{"id":133550,"date":"2019-09-28T16:40:57","date_gmt":"2019-09-28T14:40:57","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=133550"},"modified":"2019-09-28T16:40:57","modified_gmt":"2019-09-28T14:40:57","slug":"xog-galmudug-cusub-oo-lagu-soo-dhisi-doono-hoteladda-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-galmudug-cusub-oo-lagu-soo-dhisi-doono-hoteladda-muqdisho\/","title":{"rendered":"XOG:- Galmudug Cusub oo lagu soo dhisi doono Hoteladda Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaanada ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda deegaanada Galmudug ayaa la sheegay inay wadaan qorsho ah in xildhibaanada cusub ee Maamulka Galmudug lagu soo dhiso Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Ilo wareedyo ayaa ii sheegay in qorshahan abaabulkiisa uu haatan ka socda Magaalada Muqdisho, islamarkaana waxaa la filayaa in dhawaan saxiixayaasha rasmiga ee Galmudug arintan laga dhaadhiciyo.<\/p>\n<p>Arintan ayaa ka dambeysay kadib markii xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda deegaanada Galmudug ay dadaal badan Ku bixinayaan sidii ay markale dib ugu soo laaban lahaayeen Baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dhismaha Galmudug ayaa xiligan wajahaya jahwareer xoog leh, xilli maalmo ka hor ay xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda deegaanada Galmudug ay bilaabeen sidii ay u keeni lahaayeen saxiixayaasha rasmiga ah ee Galmudug.<\/p>\n<p>Xaalad siyaasadeed oo aad u qasan ayaa laga dareemayaa Magaalada Dhuusamareeb, kaasi oo ay wadaan xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda deegaanada Galmudug.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa iyana wada qorsho cusub oo lagu dhiso Galmudug.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaanada ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda deegaanada Galmudug ayaa la sheegay inay wadaan qorsho ah in xildhibaanada cusub ee Maamulka Galmudug lagu soo dhiso Magaalada Muqdisho. Ilo wareedyo ayaa ii sheegay in qorshahan abaabulkiisa uu haatan ka socda Magaalada Muqdisho, islamarkaana waxaa la filayaa in dhawaan saxiixayaasha rasmiga ee Galmudug arintan laga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":44719,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-133550","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>XOG:- Galmudug Cusub oo lagu soo dhisi doono Hoteladda Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-galmudug-cusub-oo-lagu-soo-dhisi-doono-hoteladda-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"XOG:- Galmudug Cusub oo lagu soo dhisi doono Hoteladda Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaanada ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda deegaanada Galmudug ayaa la sheegay inay wadaan qorsho ah in xildhibaanada cusub ee Maamulka Galmudug lagu soo dhiso Magaalada Muqdisho. Ilo wareedyo ayaa ii sheegay in qorshahan abaabulkiisa uu haatan ka socda Magaalada Muqdisho, islamarkaana waxaa la filayaa in dhawaan saxiixayaasha rasmiga ee Galmudug arintan laga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-galmudug-cusub-oo-lagu-soo-dhisi-doono-hoteladda-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-09-28T14:40:57+00:00\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-galmudug-cusub-oo-lagu-soo-dhisi-doono-hoteladda-muqdisho\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-galmudug-cusub-oo-lagu-soo-dhisi-doono-hoteladda-muqdisho\/\",\"name\":\"XOG:- Galmudug Cusub oo lagu soo dhisi doono Hoteladda Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-galmudug-cusub-oo-lagu-soo-dhisi-doono-hoteladda-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-galmudug-cusub-oo-lagu-soo-dhisi-doono-hoteladda-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"\",\"datePublished\":\"2019-09-28T14:40:57+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-galmudug-cusub-oo-lagu-soo-dhisi-doono-hoteladda-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-galmudug-cusub-oo-lagu-soo-dhisi-doono-hoteladda-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-galmudug-cusub-oo-lagu-soo-dhisi-doono-hoteladda-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"\",\"contentUrl\":\"\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-galmudug-cusub-oo-lagu-soo-dhisi-doono-hoteladda-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"XOG:- Galmudug Cusub oo lagu soo dhisi doono Hoteladda Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"XOG:- Galmudug Cusub oo lagu soo dhisi doono Hoteladda Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-galmudug-cusub-oo-lagu-soo-dhisi-doono-hoteladda-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"XOG:- Galmudug Cusub oo lagu soo dhisi doono Hoteladda Muqdisho - Wardoon","og_description":"Xildhibaanada ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda deegaanada Galmudug ayaa la sheegay inay wadaan qorsho ah in xildhibaanada cusub ee Maamulka Galmudug lagu soo dhiso Magaalada Muqdisho. Ilo wareedyo ayaa ii sheegay in qorshahan abaabulkiisa uu haatan ka socda Magaalada Muqdisho, islamarkaana waxaa la filayaa in dhawaan saxiixayaasha rasmiga ee Galmudug arintan laga [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-galmudug-cusub-oo-lagu-soo-dhisi-doono-hoteladda-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-09-28T14:40:57+00:00","author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-galmudug-cusub-oo-lagu-soo-dhisi-doono-hoteladda-muqdisho\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-galmudug-cusub-oo-lagu-soo-dhisi-doono-hoteladda-muqdisho\/","name":"XOG:- Galmudug Cusub oo lagu soo dhisi doono Hoteladda Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-galmudug-cusub-oo-lagu-soo-dhisi-doono-hoteladda-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-galmudug-cusub-oo-lagu-soo-dhisi-doono-hoteladda-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"","datePublished":"2019-09-28T14:40:57+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-galmudug-cusub-oo-lagu-soo-dhisi-doono-hoteladda-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-galmudug-cusub-oo-lagu-soo-dhisi-doono-hoteladda-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-galmudug-cusub-oo-lagu-soo-dhisi-doono-hoteladda-muqdisho\/#primaryimage","url":"","contentUrl":""},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-galmudug-cusub-oo-lagu-soo-dhisi-doono-hoteladda-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"XOG:- Galmudug Cusub oo lagu soo dhisi doono Hoteladda Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133550"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=133550"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133550\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":133552,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133550\/revisions\/133552"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=133550"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=133550"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=133550"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}