{"id":132010,"date":"2019-08-06T10:33:20","date_gmt":"2019-08-06T08:33:20","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=132010"},"modified":"2019-08-06T11:11:57","modified_gmt":"2019-08-06T09:11:57","slug":"maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-xukun-ku-riday-nin-u-dhashay-dalka-ingiriiska","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-xukun-ku-riday-nin-u-dhashay-dalka-ingiriiska\/","title":{"rendered":"Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukun ku riday nin u dhashay dalka Ingiriiska"},"content":{"rendered":"<p>Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maata markale u fariisatay dhagaysiga Dacwad Nin u dhashay dalka Ingiriiska oo lagu Magacaabo Andrew Brain irlam kaas oo loo haystay qalqal gelinta Amniga Garoonka Caalamiga ah Aadan Cabdulle Cismaan Aadan-Cadde ee Magalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Maxakamada Gobolka Banaadir ayaa Go\u2019aan ka gaartay waxayna ku xukuntay Inuu bixiyo ganaax lacageed oo dhan $7,000 waxayna Maxakamaddu ku waysay Qodobadii lagu soo Eedeeyay labo ka mid ah waxayna ku heshay qodobka 34aad ee Xeerka Nabad gelyada Guud Ee Qaranka.<\/p>\n<p>Ninkaan u dhashayd alka Uk ayaa Ciidamada Ammaanka Garoonka Muqdisho waxaa ay qabteen Lixdii Bishii tagtay ee Julay Sanadkan 2019,isaga oo ku wajahnaa dalka Imaaraadka Carabta, waxaana Maxkamadeyntiisa ay bilaabatay 31 Bishii July, iyada oo la soo bandhigay 7 qasnadood iyo jaakada aan xabada Karin ee uu watay.<\/p>\n<p>Andrew Brain irlam oo u dhashay dalka Uk, isla markaana Maxkamada Gobolka Banaadir Maanta ay xukunka ku riday ayaa sidoo kale heysta dhalashada dalka Faransiiska,waxaana uuka Shaqeeyaa Shirkadda SKA oo mar maamuli jirtay Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magalada Muqdisho k hor inta an lagu wareejin Shirkadda Favori ee laga leeyahay dalka Turkiga.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67609307_2379542695648378_5380247377842012160_n.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-132035\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67609307_2379542695648378_5380247377842012160_n.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"373\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67609307_2379542695648378_5380247377842012160_n.jpg 640w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67609307_2379542695648378_5380247377842012160_n-300x175.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maata markale u fariisatay dhagaysiga Dacwad Nin u dhashay dalka Ingiriiska oo lagu Magacaabo Andrew Brain irlam kaas oo loo haystay qalqal gelinta Amniga Garoonka Caalamiga ah Aadan Cabdulle Cismaan Aadan-Cadde ee Magalada Muqdisho. Maxakamada Gobolka Banaadir ayaa Go\u2019aan ka gaartay waxayna ku xukuntay Inuu bixiyo ganaax lacageed oo dhan $7,000 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":132011,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-132010","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukun ku riday nin u dhashay dalka Ingiriiska - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-xukun-ku-riday-nin-u-dhashay-dalka-ingiriiska\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukun ku riday nin u dhashay dalka Ingiriiska - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maata markale u fariisatay dhagaysiga Dacwad Nin u dhashay dalka Ingiriiska oo lagu Magacaabo Andrew Brain irlam kaas oo loo haystay qalqal gelinta Amniga Garoonka Caalamiga ah Aadan Cabdulle Cismaan Aadan-Cadde ee Magalada Muqdisho. Maxakamada Gobolka Banaadir ayaa Go\u2019aan ka gaartay waxayna ku xukuntay Inuu bixiyo ganaax lacageed oo dhan $7,000 [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-xukun-ku-riday-nin-u-dhashay-dalka-ingiriiska\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-08-06T08:33:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-08-06T09:11:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Capture-6.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"499\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-xukun-ku-riday-nin-u-dhashay-dalka-ingiriiska\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-xukun-ku-riday-nin-u-dhashay-dalka-ingiriiska\/\",\"name\":\"Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukun ku riday nin u dhashay dalka Ingiriiska - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-xukun-ku-riday-nin-u-dhashay-dalka-ingiriiska\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-xukun-ku-riday-nin-u-dhashay-dalka-ingiriiska\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Capture-6.jpg\",\"datePublished\":\"2019-08-06T08:33:20+00:00\",\"dateModified\":\"2019-08-06T09:11:57+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-xukun-ku-riday-nin-u-dhashay-dalka-ingiriiska\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-xukun-ku-riday-nin-u-dhashay-dalka-ingiriiska\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-xukun-ku-riday-nin-u-dhashay-dalka-ingiriiska\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Capture-6.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Capture-6.jpg\",\"width\":768,\"height\":499},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-xukun-ku-riday-nin-u-dhashay-dalka-ingiriiska\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukun ku riday nin u dhashay dalka Ingiriiska\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukun ku riday nin u dhashay dalka Ingiriiska - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-xukun-ku-riday-nin-u-dhashay-dalka-ingiriiska\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukun ku riday nin u dhashay dalka Ingiriiska - Wardoon","og_description":"Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maata markale u fariisatay dhagaysiga Dacwad Nin u dhashay dalka Ingiriiska oo lagu Magacaabo Andrew Brain irlam kaas oo loo haystay qalqal gelinta Amniga Garoonka Caalamiga ah Aadan Cabdulle Cismaan Aadan-Cadde ee Magalada Muqdisho. Maxakamada Gobolka Banaadir ayaa Go\u2019aan ka gaartay waxayna ku xukuntay Inuu bixiyo ganaax lacageed oo dhan $7,000 [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-xukun-ku-riday-nin-u-dhashay-dalka-ingiriiska\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-08-06T08:33:20+00:00","article_modified_time":"2019-08-06T09:11:57+00:00","og_image":[{"width":768,"height":499,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Capture-6.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-xukun-ku-riday-nin-u-dhashay-dalka-ingiriiska\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-xukun-ku-riday-nin-u-dhashay-dalka-ingiriiska\/","name":"Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukun ku riday nin u dhashay dalka Ingiriiska - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-xukun-ku-riday-nin-u-dhashay-dalka-ingiriiska\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-xukun-ku-riday-nin-u-dhashay-dalka-ingiriiska\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Capture-6.jpg","datePublished":"2019-08-06T08:33:20+00:00","dateModified":"2019-08-06T09:11:57+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-xukun-ku-riday-nin-u-dhashay-dalka-ingiriiska\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-xukun-ku-riday-nin-u-dhashay-dalka-ingiriiska\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-xukun-ku-riday-nin-u-dhashay-dalka-ingiriiska\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Capture-6.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Capture-6.jpg","width":768,"height":499},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-xukun-ku-riday-nin-u-dhashay-dalka-ingiriiska\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukun ku riday nin u dhashay dalka Ingiriiska"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132010"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=132010"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132010\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":132037,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132010\/revisions\/132037"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/132011"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=132010"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=132010"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=132010"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}