ku tuhunsan tahay dowladda Qatar taageeridda Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Sheekh Cali oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in wargeyskan uu fasiraad khaldan ka bixiyey wareysiga uu siiyey, iyadoona la marin habaabiyey nuxurka hadalladkiisa.<\/p>\n<p>Lataliyaha Madaxweyne Soomaaliya ee Arrimaha Carabta iyo Islaamka ayaa tilmaamay in aysan Soomaaliya xamili karin in loo soo tallaalo khilaafyada Gobolka, balse taas baddelkeed ay u baahan tahay in si muuqda loo garab siiyo, looguna taageero shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed sidii ay mar kale cagahooda ugu istaagi lahaayeen.<\/p>\n<p>\u201cXiriirka u dhaxeeya Soomaaliya iyo dalka Boqortooyada Sucuudiga ma ahan mid uu saameynayo marin habaabinta uu sameeyey wariyaha diyaariyey warbixintan, si taas la mid ah ayeysan waxyeello ku noqonayn warbixintan la marin habaabiyey xiriirka aan la wadaagno dowladda Qatar, sababtoo ah dhammaan dalalka Carabta ee aan bahwadaagta nahay waxaan la wadaagnaa xiriir walaaltinimo oo wanaagsan.\u201d<\/p>\n<p>Sheekh Cali Wajiis ayaa xusay mowqifka wanaagsan ee dadka Soomaaliyeed ay ka taagan yihiin khilaafyada dalalka aan bahwadaagta nahay, mowqifkaas oo ku saleysan dhexdhexaadnimo iyo in laga shaqeeyo isu soo dhaweynta, heshiisiinta iyo xoojinta iskaashiga walaaltinimo ee lama huraanka u ah horumarka iyo xasilloonida Gobalka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/OtUSQIH5KxQ\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" data-mce-type=\"bookmark\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-131544 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-cali-wajiis-oo-beeniyay-warbixin-uu-horay-usiiyay-wargeyska-alwaddan\/67321730_1298289483673557_2747266081310638080_n\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"750\" height=\"375\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67321730_1298289483673557_2747266081310638080_n.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67321730_1298289483673557_2747266081310638080_n.jpg 750w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67321730_1298289483673557_2747266081310638080_n-300x150.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-cali-wajiis-oo-beeniyay-warbixin-uu-horay-usiiyay-wargeyska-alwaddan\/67373691_1298289453673560_2792236897160658944_n\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"571\" height=\"324\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67373691_1298289453673560_2792236897160658944_n.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67373691_1298289453673560_2792236897160658944_n.jpg 571w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67373691_1298289453673560_2792236897160658944_n-300x170.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 571px) 100vw, 571px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Lataliyaha Madaxweynaha Soomaaliya ee Arrimaha Carabta iyo Islaamka Sheekh Cali Maxamuud Xassan (Wajiis) ayaa beeniyay warbixin lagu daabacay wargeyska Alwaddan ee kasoo baxa Dalka Sucuudiga, taas oo lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay ku tuhunsan tahay dowladda Qatar taageeridda Al-Shabaab. Sheekh Cali oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in wargeyskan uu fasiraad khaldan ka bixiyey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":131545,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-131544","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Sheekh Cali Wajiis oo beeniyay Warbixin uu horay usiiyay Wargeyska Alwaddan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-cali-wajiis-oo-beeniyay-warbixin-uu-horay-usiiyay-wargeyska-alwaddan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Sheekh Cali Wajiis oo beeniyay Warbixin uu horay usiiyay Wargeyska Alwaddan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Lataliyaha Madaxweynaha Soomaaliya ee Arrimaha Carabta iyo Islaamka Sheekh Cali Maxamuud Xassan (Wajiis) ayaa beeniyay warbixin lagu daabacay wargeyska Alwaddan ee kasoo baxa Dalka Sucuudiga, taas oo lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay ku tuhunsan tahay dowladda Qatar taageeridda Al-Shabaab. Sheekh Cali oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in wargeyskan uu fasiraad khaldan ka bixiyey [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-cali-wajiis-oo-beeniyay-warbixin-uu-horay-usiiyay-wargeyska-alwaddan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-30T07:12:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-07-30T07:37:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-60.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"834\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"590\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-cali-wajiis-oo-beeniyay-warbixin-uu-horay-usiiyay-wargeyska-alwaddan\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-cali-wajiis-oo-beeniyay-warbixin-uu-horay-usiiyay-wargeyska-alwaddan\/\",\"name\":\"DAAWO Sheekh Cali Wajiis oo beeniyay Warbixin uu horay usiiyay Wargeyska Alwaddan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-cali-wajiis-oo-beeniyay-warbixin-uu-horay-usiiyay-wargeyska-alwaddan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-cali-wajiis-oo-beeniyay-warbixin-uu-horay-usiiyay-wargeyska-alwaddan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-60.png\",\"datePublished\":\"2019-07-30T07:12:46+00:00\",\"dateModified\":\"2019-07-30T07:37:22+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-cali-wajiis-oo-beeniyay-warbixin-uu-horay-usiiyay-wargeyska-alwaddan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-cali-wajiis-oo-beeniyay-warbixin-uu-horay-usiiyay-wargeyska-alwaddan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-cali-wajiis-oo-beeniyay-warbixin-uu-horay-usiiyay-wargeyska-alwaddan\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-60.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-60.png\",\"width\":834,\"height\":590},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-cali-wajiis-oo-beeniyay-warbixin-uu-horay-usiiyay-wargeyska-alwaddan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Sheekh Cali Wajiis oo beeniyay Warbixin uu horay usiiyay Wargeyska Alwaddan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Sheekh Cali Wajiis oo beeniyay Warbixin uu horay usiiyay Wargeyska Alwaddan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-cali-wajiis-oo-beeniyay-warbixin-uu-horay-usiiyay-wargeyska-alwaddan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Sheekh Cali Wajiis oo beeniyay Warbixin uu horay usiiyay Wargeyska Alwaddan - Wardoon","og_description":"Lataliyaha Madaxweynaha Soomaaliya ee Arrimaha Carabta iyo Islaamka Sheekh Cali Maxamuud Xassan (Wajiis) ayaa beeniyay warbixin lagu daabacay wargeyska Alwaddan ee kasoo baxa Dalka Sucuudiga, taas oo lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay ku tuhunsan tahay dowladda Qatar taageeridda Al-Shabaab. Sheekh Cali oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in wargeyskan uu fasiraad khaldan ka bixiyey [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-cali-wajiis-oo-beeniyay-warbixin-uu-horay-usiiyay-wargeyska-alwaddan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-30T07:12:46+00:00","article_modified_time":"2019-07-30T07:37:22+00:00","og_image":[{"width":834,"height":590,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-60.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-cali-wajiis-oo-beeniyay-warbixin-uu-horay-usiiyay-wargeyska-alwaddan\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-cali-wajiis-oo-beeniyay-warbixin-uu-horay-usiiyay-wargeyska-alwaddan\/","name":"DAAWO Sheekh Cali Wajiis oo beeniyay Warbixin uu horay usiiyay Wargeyska Alwaddan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-cali-wajiis-oo-beeniyay-warbixin-uu-horay-usiiyay-wargeyska-alwaddan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-cali-wajiis-oo-beeniyay-warbixin-uu-horay-usiiyay-wargeyska-alwaddan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-60.png","datePublished":"2019-07-30T07:12:46+00:00","dateModified":"2019-07-30T07:37:22+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-cali-wajiis-oo-beeniyay-warbixin-uu-horay-usiiyay-wargeyska-alwaddan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-cali-wajiis-oo-beeniyay-warbixin-uu-horay-usiiyay-wargeyska-alwaddan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-cali-wajiis-oo-beeniyay-warbixin-uu-horay-usiiyay-wargeyska-alwaddan\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-60.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-60.png","width":834,"height":590},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-cali-wajiis-oo-beeniyay-warbixin-uu-horay-usiiyay-wargeyska-alwaddan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Sheekh Cali Wajiis oo beeniyay Warbixin uu horay usiiyay Wargeyska Alwaddan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131544"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=131544"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131544\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":131571,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131544\/revisions\/131571"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/131545"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=131544"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=131544"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=131544"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}