{"id":133659,"date":"2019-10-06T12:28:10","date_gmt":"2019-10-06T10:28:10","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=133659"},"modified":"2019-10-06T12:28:10","modified_gmt":"2019-10-06T10:28:10","slug":"xog-dhab-ah-gudomiyaha-barlamanka-puntland-oo-qarka-usaaran-in-xilka-laga-tuuro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-gudomiyaha-barlamanka-puntland-oo-qarka-usaaran-in-xilka-laga-tuuro\/","title":{"rendered":"XOG;- Dhab ah Gudomiyaha Barlamanka Puntland oo qarka usaaran in Xilka Laga tuuro."},"content":{"rendered":"<p>Hadal heynta ugu badan ee Deegaanada Puntland Maanta ayaa Muujinaysa iney Jiraan Xildhibaano ka Tirsan Golaha Wakiilada oo wada Abaabulka Mooshin ka dhan ah Guddoomiyaha Baarlamanka Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed), Sida uu maanta Garowe ka sheegay Xildhibaan Cabdiraxmaan Jaabiri Samatar oo oga digay Xukuumadda iney Falkaasi Ku dhaqaaqdo.<\/p>\n<p>Arintaan oo noqotay Caado lagu yaqaano Xukuumad kasta iney sameyso Xiliga doorashada Kadib, ayuu sheegay ineysan aqbali doonin in la keensado Guddoomiye Lagu Adeegto.<\/p>\n<p>Bishii October 2015 ayeey aheyd markii Xildhibaanadii Golaha Wakiilada ee xiligaasi ay muddo 24 saac gudahood ah ku abaabuleen Mooshin ka dhan ahaa Afhayeenkii Baarlamaanka ee wakhtigaasi Siciid Xasan Shire, waxaana saxiixay Mooshinkaasi Xildhibaano gaaraya 42 Mudane.<\/p>\n<p>Waxaana lagu soo eedeeyay Qodobo ay kamid ahaayeen.<\/p>\n<p>* Xil gudosho la\u2019aan.<br \/>\n* Musuq-Maasuq.<br \/>\n* Iyo In uu maroorsadey awooddii Madaxweyne ku-xigeenka<\/p>\n<p>25-ka Bishan October oo La filayo inuu furmo fadhiga Baarlamanka ayaa la sugayaa Sidey wax Noqdaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hadal heynta ugu badan ee Deegaanada Puntland Maanta ayaa Muujinaysa iney Jiraan Xildhibaano ka Tirsan Golaha Wakiilada oo wada Abaabulka Mooshin ka dhan ah Guddoomiyaha Baarlamanka Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed), Sida uu maanta Garowe ka sheegay Xildhibaan Cabdiraxmaan Jaabiri Samatar oo oga digay Xukuumadda iney Falkaasi Ku dhaqaaqdo. Arintaan oo noqotay Caado lagu yaqaano [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":133660,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-133659","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>XOG;- Dhab ah Gudomiyaha Barlamanka Puntland oo qarka usaaran in Xilka Laga tuuro. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-gudomiyaha-barlamanka-puntland-oo-qarka-usaaran-in-xilka-laga-tuuro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"XOG;- Dhab ah Gudomiyaha Barlamanka Puntland oo qarka usaaran in Xilka Laga tuuro. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hadal heynta ugu badan ee Deegaanada Puntland Maanta ayaa Muujinaysa iney Jiraan Xildhibaano ka Tirsan Golaha Wakiilada oo wada Abaabulka Mooshin ka dhan ah Guddoomiyaha Baarlamanka Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed), Sida uu maanta Garowe ka sheegay Xildhibaan Cabdiraxmaan Jaabiri Samatar oo oga digay Xukuumadda iney Falkaasi Ku dhaqaaqdo. Arintaan oo noqotay Caado lagu yaqaano [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-gudomiyaha-barlamanka-puntland-oo-qarka-usaaran-in-xilka-laga-tuuro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-10-06T10:28:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1570357403572.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"687\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-gudomiyaha-barlamanka-puntland-oo-qarka-usaaran-in-xilka-laga-tuuro\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-gudomiyaha-barlamanka-puntland-oo-qarka-usaaran-in-xilka-laga-tuuro\/\",\"name\":\"XOG;- Dhab ah Gudomiyaha Barlamanka Puntland oo qarka usaaran in Xilka Laga tuuro. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-gudomiyaha-barlamanka-puntland-oo-qarka-usaaran-in-xilka-laga-tuuro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-gudomiyaha-barlamanka-puntland-oo-qarka-usaaran-in-xilka-laga-tuuro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1570357403572.jpg\",\"datePublished\":\"2019-10-06T10:28:10+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-gudomiyaha-barlamanka-puntland-oo-qarka-usaaran-in-xilka-laga-tuuro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-gudomiyaha-barlamanka-puntland-oo-qarka-usaaran-in-xilka-laga-tuuro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-gudomiyaha-barlamanka-puntland-oo-qarka-usaaran-in-xilka-laga-tuuro\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1570357403572.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1570357403572.jpg\",\"width\":720,\"height\":687},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-gudomiyaha-barlamanka-puntland-oo-qarka-usaaran-in-xilka-laga-tuuro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"XOG;- Dhab ah Gudomiyaha Barlamanka Puntland oo qarka usaaran in Xilka Laga tuuro.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"XOG;- Dhab ah Gudomiyaha Barlamanka Puntland oo qarka usaaran in Xilka Laga tuuro. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-gudomiyaha-barlamanka-puntland-oo-qarka-usaaran-in-xilka-laga-tuuro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"XOG;- Dhab ah Gudomiyaha Barlamanka Puntland oo qarka usaaran in Xilka Laga tuuro. - Wardoon","og_description":"Hadal heynta ugu badan ee Deegaanada Puntland Maanta ayaa Muujinaysa iney Jiraan Xildhibaano ka Tirsan Golaha Wakiilada oo wada Abaabulka Mooshin ka dhan ah Guddoomiyaha Baarlamanka Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed), Sida uu maanta Garowe ka sheegay Xildhibaan Cabdiraxmaan Jaabiri Samatar oo oga digay Xukuumadda iney Falkaasi Ku dhaqaaqdo. Arintaan oo noqotay Caado lagu yaqaano [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-gudomiyaha-barlamanka-puntland-oo-qarka-usaaran-in-xilka-laga-tuuro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-10-06T10:28:10+00:00","og_image":[{"width":720,"height":687,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1570357403572.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-gudomiyaha-barlamanka-puntland-oo-qarka-usaaran-in-xilka-laga-tuuro\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-gudomiyaha-barlamanka-puntland-oo-qarka-usaaran-in-xilka-laga-tuuro\/","name":"XOG;- Dhab ah Gudomiyaha Barlamanka Puntland oo qarka usaaran in Xilka Laga tuuro. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-gudomiyaha-barlamanka-puntland-oo-qarka-usaaran-in-xilka-laga-tuuro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-gudomiyaha-barlamanka-puntland-oo-qarka-usaaran-in-xilka-laga-tuuro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1570357403572.jpg","datePublished":"2019-10-06T10:28:10+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-gudomiyaha-barlamanka-puntland-oo-qarka-usaaran-in-xilka-laga-tuuro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-gudomiyaha-barlamanka-puntland-oo-qarka-usaaran-in-xilka-laga-tuuro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-gudomiyaha-barlamanka-puntland-oo-qarka-usaaran-in-xilka-laga-tuuro\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1570357403572.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1570357403572.jpg","width":720,"height":687},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-gudomiyaha-barlamanka-puntland-oo-qarka-usaaran-in-xilka-laga-tuuro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"XOG;- Dhab ah Gudomiyaha Barlamanka Puntland oo qarka usaaran in Xilka Laga tuuro."}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133659"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=133659"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133659\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":133661,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133659\/revisions\/133661"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/133660"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=133659"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=133659"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=133659"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}