{"id":133420,"date":"2019-09-21T13:50:27","date_gmt":"2019-09-21T11:50:27","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=133420"},"modified":"2019-09-21T13:50:27","modified_gmt":"2019-09-21T11:50:27","slug":"farmaajo-oo-ugu-dambeyn-saxiixay-sharci-muhiim-ah-oo-10-bilood-hor-yaallay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-ugu-dambeyn-saxiixay-sharci-muhiim-ah-oo-10-bilood-hor-yaallay\/","title":{"rendered":"Farmaajo oo ugu dambeyn saxiixay sharci muhiim ah oo 10 bilood hor-yaallay"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta saxiixay sharciga dhismaha guddiyada la dagaalanka musuq-maasuqa ee labada heer.<\/p>\n<div class=\"mrf-adv sRoba mrf-preInsertedMad mad adSemiInvisible mrf-madLoaded mrf-madWidth-412 mrf-madHeight-343 mrf-madFluid mrf-adv--all mrf-adv--0000\" data-placement=\"\" data-madtype=\"sRoba\" data-sectionid=\"home\" data-virtualpageid=\"1\" data-loadstrategy=\"onScreen\" data-refreshfrequency=\"0\" data-layout=\"inline_square_deeplinking_s\" data-invalidatelayout=\"false\" data-loadonevent=\"navigationChange\" data-navigationlevel=\"1\" data-scrollposition=\"1\" data-madprocessed=\"true\" data-madid=\"1\" data-mrf-ssptargeting=\"marfeeltype\" data-mrf-madstyles=\"mrf-madWidth-412 mrf-madHeight-343\">\n<div id=\"mrf-1\" data-google-query-id=\"CP3Huejr4eQCFVFlwQod3OgLhg\">\n<div id=\"google_ads_iframe_\/22571134\/crispr\/caasimada.net_0__container__\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<p>Sharcigaan oo soo maray marxalado kala duwan ayaa ugu danbayn maanta oo Sabti ah ugu danbayn lagu saxiixay munaasabad ka dhacday madaxtooyada Jamhuuriyadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya oo khudbad ka jeediyay munaasabadda lagu saxiixay Sharciga ayaa sheegay in dowladda dhexe ee Soomaaliya ay dadaal badan ku bixin doonto la dagaalanka musuq-maasuqa.<\/p>\n<p>Madaxweynaha waxaa uu ugu baaqay dhammaan shacabka Soomaaliyeed kala shaqeynta in lasoo afjaro musuq-maasuqa.<\/p>\n<div class=\"mrf-adv sRoba mrf-preInsertedMad mad adSemiInvisible mrf-madLoaded mrf-madWidth-375 mrf-madHeight-312 mrf-madFluid mrf-adv--all mrf-adv--0000\" data-placement=\"\" data-madtype=\"sRoba\" data-sectionid=\"home\" data-virtualpageid=\"2\" data-loadstrategy=\"onScreen\" data-refreshfrequency=\"0\" data-layout=\"inline_square_deeplinking_s\" data-invalidatelayout=\"false\" data-loadonevent=\"navigationChange\" data-navigationlevel=\"1\" data-scrollposition=\"2\" data-madprocessed=\"true\" data-madid=\"2\" data-mrf-ssptargeting=\"marfeeltype\" data-mrf-madstyles=\"mrf-madWidth-375 mrf-madHeight-312\">\n<div id=\"mrf-2\" data-google-query-id=\"CP6V_ujr4eQCFSRmwQod4isNoA\">\n<ol>\n<li id=\"google_ads_iframe_\/22571134\/crispr\/caasimada.net_1__container__\"><\/li>\n<\/ol>\n<\/div>\n<\/div>\n<p>Sharcigan ayuu golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ansixiyey\u00a0<strong>December 5, 2018<\/strong>, waxaan ansixiyay dhammaan sanatarda soo xaadiray kulanka oo ahaa 31 senator.<\/p>\n<p>Sharcigan oo muhiim u ah dowladnimada Soomaaliya ayaan la ogeyn waxa uu madaxweynaha u heystay muddo 10 bil iyo sababta hadda uu ugu soo beegay, isaga oo saacadaha soo socda u duulaya New York, si uu halkaasi uga jeediyo khudbad uu uga hadlayo xaaladda Soomaaliya<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta saxiixay sharciga dhismaha guddiyada la dagaalanka musuq-maasuqa ee labada heer. Sharcigaan oo soo maray marxalado kala duwan ayaa ugu danbayn maanta oo Sabti ah ugu danbayn lagu saxiixay munaasabad ka dhacday madaxtooyada Jamhuuriyadda Soomaaliya. Madaxweynaha Soomaaliya oo khudbad ka jeediyay munaasabadda lagu saxiixay Sharciga ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":131664,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-133420","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Farmaajo oo ugu dambeyn saxiixay sharci muhiim ah oo 10 bilood hor-yaallay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-ugu-dambeyn-saxiixay-sharci-muhiim-ah-oo-10-bilood-hor-yaallay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Farmaajo oo ugu dambeyn saxiixay sharci muhiim ah oo 10 bilood hor-yaallay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta saxiixay sharciga dhismaha guddiyada la dagaalanka musuq-maasuqa ee labada heer. Sharcigaan oo soo maray marxalado kala duwan ayaa ugu danbayn maanta oo Sabti ah ugu danbayn lagu saxiixay munaasabad ka dhacday madaxtooyada Jamhuuriyadda Soomaaliya. Madaxweynaha Soomaaliya oo khudbad ka jeediyay munaasabadda lagu saxiixay Sharciga ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-ugu-dambeyn-saxiixay-sharci-muhiim-ah-oo-10-bilood-hor-yaallay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-09-21T11:50:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Farmaajo.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"460\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-ugu-dambeyn-saxiixay-sharci-muhiim-ah-oo-10-bilood-hor-yaallay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-ugu-dambeyn-saxiixay-sharci-muhiim-ah-oo-10-bilood-hor-yaallay\/\",\"name\":\"Farmaajo oo ugu dambeyn saxiixay sharci muhiim ah oo 10 bilood hor-yaallay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-ugu-dambeyn-saxiixay-sharci-muhiim-ah-oo-10-bilood-hor-yaallay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-ugu-dambeyn-saxiixay-sharci-muhiim-ah-oo-10-bilood-hor-yaallay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Farmaajo.jpg\",\"datePublished\":\"2019-09-21T11:50:27+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-ugu-dambeyn-saxiixay-sharci-muhiim-ah-oo-10-bilood-hor-yaallay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-ugu-dambeyn-saxiixay-sharci-muhiim-ah-oo-10-bilood-hor-yaallay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-ugu-dambeyn-saxiixay-sharci-muhiim-ah-oo-10-bilood-hor-yaallay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Farmaajo.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Farmaajo.jpg\",\"width\":660,\"height\":460},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-ugu-dambeyn-saxiixay-sharci-muhiim-ah-oo-10-bilood-hor-yaallay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Farmaajo oo ugu dambeyn saxiixay sharci muhiim ah oo 10 bilood hor-yaallay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Farmaajo oo ugu dambeyn saxiixay sharci muhiim ah oo 10 bilood hor-yaallay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-ugu-dambeyn-saxiixay-sharci-muhiim-ah-oo-10-bilood-hor-yaallay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Farmaajo oo ugu dambeyn saxiixay sharci muhiim ah oo 10 bilood hor-yaallay - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta saxiixay sharciga dhismaha guddiyada la dagaalanka musuq-maasuqa ee labada heer. Sharcigaan oo soo maray marxalado kala duwan ayaa ugu danbayn maanta oo Sabti ah ugu danbayn lagu saxiixay munaasabad ka dhacday madaxtooyada Jamhuuriyadda Soomaaliya. Madaxweynaha Soomaaliya oo khudbad ka jeediyay munaasabadda lagu saxiixay Sharciga ayaa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-ugu-dambeyn-saxiixay-sharci-muhiim-ah-oo-10-bilood-hor-yaallay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-09-21T11:50:27+00:00","og_image":[{"width":660,"height":460,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Farmaajo.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-ugu-dambeyn-saxiixay-sharci-muhiim-ah-oo-10-bilood-hor-yaallay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-ugu-dambeyn-saxiixay-sharci-muhiim-ah-oo-10-bilood-hor-yaallay\/","name":"Farmaajo oo ugu dambeyn saxiixay sharci muhiim ah oo 10 bilood hor-yaallay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-ugu-dambeyn-saxiixay-sharci-muhiim-ah-oo-10-bilood-hor-yaallay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-ugu-dambeyn-saxiixay-sharci-muhiim-ah-oo-10-bilood-hor-yaallay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Farmaajo.jpg","datePublished":"2019-09-21T11:50:27+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-ugu-dambeyn-saxiixay-sharci-muhiim-ah-oo-10-bilood-hor-yaallay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-ugu-dambeyn-saxiixay-sharci-muhiim-ah-oo-10-bilood-hor-yaallay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-ugu-dambeyn-saxiixay-sharci-muhiim-ah-oo-10-bilood-hor-yaallay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Farmaajo.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Farmaajo.jpg","width":660,"height":460},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-ugu-dambeyn-saxiixay-sharci-muhiim-ah-oo-10-bilood-hor-yaallay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Farmaajo oo ugu dambeyn saxiixay sharci muhiim ah oo 10 bilood hor-yaallay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133420"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=133420"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133420\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":133421,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133420\/revisions\/133421"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/131664"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=133420"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=133420"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=133420"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}