{"id":133538,"date":"2019-09-28T11:22:13","date_gmt":"2019-09-28T09:22:13","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=133538"},"modified":"2019-09-28T11:22:13","modified_gmt":"2019-09-28T09:22:13","slug":"deg-deg-kooxo-hubeysan-oo-suuqa-bakaaraha-ku-toogtay-haweeney-caan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-kooxo-hubeysan-oo-suuqa-bakaaraha-ku-toogtay-haweeney-caan\/","title":{"rendered":"Deg deg Kooxo Hubeysan Oo Suuqa Bakaaraha ku Toogtay Haweeney Caan."},"content":{"rendered":"<p>Kooxo Bistoolado ku hubeysan ayaa saaka magaalada Muqdisho ku dishay Haweeney ku ganacsaneysay Suuqa Bakaaraha, iyadoo isla goobta ugu geeriyootay rasaasta ka haleeshay qeybaha sare ee jirkeeda.<span id=\"more-433\"><\/span><\/p>\n<p>Sida wararku sheegayaan Haweeneyda la toogtay oo lagu magacaabi jiray Xadiyo waxa ay Shaah ku iibineysay laamiga labaad ee Suuqa Bakaaraha, iyadoo xilli ay iska shaqeysaneysay saaka ay goobteeda ugu tageen Saddex dhalinyaro ah, kuwaasoo rasaas ku bilaabay.<\/p>\n<p>Dadkii Maqaaxida xilligaasi fadhiyay ayaa goobta ku kala cararay, iyagoo ka argagaxay toogashada loo geystay Haweeneydan oo caan ka eheyd Suuqa, taasoo heysatay Caruur fara badan oo ay u shaqeyneysay.<\/p>\n<p>Ciidamada Booliska gobolka Banaadir ayaa durba gaaray halka dilka uu ka dhacay, iyagoo sameeyay howlgallo aanan suura gelin in la soo qabto kooxihii dilka ka dmabeeyay, kuwaasoo goobta ka baxsaday.<\/p>\n<p>Lama oga sababta rasmiga ah ee ka dambeysa toogashada Haweeneydan, waxaana meydkeeda la geeyay xarunta baarista danbiyada ee C.I.D.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxo Bistoolado ku hubeysan ayaa saaka magaalada Muqdisho ku dishay Haweeney ku ganacsaneysay Suuqa Bakaaraha, iyadoo isla goobta ugu geeriyootay rasaasta ka haleeshay qeybaha sare ee jirkeeda. Sida wararku sheegayaan Haweeneyda la toogtay oo lagu magacaabi jiray Xadiyo waxa ay Shaah ku iibineysay laamiga labaad ee Suuqa Bakaaraha, iyadoo xilli ay iska shaqeysaneysay saaka ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":130179,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-133538","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Deg deg Kooxo Hubeysan Oo Suuqa Bakaaraha ku Toogtay Haweeney Caan. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-kooxo-hubeysan-oo-suuqa-bakaaraha-ku-toogtay-haweeney-caan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Deg deg Kooxo Hubeysan Oo Suuqa Bakaaraha ku Toogtay Haweeney Caan. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kooxo Bistoolado ku hubeysan ayaa saaka magaalada Muqdisho ku dishay Haweeney ku ganacsaneysay Suuqa Bakaaraha, iyadoo isla goobta ugu geeriyootay rasaasta ka haleeshay qeybaha sare ee jirkeeda. Sida wararku sheegayaan Haweeneyda la toogtay oo lagu magacaabi jiray Xadiyo waxa ay Shaah ku iibineysay laamiga labaad ee Suuqa Bakaaraha, iyadoo xilli ay iska shaqeysaneysay saaka ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-kooxo-hubeysan-oo-suuqa-bakaaraha-ku-toogtay-haweeney-caan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-09-28T09:22:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/big-news.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"637\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"517\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-kooxo-hubeysan-oo-suuqa-bakaaraha-ku-toogtay-haweeney-caan\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-kooxo-hubeysan-oo-suuqa-bakaaraha-ku-toogtay-haweeney-caan\/\",\"name\":\"Deg deg Kooxo Hubeysan Oo Suuqa Bakaaraha ku Toogtay Haweeney Caan. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-kooxo-hubeysan-oo-suuqa-bakaaraha-ku-toogtay-haweeney-caan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-kooxo-hubeysan-oo-suuqa-bakaaraha-ku-toogtay-haweeney-caan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/big-news.png\",\"datePublished\":\"2019-09-28T09:22:13+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-kooxo-hubeysan-oo-suuqa-bakaaraha-ku-toogtay-haweeney-caan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-kooxo-hubeysan-oo-suuqa-bakaaraha-ku-toogtay-haweeney-caan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-kooxo-hubeysan-oo-suuqa-bakaaraha-ku-toogtay-haweeney-caan\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/big-news.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/big-news.png\",\"width\":637,\"height\":517},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-kooxo-hubeysan-oo-suuqa-bakaaraha-ku-toogtay-haweeney-caan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Deg deg Kooxo Hubeysan Oo Suuqa Bakaaraha ku Toogtay Haweeney Caan.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Deg deg Kooxo Hubeysan Oo Suuqa Bakaaraha ku Toogtay Haweeney Caan. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-kooxo-hubeysan-oo-suuqa-bakaaraha-ku-toogtay-haweeney-caan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Deg deg Kooxo Hubeysan Oo Suuqa Bakaaraha ku Toogtay Haweeney Caan. - Wardoon","og_description":"Kooxo Bistoolado ku hubeysan ayaa saaka magaalada Muqdisho ku dishay Haweeney ku ganacsaneysay Suuqa Bakaaraha, iyadoo isla goobta ugu geeriyootay rasaasta ka haleeshay qeybaha sare ee jirkeeda. Sida wararku sheegayaan Haweeneyda la toogtay oo lagu magacaabi jiray Xadiyo waxa ay Shaah ku iibineysay laamiga labaad ee Suuqa Bakaaraha, iyadoo xilli ay iska shaqeysaneysay saaka ay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-kooxo-hubeysan-oo-suuqa-bakaaraha-ku-toogtay-haweeney-caan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-09-28T09:22:13+00:00","og_image":[{"width":637,"height":517,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/big-news.png","type":"image\/png"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-kooxo-hubeysan-oo-suuqa-bakaaraha-ku-toogtay-haweeney-caan\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-kooxo-hubeysan-oo-suuqa-bakaaraha-ku-toogtay-haweeney-caan\/","name":"Deg deg Kooxo Hubeysan Oo Suuqa Bakaaraha ku Toogtay Haweeney Caan. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-kooxo-hubeysan-oo-suuqa-bakaaraha-ku-toogtay-haweeney-caan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-kooxo-hubeysan-oo-suuqa-bakaaraha-ku-toogtay-haweeney-caan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/big-news.png","datePublished":"2019-09-28T09:22:13+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-kooxo-hubeysan-oo-suuqa-bakaaraha-ku-toogtay-haweeney-caan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-kooxo-hubeysan-oo-suuqa-bakaaraha-ku-toogtay-haweeney-caan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-kooxo-hubeysan-oo-suuqa-bakaaraha-ku-toogtay-haweeney-caan\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/big-news.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/big-news.png","width":637,"height":517},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-kooxo-hubeysan-oo-suuqa-bakaaraha-ku-toogtay-haweeney-caan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Deg deg Kooxo Hubeysan Oo Suuqa Bakaaraha ku Toogtay Haweeney Caan."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133538"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=133538"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133538\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":133539,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133538\/revisions\/133539"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/130179"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=133538"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=133538"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=133538"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}