{"id":133332,"date":"2019-09-16T06:44:34","date_gmt":"2019-09-16T04:44:34","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=133332"},"modified":"2019-09-16T06:45:23","modified_gmt":"2019-09-16T04:45:23","slug":"deg-deg-madaxweyne-farmaajo-oo-ku-wajahan-galmudug-iyo-diyaar-garowgii-ugu-danbeyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-madaxweyne-farmaajo-oo-ku-wajahan-galmudug-iyo-diyaar-garowgii-ugu-danbeyey\/","title":{"rendered":"DEG DEG Madaxweyne Farmaajo oo ku Wajahan Galmudug iyo Diyaar Garowgii ugu danbeyey."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladd Fadraalka Somaliya Mohamed Abdulahi Farmaajo ayaa Maanta ku Wajahan Magaalada Dhuusa Mareeb Ee Gobolka GALGADUUD.<\/p>\n<p>Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa la filayaa in saacadaha soo socoda ay ka soo amba baxaan Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Dalka Somaliya.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo ayaa Dhuusa Mareeb oga qeyb Galaya Xiritaanka Shirka Dib uheshisinta Beelaha Galmudug Ee Dhusa mareeb oga Socoday.<\/p>\n<p>Islamarkaana cawa Halkaasi lagu soo gaban gabeynayo.<br \/>\nDhanka kale Amaanka Magaalada Dhusa mareeb ayaa aad loo adkeeyey waxaana wadoyinka Magaaladaas lagu arkayaa Ciidamo badan oo ka Tirsan Dowladda Somalia Islamarkaana ka qeyb qadanaya Sugidda Amaanka Magaalada Dhusa mareeb Ee Caasimada Galmudug.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladd Fadraalka Somaliya Mohamed Abdulahi Farmaajo ayaa Maanta ku Wajahan Magaalada Dhuusa Mareeb Ee Gobolka GALGADUUD. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa la filayaa in saacadaha soo socoda ay ka soo amba baxaan Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Dalka Somaliya. Madaxweyne Farmaajo ayaa Dhuusa Mareeb oga qeyb Galaya Xiritaanka Shirka Dib uheshisinta Beelaha Galmudug Ee Dhusa mareeb [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":128028,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-133332","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DEG DEG Madaxweyne Farmaajo oo ku Wajahan Galmudug iyo Diyaar Garowgii ugu danbeyey. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-madaxweyne-farmaajo-oo-ku-wajahan-galmudug-iyo-diyaar-garowgii-ugu-danbeyey\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DEG DEG Madaxweyne Farmaajo oo ku Wajahan Galmudug iyo Diyaar Garowgii ugu danbeyey. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Dowladd Fadraalka Somaliya Mohamed Abdulahi Farmaajo ayaa Maanta ku Wajahan Magaalada Dhuusa Mareeb Ee Gobolka GALGADUUD. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa la filayaa in saacadaha soo socoda ay ka soo amba baxaan Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Dalka Somaliya. Madaxweyne Farmaajo ayaa Dhuusa Mareeb oga qeyb Galaya Xiritaanka Shirka Dib uheshisinta Beelaha Galmudug Ee Dhusa mareeb [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-madaxweyne-farmaajo-oo-ku-wajahan-galmudug-iyo-diyaar-garowgii-ugu-danbeyey\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-09-16T04:44:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-09-16T04:45:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Farmaajo-safar.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"334\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-madaxweyne-farmaajo-oo-ku-wajahan-galmudug-iyo-diyaar-garowgii-ugu-danbeyey\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-madaxweyne-farmaajo-oo-ku-wajahan-galmudug-iyo-diyaar-garowgii-ugu-danbeyey\/\",\"name\":\"DEG DEG Madaxweyne Farmaajo oo ku Wajahan Galmudug iyo Diyaar Garowgii ugu danbeyey. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-madaxweyne-farmaajo-oo-ku-wajahan-galmudug-iyo-diyaar-garowgii-ugu-danbeyey\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-madaxweyne-farmaajo-oo-ku-wajahan-galmudug-iyo-diyaar-garowgii-ugu-danbeyey\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Farmaajo-safar.jpg\",\"datePublished\":\"2019-09-16T04:44:34+00:00\",\"dateModified\":\"2019-09-16T04:45:23+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-madaxweyne-farmaajo-oo-ku-wajahan-galmudug-iyo-diyaar-garowgii-ugu-danbeyey\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-madaxweyne-farmaajo-oo-ku-wajahan-galmudug-iyo-diyaar-garowgii-ugu-danbeyey\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-madaxweyne-farmaajo-oo-ku-wajahan-galmudug-iyo-diyaar-garowgii-ugu-danbeyey\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Farmaajo-safar.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Farmaajo-safar.jpg\",\"width\":640,\"height\":334},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-madaxweyne-farmaajo-oo-ku-wajahan-galmudug-iyo-diyaar-garowgii-ugu-danbeyey\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DEG DEG Madaxweyne Farmaajo oo ku Wajahan Galmudug iyo Diyaar Garowgii ugu danbeyey.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DEG DEG Madaxweyne Farmaajo oo ku Wajahan Galmudug iyo Diyaar Garowgii ugu danbeyey. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-madaxweyne-farmaajo-oo-ku-wajahan-galmudug-iyo-diyaar-garowgii-ugu-danbeyey\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DEG DEG Madaxweyne Farmaajo oo ku Wajahan Galmudug iyo Diyaar Garowgii ugu danbeyey. - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Dowladd Fadraalka Somaliya Mohamed Abdulahi Farmaajo ayaa Maanta ku Wajahan Magaalada Dhuusa Mareeb Ee Gobolka GALGADUUD. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa la filayaa in saacadaha soo socoda ay ka soo amba baxaan Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Dalka Somaliya. Madaxweyne Farmaajo ayaa Dhuusa Mareeb oga qeyb Galaya Xiritaanka Shirka Dib uheshisinta Beelaha Galmudug Ee Dhusa mareeb [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-madaxweyne-farmaajo-oo-ku-wajahan-galmudug-iyo-diyaar-garowgii-ugu-danbeyey\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-09-16T04:44:34+00:00","article_modified_time":"2019-09-16T04:45:23+00:00","og_image":[{"width":640,"height":334,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Farmaajo-safar.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-madaxweyne-farmaajo-oo-ku-wajahan-galmudug-iyo-diyaar-garowgii-ugu-danbeyey\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-madaxweyne-farmaajo-oo-ku-wajahan-galmudug-iyo-diyaar-garowgii-ugu-danbeyey\/","name":"DEG DEG Madaxweyne Farmaajo oo ku Wajahan Galmudug iyo Diyaar Garowgii ugu danbeyey. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-madaxweyne-farmaajo-oo-ku-wajahan-galmudug-iyo-diyaar-garowgii-ugu-danbeyey\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-madaxweyne-farmaajo-oo-ku-wajahan-galmudug-iyo-diyaar-garowgii-ugu-danbeyey\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Farmaajo-safar.jpg","datePublished":"2019-09-16T04:44:34+00:00","dateModified":"2019-09-16T04:45:23+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-madaxweyne-farmaajo-oo-ku-wajahan-galmudug-iyo-diyaar-garowgii-ugu-danbeyey\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-madaxweyne-farmaajo-oo-ku-wajahan-galmudug-iyo-diyaar-garowgii-ugu-danbeyey\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-madaxweyne-farmaajo-oo-ku-wajahan-galmudug-iyo-diyaar-garowgii-ugu-danbeyey\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Farmaajo-safar.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Farmaajo-safar.jpg","width":640,"height":334},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-madaxweyne-farmaajo-oo-ku-wajahan-galmudug-iyo-diyaar-garowgii-ugu-danbeyey\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DEG DEG Madaxweyne Farmaajo oo ku Wajahan Galmudug iyo Diyaar Garowgii ugu danbeyey."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133332"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=133332"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133332\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":133333,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133332\/revisions\/133333"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/128028"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=133332"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=133332"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=133332"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}