{"id":132528,"date":"2019-08-14T12:46:25","date_gmt":"2019-08-14T10:46:25","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=132528"},"modified":"2019-08-14T12:46:25","modified_gmt":"2019-08-14T10:46:25","slug":"xilliga-doorashada-madaxweynaha-jubbaland-oo-la-shaaciyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-doorashada-madaxweynaha-jubbaland-oo-la-shaaciyay\/","title":{"rendered":"Xilliga Doorashada Madaxweynaha Jubbaland oo la shaaciyay"},"content":{"rendered":"<p>Qoraal kasoo baxay Guddiga madaxa bannaan ee xaduudaha iyo doorashooyinka Dowlad Goboleedka Jubnaland ayaa waxaa isbedel lagu sameeyay jadwalka xilliga ay dhici laheyd doorashada Madaxweynaha Jubbaland &amp; tan guddoonka Baarlamaanka.<\/p>\n<p>Qoraalka Guddiga ayaa lagu sheegay in Maanta oo Khamiis ah ay bilaabaneyso diiwaangelinta musharixiinta Guddoonka Baarlamaanka, maalinta berito ahna ay tahay Maalinta hadal-jeedinta musharixiinta,isla markaana jimcaha oo ku beegan 16-ka Bisha Agoosto la qabanayo doorashada guddoonka Baarlamaanka Jubbaland.<\/p>\n<p>Sidoo kale Guddiga doorashada Jubbaland ayaa waxa ay shaaciyeen in Maalinta Sabtida ah ee soo socota taariikhduna ku beegan tahay 18 Bisha Agoosto ay khudbaadahooda jeedin doonaan musharixiinta Madaxweynaha Jubbaland,isla markaana Axada ay dhaceyso doorashada Madaxweynaha Jubbaland.<\/p>\n<p>Guddiga doorashooyinka Jubbaland ayaa 4-tii Bishii July ee sanadkaan waxaa ay soo saareen jadwalka doorashada jubbaland kaas oo qorshuhu ahaa in doorashada Guddoonka Baarlamaanka Jubbaland ay dhacdo 18 Agoosto halka doorashada Madaxweynaha la qabto 24-ka Bishaan,hayeeshee waqtiyada la soo hormariyay.<\/p>\n<p><strong>Hoos Ka Akhriso Jadwalka Cusub ee doorashada Jubbaland.<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/jadwalka-cusub.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-132530\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/jadwalka-cusub.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"719\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/jadwalka-cusub.jpg 960w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/jadwalka-cusub-300x225.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/jadwalka-cusub-768x575.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qoraal kasoo baxay Guddiga madaxa bannaan ee xaduudaha iyo doorashooyinka Dowlad Goboleedka Jubnaland ayaa waxaa isbedel lagu sameeyay jadwalka xilliga ay dhici laheyd doorashada Madaxweynaha Jubbaland &amp; tan guddoonka Baarlamaanka. Qoraalka Guddiga ayaa lagu sheegay in Maanta oo Khamiis ah ay bilaabaneyso diiwaangelinta musharixiinta Guddoonka Baarlamaanka, maalinta berito ahna ay tahay Maalinta hadal-jeedinta musharixiinta,isla markaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":132531,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-132528","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xilliga Doorashada Madaxweynaha Jubbaland oo la shaaciyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-doorashada-madaxweynaha-jubbaland-oo-la-shaaciyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xilliga Doorashada Madaxweynaha Jubbaland oo la shaaciyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qoraal kasoo baxay Guddiga madaxa bannaan ee xaduudaha iyo doorashooyinka Dowlad Goboleedka Jubnaland ayaa waxaa isbedel lagu sameeyay jadwalka xilliga ay dhici laheyd doorashada Madaxweynaha Jubbaland &amp; tan guddoonka Baarlamaanka. Qoraalka Guddiga ayaa lagu sheegay in Maanta oo Khamiis ah ay bilaabaneyso diiwaangelinta musharixiinta Guddoonka Baarlamaanka, maalinta berito ahna ay tahay Maalinta hadal-jeedinta musharixiinta,isla markaana [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-doorashada-madaxweynaha-jubbaland-oo-la-shaaciyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-08-14T10:46:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565639724633-696x464.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-doorashada-madaxweynaha-jubbaland-oo-la-shaaciyay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-doorashada-madaxweynaha-jubbaland-oo-la-shaaciyay\/\",\"name\":\"Xilliga Doorashada Madaxweynaha Jubbaland oo la shaaciyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-doorashada-madaxweynaha-jubbaland-oo-la-shaaciyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-doorashada-madaxweynaha-jubbaland-oo-la-shaaciyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565639724633-696x464.jpg\",\"datePublished\":\"2019-08-14T10:46:25+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-doorashada-madaxweynaha-jubbaland-oo-la-shaaciyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-doorashada-madaxweynaha-jubbaland-oo-la-shaaciyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-doorashada-madaxweynaha-jubbaland-oo-la-shaaciyay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565639724633-696x464.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565639724633-696x464.jpg\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-doorashada-madaxweynaha-jubbaland-oo-la-shaaciyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xilliga Doorashada Madaxweynaha Jubbaland oo la shaaciyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xilliga Doorashada Madaxweynaha Jubbaland oo la shaaciyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-doorashada-madaxweynaha-jubbaland-oo-la-shaaciyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xilliga Doorashada Madaxweynaha Jubbaland oo la shaaciyay - Wardoon","og_description":"Qoraal kasoo baxay Guddiga madaxa bannaan ee xaduudaha iyo doorashooyinka Dowlad Goboleedka Jubnaland ayaa waxaa isbedel lagu sameeyay jadwalka xilliga ay dhici laheyd doorashada Madaxweynaha Jubbaland &amp; tan guddoonka Baarlamaanka. Qoraalka Guddiga ayaa lagu sheegay in Maanta oo Khamiis ah ay bilaabaneyso diiwaangelinta musharixiinta Guddoonka Baarlamaanka, maalinta berito ahna ay tahay Maalinta hadal-jeedinta musharixiinta,isla markaana [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-doorashada-madaxweynaha-jubbaland-oo-la-shaaciyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-08-14T10:46:25+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565639724633-696x464.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-doorashada-madaxweynaha-jubbaland-oo-la-shaaciyay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-doorashada-madaxweynaha-jubbaland-oo-la-shaaciyay\/","name":"Xilliga Doorashada Madaxweynaha Jubbaland oo la shaaciyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-doorashada-madaxweynaha-jubbaland-oo-la-shaaciyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-doorashada-madaxweynaha-jubbaland-oo-la-shaaciyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565639724633-696x464.jpg","datePublished":"2019-08-14T10:46:25+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-doorashada-madaxweynaha-jubbaland-oo-la-shaaciyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-doorashada-madaxweynaha-jubbaland-oo-la-shaaciyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-doorashada-madaxweynaha-jubbaland-oo-la-shaaciyay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565639724633-696x464.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565639724633-696x464.jpg","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-doorashada-madaxweynaha-jubbaland-oo-la-shaaciyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xilliga Doorashada Madaxweynaha Jubbaland oo la shaaciyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132528"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=132528"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132528\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":132532,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132528\/revisions\/132532"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/132531"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=132528"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=132528"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=132528"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}