{"id":131712,"date":"2019-08-02T12:10:54","date_gmt":"2019-08-02T10:10:54","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=131712"},"modified":"2019-08-02T12:10:54","modified_gmt":"2019-08-02T10:10:54","slug":"waqtiga-laaasayo-marxuum-yariisow-oo-la-shaaciyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/waqtiga-laaasayo-marxuum-yariisow-oo-la-shaaciyay\/","title":{"rendered":"Waqtiga la\u2019aasayo Marxuum Yariisow oo la shaaciyay"},"content":{"rendered":"<p>Meydka guddoomiyihii gobolka Banaadir, ahaana duqa magaalada Muqdisho Marxuum C\/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) ayaa la sheegay in meydkiisa dalka la keenayo maalinta beri oo sabtida ah sida laga soo xigtay guddiga qaban-qaabada aaska Qaran ee loo sameynayo marxuumka<\/p>\n<p>Guddoomiye Yariisow oo ku dhaawacamay qarax xarunta maamulkiisa ee degmada Xamarweyne ka dhacay 24-kii July 2019 ayaa ku geeriyooday isbitaalka Hamad ee magaalada Doha oo loo geeyay dhaawac culus oo kasoo qaaday caloosha iyo madaxa.<\/p>\n<p>Dayuurad gaar ahaa ayaa kasoo qaadi doonta magaalada Doha meydka Marxuum Yariisow, iyadoo ay soo raaci doonaan qoyskiisa oo ku sugnaa magaalada Doha iyo safiirka Somalia ee dalka Qatar, waxaana salaadda Janaasadda lagula tukan doonaa Garoonka dayuuradaha ee magaalada Muqdisho, iyadoo kadibna lagu aasi doono xarunta Dugsiga Sare ee Booliska Jen. Kaahiye ee magaalada Muqdisho sida qorshuhu yahay.<\/p>\n<p>Dowlada Somalia ayaa ku dhawaaqday baroordiiq Qaran oo socon doonta muddo saddex cisho ah, iyadoo hoos loo dhigay calanka jamhuuriyada Soomaaliya, waxaana geerida Ing. Yariisow si weyn uga naxay shacabka Soomaaliyed meel kasta oo ay joogaan gaar ahaan kuwa magaalada Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Meydka guddoomiyihii gobolka Banaadir, ahaana duqa magaalada Muqdisho Marxuum C\/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) ayaa la sheegay in meydkiisa dalka la keenayo maalinta beri oo sabtida ah sida laga soo xigtay guddiga qaban-qaabada aaska Qaran ee loo sameynayo marxuumka Guddoomiye Yariisow oo ku dhaawacamay qarax xarunta maamulkiisa ee degmada Xamarweyne ka dhacay 24-kii July 2019 ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":131706,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-131712","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Waqtiga la\u2019aasayo Marxuum Yariisow oo la shaaciyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waqtiga-laaasayo-marxuum-yariisow-oo-la-shaaciyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Waqtiga la\u2019aasayo Marxuum Yariisow oo la shaaciyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Meydka guddoomiyihii gobolka Banaadir, ahaana duqa magaalada Muqdisho Marxuum C\/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) ayaa la sheegay in meydkiisa dalka la keenayo maalinta beri oo sabtida ah sida laga soo xigtay guddiga qaban-qaabada aaska Qaran ee loo sameynayo marxuumka Guddoomiye Yariisow oo ku dhaawacamay qarax xarunta maamulkiisa ee degmada Xamarweyne ka dhacay 24-kii July 2019 ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waqtiga-laaasayo-marxuum-yariisow-oo-la-shaaciyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-08-02T10:10:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67403298_899012623808023_1508664832461635584_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"690\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waqtiga-laaasayo-marxuum-yariisow-oo-la-shaaciyay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waqtiga-laaasayo-marxuum-yariisow-oo-la-shaaciyay\/\",\"name\":\"Waqtiga la\u2019aasayo Marxuum Yariisow oo la shaaciyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waqtiga-laaasayo-marxuum-yariisow-oo-la-shaaciyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waqtiga-laaasayo-marxuum-yariisow-oo-la-shaaciyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67403298_899012623808023_1508664832461635584_n.jpg\",\"datePublished\":\"2019-08-02T10:10:54+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waqtiga-laaasayo-marxuum-yariisow-oo-la-shaaciyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waqtiga-laaasayo-marxuum-yariisow-oo-la-shaaciyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waqtiga-laaasayo-marxuum-yariisow-oo-la-shaaciyay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67403298_899012623808023_1508664832461635584_n.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67403298_899012623808023_1508664832461635584_n.jpg\",\"width\":690,\"height\":960},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waqtiga-laaasayo-marxuum-yariisow-oo-la-shaaciyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Waqtiga la\u2019aasayo Marxuum Yariisow oo la shaaciyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Waqtiga la\u2019aasayo Marxuum Yariisow oo la shaaciyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waqtiga-laaasayo-marxuum-yariisow-oo-la-shaaciyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Waqtiga la\u2019aasayo Marxuum Yariisow oo la shaaciyay - Wardoon","og_description":"Meydka guddoomiyihii gobolka Banaadir, ahaana duqa magaalada Muqdisho Marxuum C\/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) ayaa la sheegay in meydkiisa dalka la keenayo maalinta beri oo sabtida ah sida laga soo xigtay guddiga qaban-qaabada aaska Qaran ee loo sameynayo marxuumka Guddoomiye Yariisow oo ku dhaawacamay qarax xarunta maamulkiisa ee degmada Xamarweyne ka dhacay 24-kii July 2019 ayaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waqtiga-laaasayo-marxuum-yariisow-oo-la-shaaciyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-08-02T10:10:54+00:00","og_image":[{"width":690,"height":960,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67403298_899012623808023_1508664832461635584_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waqtiga-laaasayo-marxuum-yariisow-oo-la-shaaciyay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waqtiga-laaasayo-marxuum-yariisow-oo-la-shaaciyay\/","name":"Waqtiga la\u2019aasayo Marxuum Yariisow oo la shaaciyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waqtiga-laaasayo-marxuum-yariisow-oo-la-shaaciyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waqtiga-laaasayo-marxuum-yariisow-oo-la-shaaciyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67403298_899012623808023_1508664832461635584_n.jpg","datePublished":"2019-08-02T10:10:54+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waqtiga-laaasayo-marxuum-yariisow-oo-la-shaaciyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/waqtiga-laaasayo-marxuum-yariisow-oo-la-shaaciyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waqtiga-laaasayo-marxuum-yariisow-oo-la-shaaciyay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67403298_899012623808023_1508664832461635584_n.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67403298_899012623808023_1508664832461635584_n.jpg","width":690,"height":960},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waqtiga-laaasayo-marxuum-yariisow-oo-la-shaaciyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Waqtiga la\u2019aasayo Marxuum Yariisow oo la shaaciyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131712"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=131712"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131712\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":131713,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131712\/revisions\/131713"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/131706"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=131712"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=131712"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=131712"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}