{"id":133112,"date":"2019-09-04T07:27:52","date_gmt":"2019-09-04T05:27:52","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=133112"},"modified":"2019-09-04T07:27:52","modified_gmt":"2019-09-04T05:27:52","slug":"amaanka-caasimada-galmudug-oo-aad-loo-adkeeyey-ahlusuna-oo-ka-soo-hor-jeesatay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-caasimada-galmudug-oo-aad-loo-adkeeyey-ahlusuna-oo-ka-soo-hor-jeesatay\/","title":{"rendered":"Amaanka Caasimada Galmudug Oo aad  Loo adkeeyey &#038; Ahlusuna Oo ka soo Hor jeesatay."},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa kormeeray goobaha ay magaalada Dhuusamareeb uga suganyihiin ciidamada booliiska sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad ee qayb ka ah ciidamada ka shaqeynta adkeynta amniga xarunta dowlad gobaleedka Galmudug<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo sheegay in uu ku faraxsanyahay in ciidamada booliiska ee sida gaarka ah u tababaran ay yihiin ciidamo ka howl-gala meel kasta oo dalka kamid ah ee qaranku u diro in ay ka shaqeeyaan ayaa faray in ay laba jibbaaraan dadaallada ay uga qayb qaadanayaan amniga Dhuusamareeb si looga mira dhaliyo qorshaha dhismaha Galmudug loo dhanyahay.<\/p>\n<p>Sidoo kale Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa kormeeray xarunta lagu qabanayo shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug iyo deegaannada ergada shirka ka qayb geleysa ay magaalada ka deganyihiin.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS ayaa\u00a0 u yimid magaalada Dhuusamareeb dardar-gelinta dadaallada lagu dhammeystirayo qorshaha dhismaha hey\u2019adaha dowladeed ee Galmudug iyo furitaanka shir-weynaha dib-u-heshiisiinta.<\/p>\n<p>Keenitanka Ciidanka Boliska Ee Muqdisho ka keenay waxaa arinkaa ka soo Hor yimid madaxda Ahlusuna Ee Gobolada Dhexe.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa kormeeray goobaha ay magaalada Dhuusamareeb uga suganyihiin ciidamada booliiska sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad ee qayb ka ah ciidamada ka shaqeynta adkeynta amniga xarunta dowlad gobaleedka Galmudug Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo sheegay in uu ku faraxsanyahay in ciidamada booliiska ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":133113,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-133112","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Amaanka Caasimada Galmudug Oo aad Loo adkeeyey &amp; Ahlusuna Oo ka soo Hor jeesatay. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-caasimada-galmudug-oo-aad-loo-adkeeyey-ahlusuna-oo-ka-soo-hor-jeesatay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Amaanka Caasimada Galmudug Oo aad Loo adkeeyey &amp; Ahlusuna Oo ka soo Hor jeesatay. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa kormeeray goobaha ay magaalada Dhuusamareeb uga suganyihiin ciidamada booliiska sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad ee qayb ka ah ciidamada ka shaqeynta adkeynta amniga xarunta dowlad gobaleedka Galmudug Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo sheegay in uu ku faraxsanyahay in ciidamada booliiska ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-caasimada-galmudug-oo-aad-loo-adkeeyey-ahlusuna-oo-ka-soo-hor-jeesatay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-09-04T05:27:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1567574515144.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-caasimada-galmudug-oo-aad-loo-adkeeyey-ahlusuna-oo-ka-soo-hor-jeesatay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-caasimada-galmudug-oo-aad-loo-adkeeyey-ahlusuna-oo-ka-soo-hor-jeesatay\/\",\"name\":\"Amaanka Caasimada Galmudug Oo aad Loo adkeeyey & Ahlusuna Oo ka soo Hor jeesatay. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-caasimada-galmudug-oo-aad-loo-adkeeyey-ahlusuna-oo-ka-soo-hor-jeesatay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-caasimada-galmudug-oo-aad-loo-adkeeyey-ahlusuna-oo-ka-soo-hor-jeesatay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1567574515144.jpg\",\"datePublished\":\"2019-09-04T05:27:52+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-caasimada-galmudug-oo-aad-loo-adkeeyey-ahlusuna-oo-ka-soo-hor-jeesatay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-caasimada-galmudug-oo-aad-loo-adkeeyey-ahlusuna-oo-ka-soo-hor-jeesatay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-caasimada-galmudug-oo-aad-loo-adkeeyey-ahlusuna-oo-ka-soo-hor-jeesatay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1567574515144.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1567574515144.jpg\",\"width\":720,\"height\":480},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-caasimada-galmudug-oo-aad-loo-adkeeyey-ahlusuna-oo-ka-soo-hor-jeesatay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Amaanka Caasimada Galmudug Oo aad Loo adkeeyey &#038; Ahlusuna Oo ka soo Hor jeesatay.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Amaanka Caasimada Galmudug Oo aad Loo adkeeyey & Ahlusuna Oo ka soo Hor jeesatay. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-caasimada-galmudug-oo-aad-loo-adkeeyey-ahlusuna-oo-ka-soo-hor-jeesatay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Amaanka Caasimada Galmudug Oo aad Loo adkeeyey & Ahlusuna Oo ka soo Hor jeesatay. - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa kormeeray goobaha ay magaalada Dhuusamareeb uga suganyihiin ciidamada booliiska sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad ee qayb ka ah ciidamada ka shaqeynta adkeynta amniga xarunta dowlad gobaleedka Galmudug Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo sheegay in uu ku faraxsanyahay in ciidamada booliiska ee [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-caasimada-galmudug-oo-aad-loo-adkeeyey-ahlusuna-oo-ka-soo-hor-jeesatay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-09-04T05:27:52+00:00","og_image":[{"width":720,"height":480,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1567574515144.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-caasimada-galmudug-oo-aad-loo-adkeeyey-ahlusuna-oo-ka-soo-hor-jeesatay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-caasimada-galmudug-oo-aad-loo-adkeeyey-ahlusuna-oo-ka-soo-hor-jeesatay\/","name":"Amaanka Caasimada Galmudug Oo aad Loo adkeeyey & Ahlusuna Oo ka soo Hor jeesatay. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-caasimada-galmudug-oo-aad-loo-adkeeyey-ahlusuna-oo-ka-soo-hor-jeesatay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-caasimada-galmudug-oo-aad-loo-adkeeyey-ahlusuna-oo-ka-soo-hor-jeesatay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1567574515144.jpg","datePublished":"2019-09-04T05:27:52+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-caasimada-galmudug-oo-aad-loo-adkeeyey-ahlusuna-oo-ka-soo-hor-jeesatay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-caasimada-galmudug-oo-aad-loo-adkeeyey-ahlusuna-oo-ka-soo-hor-jeesatay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-caasimada-galmudug-oo-aad-loo-adkeeyey-ahlusuna-oo-ka-soo-hor-jeesatay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1567574515144.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1567574515144.jpg","width":720,"height":480},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-caasimada-galmudug-oo-aad-loo-adkeeyey-ahlusuna-oo-ka-soo-hor-jeesatay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Amaanka Caasimada Galmudug Oo aad Loo adkeeyey &#038; Ahlusuna Oo ka soo Hor jeesatay."}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133112"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=133112"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133112\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":133114,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133112\/revisions\/133114"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/133113"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=133112"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=133112"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=133112"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}