{"id":133497,"date":"2019-09-25T15:26:27","date_gmt":"2019-09-25T13:26:27","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=133497"},"modified":"2019-09-25T15:27:29","modified_gmt":"2019-09-25T13:27:29","slug":"sawirro-maamulka-kunfur-galbeed-somaliya-oo-canbaareeyey-dowladda-somaliya-sababta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-maamulka-kunfur-galbeed-somaliya-oo-canbaareeyey-dowladda-somaliya-sababta\/","title":{"rendered":"SAWIRRO:- Maamulka Kunfur Galbeed.somaliya  Oo Canbaareeyey Dowladda Somaliya. Sababta."},"content":{"rendered":"<p>Qaar kamid ah Odayaasha dhaqan KG oo maanta shir kuyeeshey magaalada Baydhabo ayaa aad u canbaareeyey talaabadii Madaxweyne Farmajo uu kula dhaqmey Madaxweynihii hore Sheikh Sharif Sheikh Ahmed oo ay kutilmaameen odey Soomaaliyeed oo nabadoon ah aadna u dulqaad badan.<\/p>\n<p>&#8220;Waa nasiib daro aad uweyn Madaxweyne Farmajo inuu ka xishoon waayo ninkii asaga Mareykanka kakeeney oo Raisul Wasaare kadhigey waxay cadeyn utahay inuu dalkaan rabo inuu ku hogaamiyo wixii shaley ay Somali isku dagaashey lagamana yeelaayo taasi &#8221; waxaa yiri Odiyaasha KG.<\/p>\n<p>Sidoo kaleed Odiyaasha ayaa sheegey iney raali gelintii uu Madaxweyne Sharif usameeyey reer Koonfur Galbeed ay ka aqbaleen ugana mahad celinayaan.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1569417684036.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-133499\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1569417684036.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1569417684036.jpg 720w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1569417684036-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1569417687965.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-133500\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1569417687965.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1569417687965.jpg 720w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1569417687965-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaar kamid ah Odayaasha dhaqan KG oo maanta shir kuyeeshey magaalada Baydhabo ayaa aad u canbaareeyey talaabadii Madaxweyne Farmajo uu kula dhaqmey Madaxweynihii hore Sheikh Sharif Sheikh Ahmed oo ay kutilmaameen odey Soomaaliyeed oo nabadoon ah aadna u dulqaad badan. &#8220;Waa nasiib daro aad uweyn Madaxweyne Farmajo inuu ka xishoon waayo ninkii asaga Mareykanka kakeeney [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":77762,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-133497","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>SAWIRRO:- Maamulka Kunfur Galbeed.somaliya Oo Canbaareeyey Dowladda Somaliya. Sababta. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-maamulka-kunfur-galbeed-somaliya-oo-canbaareeyey-dowladda-somaliya-sababta\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"SAWIRRO:- Maamulka Kunfur Galbeed.somaliya Oo Canbaareeyey Dowladda Somaliya. Sababta. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qaar kamid ah Odayaasha dhaqan KG oo maanta shir kuyeeshey magaalada Baydhabo ayaa aad u canbaareeyey talaabadii Madaxweyne Farmajo uu kula dhaqmey Madaxweynihii hore Sheikh Sharif Sheikh Ahmed oo ay kutilmaameen odey Soomaaliyeed oo nabadoon ah aadna u dulqaad badan. &#8220;Waa nasiib daro aad uweyn Madaxweyne Farmajo inuu ka xishoon waayo ninkii asaga Mareykanka kakeeney [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-maamulka-kunfur-galbeed-somaliya-oo-canbaareeyey-dowladda-somaliya-sababta\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-09-25T13:26:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-09-25T13:27:29+00:00\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-maamulka-kunfur-galbeed-somaliya-oo-canbaareeyey-dowladda-somaliya-sababta\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-maamulka-kunfur-galbeed-somaliya-oo-canbaareeyey-dowladda-somaliya-sababta\/\",\"name\":\"SAWIRRO:- Maamulka Kunfur Galbeed.somaliya Oo Canbaareeyey Dowladda Somaliya. Sababta. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-maamulka-kunfur-galbeed-somaliya-oo-canbaareeyey-dowladda-somaliya-sababta\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-maamulka-kunfur-galbeed-somaliya-oo-canbaareeyey-dowladda-somaliya-sababta\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"\",\"datePublished\":\"2019-09-25T13:26:27+00:00\",\"dateModified\":\"2019-09-25T13:27:29+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-maamulka-kunfur-galbeed-somaliya-oo-canbaareeyey-dowladda-somaliya-sababta\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-maamulka-kunfur-galbeed-somaliya-oo-canbaareeyey-dowladda-somaliya-sababta\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-maamulka-kunfur-galbeed-somaliya-oo-canbaareeyey-dowladda-somaliya-sababta\/#primaryimage\",\"url\":\"\",\"contentUrl\":\"\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-maamulka-kunfur-galbeed-somaliya-oo-canbaareeyey-dowladda-somaliya-sababta\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"SAWIRRO:- Maamulka Kunfur Galbeed.somaliya Oo Canbaareeyey Dowladda Somaliya. Sababta.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"SAWIRRO:- Maamulka Kunfur Galbeed.somaliya Oo Canbaareeyey Dowladda Somaliya. Sababta. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-maamulka-kunfur-galbeed-somaliya-oo-canbaareeyey-dowladda-somaliya-sababta\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"SAWIRRO:- Maamulka Kunfur Galbeed.somaliya Oo Canbaareeyey Dowladda Somaliya. Sababta. - Wardoon","og_description":"Qaar kamid ah Odayaasha dhaqan KG oo maanta shir kuyeeshey magaalada Baydhabo ayaa aad u canbaareeyey talaabadii Madaxweyne Farmajo uu kula dhaqmey Madaxweynihii hore Sheikh Sharif Sheikh Ahmed oo ay kutilmaameen odey Soomaaliyeed oo nabadoon ah aadna u dulqaad badan. &#8220;Waa nasiib daro aad uweyn Madaxweyne Farmajo inuu ka xishoon waayo ninkii asaga Mareykanka kakeeney [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-maamulka-kunfur-galbeed-somaliya-oo-canbaareeyey-dowladda-somaliya-sababta\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-09-25T13:26:27+00:00","article_modified_time":"2019-09-25T13:27:29+00:00","author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-maamulka-kunfur-galbeed-somaliya-oo-canbaareeyey-dowladda-somaliya-sababta\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-maamulka-kunfur-galbeed-somaliya-oo-canbaareeyey-dowladda-somaliya-sababta\/","name":"SAWIRRO:- Maamulka Kunfur Galbeed.somaliya Oo Canbaareeyey Dowladda Somaliya. Sababta. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-maamulka-kunfur-galbeed-somaliya-oo-canbaareeyey-dowladda-somaliya-sababta\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-maamulka-kunfur-galbeed-somaliya-oo-canbaareeyey-dowladda-somaliya-sababta\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"","datePublished":"2019-09-25T13:26:27+00:00","dateModified":"2019-09-25T13:27:29+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-maamulka-kunfur-galbeed-somaliya-oo-canbaareeyey-dowladda-somaliya-sababta\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-maamulka-kunfur-galbeed-somaliya-oo-canbaareeyey-dowladda-somaliya-sababta\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-maamulka-kunfur-galbeed-somaliya-oo-canbaareeyey-dowladda-somaliya-sababta\/#primaryimage","url":"","contentUrl":""},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-maamulka-kunfur-galbeed-somaliya-oo-canbaareeyey-dowladda-somaliya-sababta\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"SAWIRRO:- Maamulka Kunfur Galbeed.somaliya Oo Canbaareeyey Dowladda Somaliya. Sababta."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133497"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=133497"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133497\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":133501,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133497\/revisions\/133501"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=133497"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=133497"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=133497"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}