{"id":131634,"date":"2019-08-01T07:46:55","date_gmt":"2019-08-01T05:46:55","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=131634"},"modified":"2019-08-01T07:46:55","modified_gmt":"2019-08-01T05:46:55","slug":"suldaan-rashiid-durre-oo-lagu-dila-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/suldaan-rashiid-durre-oo-lagu-dila-kismaayo\/","title":{"rendered":"Suldaan Rashiid Durre oo lagu dila Kismaayo"},"content":{"rendered":"<p>Rag hubeysan ayaa xalay salaadii Maqrib kadib waxaa ay Nabadoon Caan ka ahaa deegaananda Jubbooyinka ay xalay ku toogteen Magalada kismaayo ee Xarunta KMG ah ee Dowlad Goboleedka Jubbaland.<\/p>\n<p>Nabadoonka oo lagu Magacaabi jiray Suldaan Rashiid Dhurre Cumar ayaa xilligii la dilayay waxa uu kasoo baxay Masjid uu kusoo dukaday Salaadii Maqrib oo ku yaalla halka loo yaqaano Dalcad oo ka tirsan Magaalda Kismaayo,waxaana la sheegay in rasaas ay ka haleeshay qeybaah sare ee jirkiisa.<\/p>\n<p>Wararka ayaa waxaa ay intaasi ku darayaan in marka hore Nabadoonka uu soo gaaray dhaawac culus, iyda oo markii dambe uu dhaawicii ugu geeriyooday Isbitaalka Magalada Kismaayo oo ay geeyeen dad ka mid ah eheladiisa.<\/p>\n<p>Sidoo kale wararka qaar ee la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in Nabadoonka dilkiisa uu ka dambeeyay Nin ku hubeysnaa Qoriga AK47, isla markana rasaastii uu furay ay sidoo kale laba ruux ku dhaawacmeen.<\/p>\n<p>Suldaan Rashiid Dhurre Cumar ayaa ka mid ahaa Odayaasha Dhaqanka ugu caansan deegaannada jubbaland,waxaana la sheegay in uu ka mid ahaa Odayaasha dhaqanka ee diidanaa qodobada ay dhowaan soo saareen guddiga doorashada Jubaland kuwaasoo uu kamid yahay in Odayaashu ay Saddex qof u soo gudbiyaan guddiga doorashada si ay iyaga uga xushaan qofka Xildhibaanka noqonaya.<\/p>\n<p>Ilaa iyo hadda majirto cid sheegatay mas\u2019uuliyadda dilka xalay Magalada Kismaayo loogu geystay Suldaan Rashiid Dhurre Cumar,waxaana howlgallo baaritaano ah oo aan weli dad lagu soo qaban,waxaana siweyn dilkaas looga dareemay Magalada Kismaayo iyo guud ahaan deegaannada Jubbaland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Rag hubeysan ayaa xalay salaadii Maqrib kadib waxaa ay Nabadoon Caan ka ahaa deegaananda Jubbooyinka ay xalay ku toogteen Magalada kismaayo ee Xarunta KMG ah ee Dowlad Goboleedka Jubbaland. Nabadoonka oo lagu Magacaabi jiray Suldaan Rashiid Dhurre Cumar ayaa xilligii la dilayay waxa uu kasoo baxay Masjid uu kusoo dukaday Salaadii Maqrib oo ku yaalla [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":131635,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-131634","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Suldaan Rashiid Durre oo lagu dila Kismaayo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/suldaan-rashiid-durre-oo-lagu-dila-kismaayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Suldaan Rashiid Durre oo lagu dila Kismaayo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Rag hubeysan ayaa xalay salaadii Maqrib kadib waxaa ay Nabadoon Caan ka ahaa deegaananda Jubbooyinka ay xalay ku toogteen Magalada kismaayo ee Xarunta KMG ah ee Dowlad Goboleedka Jubbaland. Nabadoonka oo lagu Magacaabi jiray Suldaan Rashiid Dhurre Cumar ayaa xilligii la dilayay waxa uu kasoo baxay Masjid uu kusoo dukaday Salaadii Maqrib oo ku yaalla [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/suldaan-rashiid-durre-oo-lagu-dila-kismaayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-08-01T05:46:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/SULDAAN-696x305.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"374\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/suldaan-rashiid-durre-oo-lagu-dila-kismaayo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/suldaan-rashiid-durre-oo-lagu-dila-kismaayo\/\",\"name\":\"Suldaan Rashiid Durre oo lagu dila Kismaayo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/suldaan-rashiid-durre-oo-lagu-dila-kismaayo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/suldaan-rashiid-durre-oo-lagu-dila-kismaayo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/SULDAAN-696x305.jpg\",\"datePublished\":\"2019-08-01T05:46:55+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/suldaan-rashiid-durre-oo-lagu-dila-kismaayo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/suldaan-rashiid-durre-oo-lagu-dila-kismaayo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/suldaan-rashiid-durre-oo-lagu-dila-kismaayo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/SULDAAN-696x305.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/SULDAAN-696x305.jpg\",\"width\":640,\"height\":374,\"caption\":\"?????????????????????????????????????????????????????????\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/suldaan-rashiid-durre-oo-lagu-dila-kismaayo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Suldaan Rashiid Durre oo lagu dila Kismaayo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Suldaan Rashiid Durre oo lagu dila Kismaayo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/suldaan-rashiid-durre-oo-lagu-dila-kismaayo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Suldaan Rashiid Durre oo lagu dila Kismaayo - Wardoon","og_description":"Rag hubeysan ayaa xalay salaadii Maqrib kadib waxaa ay Nabadoon Caan ka ahaa deegaananda Jubbooyinka ay xalay ku toogteen Magalada kismaayo ee Xarunta KMG ah ee Dowlad Goboleedka Jubbaland. Nabadoonka oo lagu Magacaabi jiray Suldaan Rashiid Dhurre Cumar ayaa xilligii la dilayay waxa uu kasoo baxay Masjid uu kusoo dukaday Salaadii Maqrib oo ku yaalla [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/suldaan-rashiid-durre-oo-lagu-dila-kismaayo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-08-01T05:46:55+00:00","og_image":[{"width":640,"height":374,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/SULDAAN-696x305.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/suldaan-rashiid-durre-oo-lagu-dila-kismaayo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/suldaan-rashiid-durre-oo-lagu-dila-kismaayo\/","name":"Suldaan Rashiid Durre oo lagu dila Kismaayo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/suldaan-rashiid-durre-oo-lagu-dila-kismaayo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/suldaan-rashiid-durre-oo-lagu-dila-kismaayo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/SULDAAN-696x305.jpg","datePublished":"2019-08-01T05:46:55+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/suldaan-rashiid-durre-oo-lagu-dila-kismaayo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/suldaan-rashiid-durre-oo-lagu-dila-kismaayo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/suldaan-rashiid-durre-oo-lagu-dila-kismaayo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/SULDAAN-696x305.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/SULDAAN-696x305.jpg","width":640,"height":374,"caption":"?????????????????????????????????????????????????????????"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/suldaan-rashiid-durre-oo-lagu-dila-kismaayo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Suldaan Rashiid Durre oo lagu dila Kismaayo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131634"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=131634"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131634\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":131636,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131634\/revisions\/131636"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/131635"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=131634"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=131634"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=131634"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}