{"id":132681,"date":"2019-08-20T10:29:44","date_gmt":"2019-08-20T08:29:44","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=132681"},"modified":"2019-08-20T10:29:44","modified_gmt":"2019-08-20T08:29:44","slug":"warbixin-maxaa-adan-ogeyn-oo-ka-soconaya-magaalada-dhusa-mareeb","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-adan-ogeyn-oo-ka-soconaya-magaalada-dhusa-mareeb\/","title":{"rendered":"Warbixin;- Maxaa Adan Ogeyn  Oo ka Soconaya Magaalada Dhusa mareeb."},"content":{"rendered":"<p>Ilo xog ogaal ayaa sheegaya in qaar ka mid ah Guddiga dib u heshiisinta beelaha dega Galmudug ay xalay warqad soo saareen , taasi oo loo gudbiyay madaxda Guddigaasi.<\/p>\n<p>Xubnahan warqada soo saaray ayaa waxaa ka mid ah Ugaas Cabdullaahi Aadan Xaaji Xuseen Shiinle, waxaa uuna guddiga dib u heshiisinta uu u sheegay in ay muhiim tahay sida uu u furmo shirka guddiga ay tagaan Magaalada Hobyo,<\/p>\n<p>islamarkaana ay ka qeyb galaan shirka halkaasi ka soconaya, si buu yiri odayaashaasi loogu qanciyo in ay Yimaadaan shirka ka furmaya Magaalada Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Jahwareer ba\u2019an ayaa ka jira inuu furmo shirka dib u heshiisiinta beelaha dega Galmudug, kaasi oo xiligan caqabado badan ay ku xandaaban yihiiin .<\/p>\n<p>Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa waxaa gaaray xubno badan oo ka mid ah Ergooyinka ka qeyb galaya shirka dib u heshiisiinta Galmudug oo dhawaan Dhuusamareeb ka furmaya.<\/p>\n<p>Ergadda timid magaalada Dhuusamareeb ayaa ka kala yimid Deegaano iyo Degmooyinka ka tirsan Galmudug halka Ergadda qaar ay ka Yimaadeen magaaladaan Muqdisho ee caasimada dalka.<\/p>\n<blockquote><p>Shirweynaha Dib u heshiisiinta Galmudug ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socda furmo, iyadoo uu socdo diyaar garowga la xiriira shirkaas, waxaana tirada ka qeyb galaya ergooyinka ay gaarayaan illaa saddex boqol.<\/p><\/blockquote>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ilo xog ogaal ayaa sheegaya in qaar ka mid ah Guddiga dib u heshiisinta beelaha dega Galmudug ay xalay warqad soo saareen , taasi oo loo gudbiyay madaxda Guddigaasi. Xubnahan warqada soo saaray ayaa waxaa ka mid ah Ugaas Cabdullaahi Aadan Xaaji Xuseen Shiinle, waxaa uuna guddiga dib u heshiisinta uu u sheegay in ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":132571,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-132681","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Warbixin;- Maxaa Adan Ogeyn Oo ka Soconaya Magaalada Dhusa mareeb. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-adan-ogeyn-oo-ka-soconaya-magaalada-dhusa-mareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Warbixin;- Maxaa Adan Ogeyn Oo ka Soconaya Magaalada Dhusa mareeb. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ilo xog ogaal ayaa sheegaya in qaar ka mid ah Guddiga dib u heshiisinta beelaha dega Galmudug ay xalay warqad soo saareen , taasi oo loo gudbiyay madaxda Guddigaasi. Xubnahan warqada soo saaray ayaa waxaa ka mid ah Ugaas Cabdullaahi Aadan Xaaji Xuseen Shiinle, waxaa uuna guddiga dib u heshiisinta uu u sheegay in ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-adan-ogeyn-oo-ka-soconaya-magaalada-dhusa-mareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-08-20T08:29:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565902927919.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"528\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-adan-ogeyn-oo-ka-soconaya-magaalada-dhusa-mareeb\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-adan-ogeyn-oo-ka-soconaya-magaalada-dhusa-mareeb\/\",\"name\":\"Warbixin;- Maxaa Adan Ogeyn Oo ka Soconaya Magaalada Dhusa mareeb. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-adan-ogeyn-oo-ka-soconaya-magaalada-dhusa-mareeb\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-adan-ogeyn-oo-ka-soconaya-magaalada-dhusa-mareeb\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565902927919.jpg\",\"datePublished\":\"2019-08-20T08:29:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-adan-ogeyn-oo-ka-soconaya-magaalada-dhusa-mareeb\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-adan-ogeyn-oo-ka-soconaya-magaalada-dhusa-mareeb\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-adan-ogeyn-oo-ka-soconaya-magaalada-dhusa-mareeb\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565902927919.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565902927919.jpg\",\"width\":528,\"height\":960},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-adan-ogeyn-oo-ka-soconaya-magaalada-dhusa-mareeb\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Warbixin;- Maxaa Adan Ogeyn Oo ka Soconaya Magaalada Dhusa mareeb.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Warbixin;- Maxaa Adan Ogeyn Oo ka Soconaya Magaalada Dhusa mareeb. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-adan-ogeyn-oo-ka-soconaya-magaalada-dhusa-mareeb\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Warbixin;- Maxaa Adan Ogeyn Oo ka Soconaya Magaalada Dhusa mareeb. - Wardoon","og_description":"Ilo xog ogaal ayaa sheegaya in qaar ka mid ah Guddiga dib u heshiisinta beelaha dega Galmudug ay xalay warqad soo saareen , taasi oo loo gudbiyay madaxda Guddigaasi. Xubnahan warqada soo saaray ayaa waxaa ka mid ah Ugaas Cabdullaahi Aadan Xaaji Xuseen Shiinle, waxaa uuna guddiga dib u heshiisinta uu u sheegay in ay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-adan-ogeyn-oo-ka-soconaya-magaalada-dhusa-mareeb\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-08-20T08:29:44+00:00","og_image":[{"width":528,"height":960,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565902927919.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-adan-ogeyn-oo-ka-soconaya-magaalada-dhusa-mareeb\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-adan-ogeyn-oo-ka-soconaya-magaalada-dhusa-mareeb\/","name":"Warbixin;- Maxaa Adan Ogeyn Oo ka Soconaya Magaalada Dhusa mareeb. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-adan-ogeyn-oo-ka-soconaya-magaalada-dhusa-mareeb\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-adan-ogeyn-oo-ka-soconaya-magaalada-dhusa-mareeb\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565902927919.jpg","datePublished":"2019-08-20T08:29:44+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-adan-ogeyn-oo-ka-soconaya-magaalada-dhusa-mareeb\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-adan-ogeyn-oo-ka-soconaya-magaalada-dhusa-mareeb\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-adan-ogeyn-oo-ka-soconaya-magaalada-dhusa-mareeb\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565902927919.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1565902927919.jpg","width":528,"height":960},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-maxaa-adan-ogeyn-oo-ka-soconaya-magaalada-dhusa-mareeb\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Warbixin;- Maxaa Adan Ogeyn Oo ka Soconaya Magaalada Dhusa mareeb."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132681"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=132681"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132681\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":132682,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132681\/revisions\/132682"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/132571"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=132681"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=132681"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=132681"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}