{"id":133142,"date":"2019-09-05T08:14:44","date_gmt":"2019-09-05T06:14:44","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=133142"},"modified":"2019-09-05T08:14:44","modified_gmt":"2019-09-05T06:14:44","slug":"deg-deg-dagaal-khasaare-geystay-oo-ka-dhacay-duleedka-degmada-afgooye-sh-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dagaal-khasaare-geystay-oo-ka-dhacay-duleedka-degmada-afgooye-sh-hoose\/","title":{"rendered":"DEG DEG:- Dagaal Khasaare geystay oo Ka Dhacay Duleedka Degmada Afgooye, Sh\/hoose"},"content":{"rendered":"<p>Dagaal u dhaxeeyey ciidanka xoogga dalka iyo Al-shabaab ayaa xalay ka dhacay deegaanka Cumar Dheere oo ku yaalla duleedka degmada Afgooye, waxaana ka dhashay khasaare kala duwan.<\/p>\n<p>Kolonyo ay la socdeen ciidanka DFS, kuna wajahnaa deegaanka Sabiib ayaa la sheegay in jidka ay u galeen dagaalyahannada Al-shabaab, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal saacad ka badan socday.<\/p>\n<p>Lama oga khasaaraha Labada dhinac soo kala gaaray inta uu la egyahay, balse waxaa la sheegayaa inuu khasaare jiro.<\/p>\n<p>Saraakiisha ciidanka dowladda ee Shabellaha Hoose kama aanay hadal dagaalkan, sidoo kale ururka Al-shabaab wax war ah kama aanu soo saarin dagaalkan ay la galeen ciidanka dowladda.<\/p>\n<p>Xaaladda deegaanka Cumar Dheere ayaa ah mid aad u deegan, iyadoo ciidanka dowladda ay socdaalkooda sii wateen, islamarkaana ay gaareen deegaanka Sabiib.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><\/div>\n<p>Al-shabaab ayaa weeraro gaadmo ah mararka qaar ku qaadda ciidanka dowladda iyo kuwa AMISOM.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaal u dhaxeeyey ciidanka xoogga dalka iyo Al-shabaab ayaa xalay ka dhacay deegaanka Cumar Dheere oo ku yaalla duleedka degmada Afgooye, waxaana ka dhashay khasaare kala duwan. Kolonyo ay la socdeen ciidanka DFS, kuna wajahnaa deegaanka Sabiib ayaa la sheegay in jidka ay u galeen dagaalyahannada Al-shabaab, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal saacad ka badan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":129804,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-133142","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DEG DEG:- Dagaal Khasaare geystay oo Ka Dhacay Duleedka Degmada Afgooye, Sh\/hoose - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dagaal-khasaare-geystay-oo-ka-dhacay-duleedka-degmada-afgooye-sh-hoose\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DEG DEG:- Dagaal Khasaare geystay oo Ka Dhacay Duleedka Degmada Afgooye, Sh\/hoose - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dagaal u dhaxeeyey ciidanka xoogga dalka iyo Al-shabaab ayaa xalay ka dhacay deegaanka Cumar Dheere oo ku yaalla duleedka degmada Afgooye, waxaana ka dhashay khasaare kala duwan. Kolonyo ay la socdeen ciidanka DFS, kuna wajahnaa deegaanka Sabiib ayaa la sheegay in jidka ay u galeen dagaalyahannada Al-shabaab, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal saacad ka badan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dagaal-khasaare-geystay-oo-ka-dhacay-duleedka-degmada-afgooye-sh-hoose\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-09-05T06:14:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/newsUpdates.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"400\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"272\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dagaal-khasaare-geystay-oo-ka-dhacay-duleedka-degmada-afgooye-sh-hoose\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dagaal-khasaare-geystay-oo-ka-dhacay-duleedka-degmada-afgooye-sh-hoose\/\",\"name\":\"DEG DEG:- Dagaal Khasaare geystay oo Ka Dhacay Duleedka Degmada Afgooye, Sh\/hoose - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dagaal-khasaare-geystay-oo-ka-dhacay-duleedka-degmada-afgooye-sh-hoose\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dagaal-khasaare-geystay-oo-ka-dhacay-duleedka-degmada-afgooye-sh-hoose\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/newsUpdates.jpg\",\"datePublished\":\"2019-09-05T06:14:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dagaal-khasaare-geystay-oo-ka-dhacay-duleedka-degmada-afgooye-sh-hoose\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dagaal-khasaare-geystay-oo-ka-dhacay-duleedka-degmada-afgooye-sh-hoose\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dagaal-khasaare-geystay-oo-ka-dhacay-duleedka-degmada-afgooye-sh-hoose\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/newsUpdates.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/newsUpdates.jpg\",\"width\":400,\"height\":272},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dagaal-khasaare-geystay-oo-ka-dhacay-duleedka-degmada-afgooye-sh-hoose\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DEG DEG:- Dagaal Khasaare geystay oo Ka Dhacay Duleedka Degmada Afgooye, Sh\/hoose\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DEG DEG:- Dagaal Khasaare geystay oo Ka Dhacay Duleedka Degmada Afgooye, Sh\/hoose - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dagaal-khasaare-geystay-oo-ka-dhacay-duleedka-degmada-afgooye-sh-hoose\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DEG DEG:- Dagaal Khasaare geystay oo Ka Dhacay Duleedka Degmada Afgooye, Sh\/hoose - Wardoon","og_description":"Dagaal u dhaxeeyey ciidanka xoogga dalka iyo Al-shabaab ayaa xalay ka dhacay deegaanka Cumar Dheere oo ku yaalla duleedka degmada Afgooye, waxaana ka dhashay khasaare kala duwan. Kolonyo ay la socdeen ciidanka DFS, kuna wajahnaa deegaanka Sabiib ayaa la sheegay in jidka ay u galeen dagaalyahannada Al-shabaab, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal saacad ka badan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dagaal-khasaare-geystay-oo-ka-dhacay-duleedka-degmada-afgooye-sh-hoose\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-09-05T06:14:44+00:00","og_image":[{"width":400,"height":272,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/newsUpdates.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dagaal-khasaare-geystay-oo-ka-dhacay-duleedka-degmada-afgooye-sh-hoose\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dagaal-khasaare-geystay-oo-ka-dhacay-duleedka-degmada-afgooye-sh-hoose\/","name":"DEG DEG:- Dagaal Khasaare geystay oo Ka Dhacay Duleedka Degmada Afgooye, Sh\/hoose - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dagaal-khasaare-geystay-oo-ka-dhacay-duleedka-degmada-afgooye-sh-hoose\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dagaal-khasaare-geystay-oo-ka-dhacay-duleedka-degmada-afgooye-sh-hoose\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/newsUpdates.jpg","datePublished":"2019-09-05T06:14:44+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dagaal-khasaare-geystay-oo-ka-dhacay-duleedka-degmada-afgooye-sh-hoose\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dagaal-khasaare-geystay-oo-ka-dhacay-duleedka-degmada-afgooye-sh-hoose\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dagaal-khasaare-geystay-oo-ka-dhacay-duleedka-degmada-afgooye-sh-hoose\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/newsUpdates.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/newsUpdates.jpg","width":400,"height":272},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dagaal-khasaare-geystay-oo-ka-dhacay-duleedka-degmada-afgooye-sh-hoose\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DEG DEG:- Dagaal Khasaare geystay oo Ka Dhacay Duleedka Degmada Afgooye, Sh\/hoose"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133142"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=133142"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133142\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":133143,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133142\/revisions\/133143"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/129804"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=133142"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=133142"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=133142"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}