{"id":132674,"date":"2019-08-20T00:14:18","date_gmt":"2019-08-19T22:14:18","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=132674"},"modified":"2019-08-20T00:14:18","modified_gmt":"2019-08-19T22:14:18","slug":"xog-dowladda-farmaajo-iyo-itoobiya-oo-wadda-qorshe-lagu-afganbinaayo-hogaamiye-ahmed-madoobe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dowladda-farmaajo-iyo-itoobiya-oo-wadda-qorshe-lagu-afganbinaayo-hogaamiye-ahmed-madoobe\/","title":{"rendered":"XOG:-Dowladda Farmaajo iyo Itoobiya oo Wadda qorshe Lagu Afganbinaayo Hogaamiye Ahmed Madoobe"},"content":{"rendered":"<p>Diyaarad ay leeyihiin Milateriga Itoobiya oo aan la ogeyn rakaabka ay siday ayaa maanta loo diiday inay soo caga dhigato garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo, iyadoo arrintaas ay xiisad ka dhex dhalisay Ciidamada Kenya, kuwa Jubbaland iyo Ciidanka Itoobiya ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM.<\/p>\n<p>Sida wararku sheegayaan Diyaaraddan ayaa la ogaaday inay siday boqol ka tirsan Ciidanka Kumaandooska Itoobiya, taasoo ka soo kacday magaalada Godey<\/p>\n<p>Ciidamada Jubbaland ayaa la sheegay in gawaaridooda ay ku hor-gooyeen wadada ay diyaaradaha ku degaan ee Garoonka Kismaayo, si ay u hor-istaagaan in diyaaradda laga leeyahay Itoobiya soo degto.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in saraakiisha Jubbaland ay cabsi ka qabeen in diyaaradda ay sido Ciidamo Itoobiyaan ah, kuwaasoo doonayay inay saldhig ka sameystaan garoonka diyaaradaha Kismaayo.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa daba socotay qorshe ay todobaadkii hore u tageen Kismaayo Saraakiil ka tirsan Itoobiya, kuwaasoo ku guuldareystay in Axmed Madoobe ka dhaadhiciyaan inuu u ogolaado Mas\u2019uuliyiinta dowladda Federaalka inay yimaadaan Kismaayo, isla markaana dib loo dhigo waqtiga doorashada, inkasoo markii dambe uu dib u dhigida doorashada ka aqbalay Wakiilka Qaramada Midoobey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Diyaarad ay leeyihiin Milateriga Itoobiya oo aan la ogeyn rakaabka ay siday ayaa maanta loo diiday inay soo caga dhigato garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo, iyadoo arrintaas ay xiisad ka dhex dhalisay Ciidamada Kenya, kuwa Jubbaland iyo Ciidanka Itoobiya ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM. Sida wararku sheegayaan Diyaaraddan ayaa la ogaaday inay siday boqol ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":132675,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-132674","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>XOG:-Dowladda Farmaajo iyo Itoobiya oo Wadda qorshe Lagu Afganbinaayo Hogaamiye Ahmed Madoobe - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dowladda-farmaajo-iyo-itoobiya-oo-wadda-qorshe-lagu-afganbinaayo-hogaamiye-ahmed-madoobe\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"XOG:-Dowladda Farmaajo iyo Itoobiya oo Wadda qorshe Lagu Afganbinaayo Hogaamiye Ahmed Madoobe - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Diyaarad ay leeyihiin Milateriga Itoobiya oo aan la ogeyn rakaabka ay siday ayaa maanta loo diiday inay soo caga dhigato garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo, iyadoo arrintaas ay xiisad ka dhex dhalisay Ciidamada Kenya, kuwa Jubbaland iyo Ciidanka Itoobiya ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM. Sida wararku sheegayaan Diyaaraddan ayaa la ogaaday inay siday boqol ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dowladda-farmaajo-iyo-itoobiya-oo-wadda-qorshe-lagu-afganbinaayo-hogaamiye-ahmed-madoobe\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-08-19T22:14:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566252765897.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"378\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dowladda-farmaajo-iyo-itoobiya-oo-wadda-qorshe-lagu-afganbinaayo-hogaamiye-ahmed-madoobe\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dowladda-farmaajo-iyo-itoobiya-oo-wadda-qorshe-lagu-afganbinaayo-hogaamiye-ahmed-madoobe\/\",\"name\":\"XOG:-Dowladda Farmaajo iyo Itoobiya oo Wadda qorshe Lagu Afganbinaayo Hogaamiye Ahmed Madoobe - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dowladda-farmaajo-iyo-itoobiya-oo-wadda-qorshe-lagu-afganbinaayo-hogaamiye-ahmed-madoobe\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dowladda-farmaajo-iyo-itoobiya-oo-wadda-qorshe-lagu-afganbinaayo-hogaamiye-ahmed-madoobe\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566252765897.jpg\",\"datePublished\":\"2019-08-19T22:14:18+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dowladda-farmaajo-iyo-itoobiya-oo-wadda-qorshe-lagu-afganbinaayo-hogaamiye-ahmed-madoobe\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dowladda-farmaajo-iyo-itoobiya-oo-wadda-qorshe-lagu-afganbinaayo-hogaamiye-ahmed-madoobe\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dowladda-farmaajo-iyo-itoobiya-oo-wadda-qorshe-lagu-afganbinaayo-hogaamiye-ahmed-madoobe\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566252765897.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566252765897.jpg\",\"width\":720,\"height\":378},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dowladda-farmaajo-iyo-itoobiya-oo-wadda-qorshe-lagu-afganbinaayo-hogaamiye-ahmed-madoobe\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"XOG:-Dowladda Farmaajo iyo Itoobiya oo Wadda qorshe Lagu Afganbinaayo Hogaamiye Ahmed Madoobe\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"XOG:-Dowladda Farmaajo iyo Itoobiya oo Wadda qorshe Lagu Afganbinaayo Hogaamiye Ahmed Madoobe - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dowladda-farmaajo-iyo-itoobiya-oo-wadda-qorshe-lagu-afganbinaayo-hogaamiye-ahmed-madoobe\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"XOG:-Dowladda Farmaajo iyo Itoobiya oo Wadda qorshe Lagu Afganbinaayo Hogaamiye Ahmed Madoobe - Wardoon","og_description":"Diyaarad ay leeyihiin Milateriga Itoobiya oo aan la ogeyn rakaabka ay siday ayaa maanta loo diiday inay soo caga dhigato garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo, iyadoo arrintaas ay xiisad ka dhex dhalisay Ciidamada Kenya, kuwa Jubbaland iyo Ciidanka Itoobiya ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM. Sida wararku sheegayaan Diyaaraddan ayaa la ogaaday inay siday boqol ka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dowladda-farmaajo-iyo-itoobiya-oo-wadda-qorshe-lagu-afganbinaayo-hogaamiye-ahmed-madoobe\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-08-19T22:14:18+00:00","og_image":[{"width":720,"height":378,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566252765897.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dowladda-farmaajo-iyo-itoobiya-oo-wadda-qorshe-lagu-afganbinaayo-hogaamiye-ahmed-madoobe\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dowladda-farmaajo-iyo-itoobiya-oo-wadda-qorshe-lagu-afganbinaayo-hogaamiye-ahmed-madoobe\/","name":"XOG:-Dowladda Farmaajo iyo Itoobiya oo Wadda qorshe Lagu Afganbinaayo Hogaamiye Ahmed Madoobe - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dowladda-farmaajo-iyo-itoobiya-oo-wadda-qorshe-lagu-afganbinaayo-hogaamiye-ahmed-madoobe\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dowladda-farmaajo-iyo-itoobiya-oo-wadda-qorshe-lagu-afganbinaayo-hogaamiye-ahmed-madoobe\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566252765897.jpg","datePublished":"2019-08-19T22:14:18+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dowladda-farmaajo-iyo-itoobiya-oo-wadda-qorshe-lagu-afganbinaayo-hogaamiye-ahmed-madoobe\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dowladda-farmaajo-iyo-itoobiya-oo-wadda-qorshe-lagu-afganbinaayo-hogaamiye-ahmed-madoobe\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dowladda-farmaajo-iyo-itoobiya-oo-wadda-qorshe-lagu-afganbinaayo-hogaamiye-ahmed-madoobe\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566252765897.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566252765897.jpg","width":720,"height":378},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dowladda-farmaajo-iyo-itoobiya-oo-wadda-qorshe-lagu-afganbinaayo-hogaamiye-ahmed-madoobe\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"XOG:-Dowladda Farmaajo iyo Itoobiya oo Wadda qorshe Lagu Afganbinaayo Hogaamiye Ahmed Madoobe"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132674"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=132674"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132674\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":132676,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132674\/revisions\/132676"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/132675"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=132674"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=132674"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=132674"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}