{"id":132706,"date":"2019-08-20T21:41:32","date_gmt":"2019-08-20T19:41:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=132706"},"modified":"2019-08-20T21:44:56","modified_gmt":"2019-08-20T19:44:56","slug":"sawirro-dowladda-somaliya-oo-doyaarineysa-ciidankii-igu-badnaa-ee-lagu-xoreyn-lahaa-degaanada-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dowladda-somaliya-oo-doyaarineysa-ciidankii-igu-badnaa-ee-lagu-xoreyn-lahaa-degaanada-galmudug\/","title":{"rendered":"SAWIRRO:- Dowladda Somaliya oo Diyaarineysa Ciidankii igu Badnaa Ee Lagu Xoreyn lahaa Degaanada Galmudug."},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Amniga XFS Maxamed Abuukar Islow Ducaale Ayaa Galinkii Dambe ee Maanta Booqdey Dugsiga Tababarka Ciidamada ee Har-Qaboobe oo ka Tirsan Dugsiyada Taliska 21aad oo ay Ku Jiraan Boqolaal Ciidamo ah oo ka Tirsan Guutada 15aad kuwaa oo Dhowaan Tababar Halkaa uga Furmay<\/p>\n<p>Wasiirka Islow Ayaa Ciidamada Ku Amaaney Sida Naftooda ay ugu Horeen Shacabka Soomaaliyeed Diyaarkana ugu Yihiin Difaacida Qaranka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Saraakiisha Xerada Ayaa Wasiirka Warbixin ka siiyay Howlaha socda iyo Halka wax u Marayaan isagoo xerada Ku Wareejiyay Agab Dhisme oo lagu Balaarinayo Xerada si loo Dhameystiro Adeegyada Aas aasiga ah ee Lagama Maarmaanka u ah Howlaha Tababarka ee Dugsiga.<\/p>\n<p style=\"padding-left: 30px;\"><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566329667621.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-132707\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566329667621.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566329667621.jpg 720w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566329667621-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566329642339.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-132708\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566329642339.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566329642339.jpg 720w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566329642339-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566329686871.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-132709\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566329686871.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566329686871.jpg 720w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566329686871-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566329672211.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-132710\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566329672211.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566329672211.jpg 720w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566329672211-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Amniga XFS Maxamed Abuukar Islow Ducaale Ayaa Galinkii Dambe ee Maanta Booqdey Dugsiga Tababarka Ciidamada ee Har-Qaboobe oo ka Tirsan Dugsiyada Taliska 21aad oo ay Ku Jiraan Boqolaal Ciidamo ah oo ka Tirsan Guutada 15aad kuwaa oo Dhowaan Tababar Halkaa uga Furmay Wasiirka Islow Ayaa Ciidamada Ku Amaaney Sida Naftooda ay ugu Horeen Shacabka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":132708,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-132706","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>SAWIRRO:- Dowladda Somaliya oo Diyaarineysa Ciidankii igu Badnaa Ee Lagu Xoreyn lahaa Degaanada Galmudug. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dowladda-somaliya-oo-doyaarineysa-ciidankii-igu-badnaa-ee-lagu-xoreyn-lahaa-degaanada-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"SAWIRRO:- Dowladda Somaliya oo Diyaarineysa Ciidankii igu Badnaa Ee Lagu Xoreyn lahaa Degaanada Galmudug. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Amniga XFS Maxamed Abuukar Islow Ducaale Ayaa Galinkii Dambe ee Maanta Booqdey Dugsiga Tababarka Ciidamada ee Har-Qaboobe oo ka Tirsan Dugsiyada Taliska 21aad oo ay Ku Jiraan Boqolaal Ciidamo ah oo ka Tirsan Guutada 15aad kuwaa oo Dhowaan Tababar Halkaa uga Furmay Wasiirka Islow Ayaa Ciidamada Ku Amaaney Sida Naftooda ay ugu Horeen Shacabka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dowladda-somaliya-oo-doyaarineysa-ciidankii-igu-badnaa-ee-lagu-xoreyn-lahaa-degaanada-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-08-20T19:41:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-08-20T19:44:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566329642339.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dowladda-somaliya-oo-doyaarineysa-ciidankii-igu-badnaa-ee-lagu-xoreyn-lahaa-degaanada-galmudug\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dowladda-somaliya-oo-doyaarineysa-ciidankii-igu-badnaa-ee-lagu-xoreyn-lahaa-degaanada-galmudug\/\",\"name\":\"SAWIRRO:- Dowladda Somaliya oo Diyaarineysa Ciidankii igu Badnaa Ee Lagu Xoreyn lahaa Degaanada Galmudug. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dowladda-somaliya-oo-doyaarineysa-ciidankii-igu-badnaa-ee-lagu-xoreyn-lahaa-degaanada-galmudug\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dowladda-somaliya-oo-doyaarineysa-ciidankii-igu-badnaa-ee-lagu-xoreyn-lahaa-degaanada-galmudug\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566329642339.jpg\",\"datePublished\":\"2019-08-20T19:41:32+00:00\",\"dateModified\":\"2019-08-20T19:44:56+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dowladda-somaliya-oo-doyaarineysa-ciidankii-igu-badnaa-ee-lagu-xoreyn-lahaa-degaanada-galmudug\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dowladda-somaliya-oo-doyaarineysa-ciidankii-igu-badnaa-ee-lagu-xoreyn-lahaa-degaanada-galmudug\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dowladda-somaliya-oo-doyaarineysa-ciidankii-igu-badnaa-ee-lagu-xoreyn-lahaa-degaanada-galmudug\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566329642339.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566329642339.jpg\",\"width\":720,\"height\":480},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dowladda-somaliya-oo-doyaarineysa-ciidankii-igu-badnaa-ee-lagu-xoreyn-lahaa-degaanada-galmudug\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"SAWIRRO:- Dowladda Somaliya oo Diyaarineysa Ciidankii igu Badnaa Ee Lagu Xoreyn lahaa Degaanada Galmudug.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"SAWIRRO:- Dowladda Somaliya oo Diyaarineysa Ciidankii igu Badnaa Ee Lagu Xoreyn lahaa Degaanada Galmudug. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dowladda-somaliya-oo-doyaarineysa-ciidankii-igu-badnaa-ee-lagu-xoreyn-lahaa-degaanada-galmudug\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"SAWIRRO:- Dowladda Somaliya oo Diyaarineysa Ciidankii igu Badnaa Ee Lagu Xoreyn lahaa Degaanada Galmudug. - Wardoon","og_description":"Wasiirka Amniga XFS Maxamed Abuukar Islow Ducaale Ayaa Galinkii Dambe ee Maanta Booqdey Dugsiga Tababarka Ciidamada ee Har-Qaboobe oo ka Tirsan Dugsiyada Taliska 21aad oo ay Ku Jiraan Boqolaal Ciidamo ah oo ka Tirsan Guutada 15aad kuwaa oo Dhowaan Tababar Halkaa uga Furmay Wasiirka Islow Ayaa Ciidamada Ku Amaaney Sida Naftooda ay ugu Horeen Shacabka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dowladda-somaliya-oo-doyaarineysa-ciidankii-igu-badnaa-ee-lagu-xoreyn-lahaa-degaanada-galmudug\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-08-20T19:41:32+00:00","article_modified_time":"2019-08-20T19:44:56+00:00","og_image":[{"width":720,"height":480,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566329642339.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dowladda-somaliya-oo-doyaarineysa-ciidankii-igu-badnaa-ee-lagu-xoreyn-lahaa-degaanada-galmudug\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dowladda-somaliya-oo-doyaarineysa-ciidankii-igu-badnaa-ee-lagu-xoreyn-lahaa-degaanada-galmudug\/","name":"SAWIRRO:- Dowladda Somaliya oo Diyaarineysa Ciidankii igu Badnaa Ee Lagu Xoreyn lahaa Degaanada Galmudug. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dowladda-somaliya-oo-doyaarineysa-ciidankii-igu-badnaa-ee-lagu-xoreyn-lahaa-degaanada-galmudug\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dowladda-somaliya-oo-doyaarineysa-ciidankii-igu-badnaa-ee-lagu-xoreyn-lahaa-degaanada-galmudug\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566329642339.jpg","datePublished":"2019-08-20T19:41:32+00:00","dateModified":"2019-08-20T19:44:56+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dowladda-somaliya-oo-doyaarineysa-ciidankii-igu-badnaa-ee-lagu-xoreyn-lahaa-degaanada-galmudug\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dowladda-somaliya-oo-doyaarineysa-ciidankii-igu-badnaa-ee-lagu-xoreyn-lahaa-degaanada-galmudug\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dowladda-somaliya-oo-doyaarineysa-ciidankii-igu-badnaa-ee-lagu-xoreyn-lahaa-degaanada-galmudug\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566329642339.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566329642339.jpg","width":720,"height":480},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dowladda-somaliya-oo-doyaarineysa-ciidankii-igu-badnaa-ee-lagu-xoreyn-lahaa-degaanada-galmudug\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"SAWIRRO:- Dowladda Somaliya oo Diyaarineysa Ciidankii igu Badnaa Ee Lagu Xoreyn lahaa Degaanada Galmudug."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132706"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=132706"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132706\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":132712,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/132706\/revisions\/132712"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/132708"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=132706"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=132706"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=132706"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}