{"id":131573,"date":"2019-07-30T10:06:24","date_gmt":"2019-07-30T08:06:24","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=131573"},"modified":"2019-07-30T10:06:24","modified_gmt":"2019-07-30T08:06:24","slug":"ahlu-sunna-oo-soo-saartay-amaro-culus","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-soo-saartay-amaro-culus\/","title":{"rendered":"Ahlu-sunna oo soo saartay amaro culus"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka Ahlu-Sunna Waljamaac ayaa soo saaray awaamiir culus oo la xariirta amniga magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug.<\/p>\n<p>Saraakiisha ciidamada Ahlu-Sunna iyo kuwa dowladda ayaa si wadajir ah u soo saaray go\u2019aanno oo ka kooban illaa 10 qodob, kuwaas oo wax looga qabanayo nabad galyada.<\/p>\n<p><strong>Qodobada ayaa waxaa ay u qornaayeen:<\/strong><\/p>\n<p>1- Muwaadinka iska iibinaya gaarigiisa, kuna sugan gudaha Dhuusamareeb waa in uu ku soo wargeliyaa Xafiisyada qaabilsan diiwaangelinta gaadiidka ee labada xafiis.<\/p>\n<p>2- Qofka leh gaadiidka waa in uu gaarigiisa ku xiraa Taargada maamulka lamana ogolaan doono gaari aan laheyn Taargo oo ah aqoonsiga uu gaariga ku shaqeeyo.<\/p>\n<p>3- Shirkad ama shaqsi iska leh milkiyadad guri ku yaalla Caasimada Dhuusamareeb rabana inuu ijaarto (kireeysto) waa inuu la soo xiriiro ama tago talisyada hay\u2019adaha amniga si loola socdo dhaq dhaqaaqa cida dagaysa guriga sida, shirkad, hay\u2019ad, INGO, mas\u2019uuliyiin ama shaqsi oska caadi ah.<\/p>\n<p>4- Cidii kireeysa guri aysan la socodsiin hay\u2019adaha amniga, iyada ayaa mas\u2019uul ka noqon doonto wixii gurigaas lagu qabto ama lagu arko, kuwaas oo la xiriira arrimo nabadgelyo darro.<\/p>\n<p>5- Qofkii la qabto, isaga oo hub ku dhex wata magaalada Dhuusamareeb sida Qori, Bistoolad, ama Bambo aan laheyn sumad loo raaco isaga iyo hubkiisaba waxaa la wareegi doona hay\u2019adaha amniga ee ku sugan Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>6- Gaadiidka ay ku dhegan yihiin muraayadaha Madow (Bensalka) waxaa lagu wargelinayaa inay iska diiwaan geliyaan talisyada amniga si loo siiyo aqoonsiga Beensalka ama u ogolaanaya in gaadiidkooda ay ku dhejiyaan muraayadaha madow.<\/p>\n<p>7- Gaarigii ku dhex socda xawaare ama karaar kabadan 20 saacad socodka gaariga gudaha magaalada waxaa loo arki doona gaari ka qeyb qaadanaya qalqal galinta amniga.<\/p>\n<p>8: Qof walba waxaa laga codsanayaa inay si buuxda ula shaqeyso hay\u2019adaha amniga, si loo ilaaliyo badqabka muwaadinka naftiisa iyo maalkisa intaba.<\/p>\n<p>9- Qofkii arka gaari, goob, ama shaqsi uu ka shakiyo waa inuu si deg deg ah ula xariiro hay\u2019adaha amniga si Loo baajiyo qatar laga yaabo inay mahadho reebto ama dhibaato culus u keento bulshada magaalada Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>10- Askari kasta ee ka tirsan xero ka mid ah qeybaha ciidanka ee soo baxaya waa inuu soo qaataa aqonsigiisa ciidanimo si aysan u dhicin is-maandhaaf iyo isku ekeyn xiliyada howlgalladu socdaan.<\/p>\n<p>Go\u2019aannadan ayaa ku soo aadaya, xilli dhawaan magaalada Dhuusamareeb uu ka furmayo shirweynaha dib u heshiisiinta maamulka Galmudug.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Ahlu-Sunna Waljamaac ayaa soo saaray awaamiir culus oo la xariirta amniga magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug. Saraakiisha ciidamada Ahlu-Sunna iyo kuwa dowladda ayaa si wadajir ah u soo saaray go\u2019aanno oo ka kooban illaa 10 qodob, kuwaas oo wax looga qabanayo nabad galyada. Qodobada ayaa waxaa ay u qornaayeen: 1- Muwaadinka iska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":131453,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-131573","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ahlu-sunna oo soo saartay amaro culus - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-soo-saartay-amaro-culus\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ahlu-sunna oo soo saartay amaro culus - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maamulka Ahlu-Sunna Waljamaac ayaa soo saaray awaamiir culus oo la xariirta amniga magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug. Saraakiisha ciidamada Ahlu-Sunna iyo kuwa dowladda ayaa si wadajir ah u soo saaray go\u2019aanno oo ka kooban illaa 10 qodob, kuwaas oo wax looga qabanayo nabad galyada. Qodobada ayaa waxaa ay u qornaayeen: 1- Muwaadinka iska [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-soo-saartay-amaro-culus\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-30T08:06:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/shaakir.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"675\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-soo-saartay-amaro-culus\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-soo-saartay-amaro-culus\/\",\"name\":\"Ahlu-sunna oo soo saartay amaro culus - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-soo-saartay-amaro-culus\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-soo-saartay-amaro-culus\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/shaakir.jpg\",\"datePublished\":\"2019-07-30T08:06:24+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-soo-saartay-amaro-culus\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-soo-saartay-amaro-culus\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-soo-saartay-amaro-culus\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/shaakir.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/shaakir.jpg\",\"width\":1200,\"height\":675},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-soo-saartay-amaro-culus\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ahlu-sunna oo soo saartay amaro culus\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ahlu-sunna oo soo saartay amaro culus - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-soo-saartay-amaro-culus\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ahlu-sunna oo soo saartay amaro culus - Wardoon","og_description":"Maamulka Ahlu-Sunna Waljamaac ayaa soo saaray awaamiir culus oo la xariirta amniga magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug. Saraakiisha ciidamada Ahlu-Sunna iyo kuwa dowladda ayaa si wadajir ah u soo saaray go\u2019aanno oo ka kooban illaa 10 qodob, kuwaas oo wax looga qabanayo nabad galyada. Qodobada ayaa waxaa ay u qornaayeen: 1- Muwaadinka iska [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-soo-saartay-amaro-culus\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-30T08:06:24+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":675,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/shaakir.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-soo-saartay-amaro-culus\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-soo-saartay-amaro-culus\/","name":"Ahlu-sunna oo soo saartay amaro culus - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-soo-saartay-amaro-culus\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-soo-saartay-amaro-culus\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/shaakir.jpg","datePublished":"2019-07-30T08:06:24+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-soo-saartay-amaro-culus\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-soo-saartay-amaro-culus\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-soo-saartay-amaro-culus\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/shaakir.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/shaakir.jpg","width":1200,"height":675},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-soo-saartay-amaro-culus\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ahlu-sunna oo soo saartay amaro culus"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131573"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=131573"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131573\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":131574,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131573\/revisions\/131574"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/131453"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=131573"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=131573"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=131573"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}