{"id":133386,"date":"2019-09-19T09:16:30","date_gmt":"2019-09-19T07:16:30","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=133386"},"modified":"2019-09-19T09:16:30","modified_gmt":"2019-09-19T07:16:30","slug":"war-cusub-taliska-ciidanka-amisom-oo-somaliya-ka-bilaabay-qorshaha-kala-guurka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-taliska-ciidanka-amisom-oo-somaliya-ka-bilaabay-qorshaha-kala-guurka\/","title":{"rendered":"War.Cusub Taliska ciidanka Amisom oo Somaliya ka Bilaabay Qorshaha Kala guurka."},"content":{"rendered":"<div class=\"tdc-header-wrap \">\n<div class=\"td-header-wrap td-header-style-3 \">\n<div class=\"td-header-menu-wrap-full td-container-wrap \">\n<div class=\"td-header-menu-wrap td-affix\">\n<div class=\"td-container td-header-row td-header-main-menu black-menu\">\n<div id=\"td-header-menu\" role=\"navigation\">\n<div class=\"td-main-menu-logo td-logo-in-header td-logo-sticky\">Taliye kuxigeenka Howlgalka iyo Qorsheynta ee Ciidamada AMISOM Jeneraal Nakibus Lakara ayaa booqasho ku tagay Xarumaha Ciidamada AMISOM, si uu u qiimeeyo howlaha ciidamada, si loogu diyaar garoobo qorshaha kala guurka ee sanadka 2021, xilligaasoo AMISOM isku diyaarineyso inay mas\u2019uuliyadda Amniga ku wareejiso Ciidamada xoogga dalka.<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"td-main-content-wrap td-container-wrap\">\n<div class=\"td-container td-post-template-2\">\n<article id=\"post-13283\" class=\"post-13283 post type-post status-publish format-standard has-post-thumbnail hentry category-somali\">\n<div class=\"td-pb-row\">\n<div class=\"td-pb-span8 td-main-content\" role=\"main\">\n<div class=\"td-ss-main-content\">\n<div class=\"td-post-content\">\n<p>Jeneraal Lakara ayaa booqasho ku tagay magaalooyinka Beledweyne iyo Jowhar oo ah xarumaha AMISOM ee qeybaha 4aad iyo 5aad ee ay kala hoggaamiyaan Ciidamada ka socda Jabuuti iyo Burundi.<\/p>\n<p>Taliye kuxigeenka ayaa booqday magaalada Beledweyne oo ay xarunta qeybta 4aad ee ay maamusho Ciidamada Jabuuti oo ay taageerayaan Ciidamada Itoobiya, waxaana uu u kuur galay ammaanka iyo horumarka la gaaray.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan helnay doodo dheer si aan u eegno waxa loo baahan yahay in la qabto iyo waxa loo baahan yahay in la bixiyo, si aan awood ugu siino ciidamada in ay gutaan howlaha loo igmaday.\u201d<\/p>\n<p>Sidoo kale Taliyaha ayaa sheegay inay fulinayaan qorshaha kala guurka Soomaaliya ee ku aadan in sanadka 2021 ay AMISOM ka baxdo Soomaaliya, isla markaana ku wareejiso Mas\u2019uuliyadda Amniga Ciidamada dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Taliye kuxigeenka Ciidamada ayaa caddeeyay in inta Taliska Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ay dhisayaan ciidamadooda, ay tahay in AMISOM ay sii waddo howsheeda.<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/article>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliye kuxigeenka Howlgalka iyo Qorsheynta ee Ciidamada AMISOM Jeneraal Nakibus Lakara ayaa booqasho ku tagay Xarumaha Ciidamada AMISOM, si uu u qiimeeyo howlaha ciidamada, si loogu diyaar garoobo qorshaha kala guurka ee sanadka 2021, xilligaasoo AMISOM isku diyaarineyso inay mas\u2019uuliyadda Amniga ku wareejiso Ciidamada xoogga dalka. Jeneraal Lakara ayaa booqasho ku tagay magaalooyinka Beledweyne iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":106966,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-133386","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>War.Cusub Taliska ciidanka Amisom oo Somaliya ka Bilaabay Qorshaha Kala guurka. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-taliska-ciidanka-amisom-oo-somaliya-ka-bilaabay-qorshaha-kala-guurka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"War.Cusub Taliska ciidanka Amisom oo Somaliya ka Bilaabay Qorshaha Kala guurka. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliye kuxigeenka Howlgalka iyo Qorsheynta ee Ciidamada AMISOM Jeneraal Nakibus Lakara ayaa booqasho ku tagay Xarumaha Ciidamada AMISOM, si uu u qiimeeyo howlaha ciidamada, si loogu diyaar garoobo qorshaha kala guurka ee sanadka 2021, xilligaasoo AMISOM isku diyaarineyso inay mas\u2019uuliyadda Amniga ku wareejiso Ciidamada xoogga dalka. Jeneraal Lakara ayaa booqasho ku tagay magaalooyinka Beledweyne iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-taliska-ciidanka-amisom-oo-somaliya-ka-bilaabay-qorshaha-kala-guurka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-09-19T07:16:30+00:00\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-taliska-ciidanka-amisom-oo-somaliya-ka-bilaabay-qorshaha-kala-guurka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-taliska-ciidanka-amisom-oo-somaliya-ka-bilaabay-qorshaha-kala-guurka\/\",\"name\":\"War.Cusub Taliska ciidanka Amisom oo Somaliya ka Bilaabay Qorshaha Kala guurka. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-taliska-ciidanka-amisom-oo-somaliya-ka-bilaabay-qorshaha-kala-guurka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-taliska-ciidanka-amisom-oo-somaliya-ka-bilaabay-qorshaha-kala-guurka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"\",\"datePublished\":\"2019-09-19T07:16:30+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-taliska-ciidanka-amisom-oo-somaliya-ka-bilaabay-qorshaha-kala-guurka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-taliska-ciidanka-amisom-oo-somaliya-ka-bilaabay-qorshaha-kala-guurka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-taliska-ciidanka-amisom-oo-somaliya-ka-bilaabay-qorshaha-kala-guurka\/#primaryimage\",\"url\":\"\",\"contentUrl\":\"\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-taliska-ciidanka-amisom-oo-somaliya-ka-bilaabay-qorshaha-kala-guurka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"War.Cusub Taliska ciidanka Amisom oo Somaliya ka Bilaabay Qorshaha Kala guurka.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"War.Cusub Taliska ciidanka Amisom oo Somaliya ka Bilaabay Qorshaha Kala guurka. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-taliska-ciidanka-amisom-oo-somaliya-ka-bilaabay-qorshaha-kala-guurka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"War.Cusub Taliska ciidanka Amisom oo Somaliya ka Bilaabay Qorshaha Kala guurka. - Wardoon","og_description":"Taliye kuxigeenka Howlgalka iyo Qorsheynta ee Ciidamada AMISOM Jeneraal Nakibus Lakara ayaa booqasho ku tagay Xarumaha Ciidamada AMISOM, si uu u qiimeeyo howlaha ciidamada, si loogu diyaar garoobo qorshaha kala guurka ee sanadka 2021, xilligaasoo AMISOM isku diyaarineyso inay mas\u2019uuliyadda Amniga ku wareejiso Ciidamada xoogga dalka. Jeneraal Lakara ayaa booqasho ku tagay magaalooyinka Beledweyne iyo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-taliska-ciidanka-amisom-oo-somaliya-ka-bilaabay-qorshaha-kala-guurka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-09-19T07:16:30+00:00","author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-taliska-ciidanka-amisom-oo-somaliya-ka-bilaabay-qorshaha-kala-guurka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-taliska-ciidanka-amisom-oo-somaliya-ka-bilaabay-qorshaha-kala-guurka\/","name":"War.Cusub Taliska ciidanka Amisom oo Somaliya ka Bilaabay Qorshaha Kala guurka. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-taliska-ciidanka-amisom-oo-somaliya-ka-bilaabay-qorshaha-kala-guurka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-taliska-ciidanka-amisom-oo-somaliya-ka-bilaabay-qorshaha-kala-guurka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"","datePublished":"2019-09-19T07:16:30+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-taliska-ciidanka-amisom-oo-somaliya-ka-bilaabay-qorshaha-kala-guurka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-taliska-ciidanka-amisom-oo-somaliya-ka-bilaabay-qorshaha-kala-guurka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-taliska-ciidanka-amisom-oo-somaliya-ka-bilaabay-qorshaha-kala-guurka\/#primaryimage","url":"","contentUrl":""},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-taliska-ciidanka-amisom-oo-somaliya-ka-bilaabay-qorshaha-kala-guurka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"War.Cusub Taliska ciidanka Amisom oo Somaliya ka Bilaabay Qorshaha Kala guurka."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133386"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=133386"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133386\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":133387,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133386\/revisions\/133387"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=133386"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=133386"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=133386"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}