{"id":133678,"date":"2019-10-07T13:59:13","date_gmt":"2019-10-07T11:59:13","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=133678"},"modified":"2019-10-07T13:59:13","modified_gmt":"2019-10-07T11:59:13","slug":"war-cusub-dowladda-jubbland-oo-war-cad-ka-soo-saaray-hadal-ka-soo-baxay-dowladda-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-jubbland-oo-war-cad-ka-soo-saaray-hadal-ka-soo-baxay-dowladda-dhexe\/","title":{"rendered":"War.Cusub Dowladda Jubbland oo War Cad ka soo Saaray Hadal ka soo Baxay Dowladda Dhexe"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka Jubbaland ayaa si kulul uga hor-yimid habraacii soo xulista Baarlamaanka iyo doorashada Madaxweynaha Jubbaland ee ay shalay soo saartay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya.<span id=\"more-987\"><\/span><\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafinta Jubbaland Cabdi Xuseen Sheekh Maxamed oo la hadlay Idaacada BBC ayaa sharci darro ku tilmaamay warqada ka soo baxday Wasaaradda Arrimaha Gudaha.<\/p>\n<p>\u201cWarqadan ka soo baxday Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka waxaan u aragtaa inay tahay mid sharci darro ah oo baal marsan dastuurka dalka u yaalla\u201dayuu yiri Wasiirka Warfaafinta Jubbaland.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa uu sheegay in dowladda Federaalka ay mar walba ka lalmato maamul goboleedyada, waxaana uu caddeeyay in dhowaan ay qabanayaan caleema saarka Madaxweynaha Jubbaland.<\/p>\n<p>Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa lagu sheegay in loo baahan yahay in la magacaabo Guddi farsamo oo loo dhan yahay, kalana shaqeyn doonaan sidii loo soo xuli lahaa Baarlamaan cusub iyo in la qabto shir dib u heshiisiin.<\/p>\n<p>Dhowr jeer oo hore Maamulka Jubbaland ayaa qaadacay qoraalo is daba joog ahaa oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, waxaana inta badan ahaayeen kuwo aanan dhaqan gelin oo khilaafka labada dhinac sii xoojin jiray.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_bottom td_uid_9_5d9b258a0c611_rand td_block_template_1 \"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Jubbaland ayaa si kulul uga hor-yimid habraacii soo xulista Baarlamaanka iyo doorashada Madaxweynaha Jubbaland ee ay shalay soo saartay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya. Wasiirka Warfaafinta Jubbaland Cabdi Xuseen Sheekh Maxamed oo la hadlay Idaacada BBC ayaa sharci darro ku tilmaamay warqada ka soo baxday Wasaaradda Arrimaha Gudaha. \u201cWarqadan ka soo baxday Wasaaradda Arrimaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":131090,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-133678","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>War.Cusub Dowladda Jubbland oo War Cad ka soo Saaray Hadal ka soo Baxay Dowladda Dhexe - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-jubbland-oo-war-cad-ka-soo-saaray-hadal-ka-soo-baxay-dowladda-dhexe\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"War.Cusub Dowladda Jubbland oo War Cad ka soo Saaray Hadal ka soo Baxay Dowladda Dhexe - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maamulka Jubbaland ayaa si kulul uga hor-yimid habraacii soo xulista Baarlamaanka iyo doorashada Madaxweynaha Jubbaland ee ay shalay soo saartay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya. Wasiirka Warfaafinta Jubbaland Cabdi Xuseen Sheekh Maxamed oo la hadlay Idaacada BBC ayaa sharci darro ku tilmaamay warqada ka soo baxday Wasaaradda Arrimaha Gudaha. \u201cWarqadan ka soo baxday Wasaaradda Arrimaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-jubbland-oo-war-cad-ka-soo-saaray-hadal-ka-soo-baxay-dowladda-dhexe\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-10-07T11:59:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Jubbaland.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"267\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"189\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-jubbland-oo-war-cad-ka-soo-saaray-hadal-ka-soo-baxay-dowladda-dhexe\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-jubbland-oo-war-cad-ka-soo-saaray-hadal-ka-soo-baxay-dowladda-dhexe\/\",\"name\":\"War.Cusub Dowladda Jubbland oo War Cad ka soo Saaray Hadal ka soo Baxay Dowladda Dhexe - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-jubbland-oo-war-cad-ka-soo-saaray-hadal-ka-soo-baxay-dowladda-dhexe\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-jubbland-oo-war-cad-ka-soo-saaray-hadal-ka-soo-baxay-dowladda-dhexe\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Jubbaland.jpg\",\"datePublished\":\"2019-10-07T11:59:13+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-jubbland-oo-war-cad-ka-soo-saaray-hadal-ka-soo-baxay-dowladda-dhexe\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-jubbland-oo-war-cad-ka-soo-saaray-hadal-ka-soo-baxay-dowladda-dhexe\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-jubbland-oo-war-cad-ka-soo-saaray-hadal-ka-soo-baxay-dowladda-dhexe\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Jubbaland.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Jubbaland.jpg\",\"width\":267,\"height\":189},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-jubbland-oo-war-cad-ka-soo-saaray-hadal-ka-soo-baxay-dowladda-dhexe\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"War.Cusub Dowladda Jubbland oo War Cad ka soo Saaray Hadal ka soo Baxay Dowladda Dhexe\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"War.Cusub Dowladda Jubbland oo War Cad ka soo Saaray Hadal ka soo Baxay Dowladda Dhexe - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-jubbland-oo-war-cad-ka-soo-saaray-hadal-ka-soo-baxay-dowladda-dhexe\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"War.Cusub Dowladda Jubbland oo War Cad ka soo Saaray Hadal ka soo Baxay Dowladda Dhexe - Wardoon","og_description":"Maamulka Jubbaland ayaa si kulul uga hor-yimid habraacii soo xulista Baarlamaanka iyo doorashada Madaxweynaha Jubbaland ee ay shalay soo saartay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya. Wasiirka Warfaafinta Jubbaland Cabdi Xuseen Sheekh Maxamed oo la hadlay Idaacada BBC ayaa sharci darro ku tilmaamay warqada ka soo baxday Wasaaradda Arrimaha Gudaha. \u201cWarqadan ka soo baxday Wasaaradda Arrimaha [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-jubbland-oo-war-cad-ka-soo-saaray-hadal-ka-soo-baxay-dowladda-dhexe\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-10-07T11:59:13+00:00","og_image":[{"width":267,"height":189,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Jubbaland.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-jubbland-oo-war-cad-ka-soo-saaray-hadal-ka-soo-baxay-dowladda-dhexe\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-jubbland-oo-war-cad-ka-soo-saaray-hadal-ka-soo-baxay-dowladda-dhexe\/","name":"War.Cusub Dowladda Jubbland oo War Cad ka soo Saaray Hadal ka soo Baxay Dowladda Dhexe - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-jubbland-oo-war-cad-ka-soo-saaray-hadal-ka-soo-baxay-dowladda-dhexe\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-jubbland-oo-war-cad-ka-soo-saaray-hadal-ka-soo-baxay-dowladda-dhexe\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Jubbaland.jpg","datePublished":"2019-10-07T11:59:13+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-jubbland-oo-war-cad-ka-soo-saaray-hadal-ka-soo-baxay-dowladda-dhexe\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-jubbland-oo-war-cad-ka-soo-saaray-hadal-ka-soo-baxay-dowladda-dhexe\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-jubbland-oo-war-cad-ka-soo-saaray-hadal-ka-soo-baxay-dowladda-dhexe\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Jubbaland.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Jubbaland.jpg","width":267,"height":189},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-jubbland-oo-war-cad-ka-soo-saaray-hadal-ka-soo-baxay-dowladda-dhexe\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"War.Cusub Dowladda Jubbland oo War Cad ka soo Saaray Hadal ka soo Baxay Dowladda Dhexe"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133678"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=133678"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133678\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":133679,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133678\/revisions\/133679"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/131090"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=133678"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=133678"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=133678"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}