{"id":133683,"date":"2019-10-08T09:58:16","date_gmt":"2019-10-08T07:58:16","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=133683"},"modified":"2019-10-08T09:58:16","modified_gmt":"2019-10-08T07:58:16","slug":"warbixinxogdhab-ah-saadaq-jon-oo-loo-heysto-danbiyo-adag-xalaadda-oo-cakiran","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixinxogdhab-ah-saadaq-jon-oo-loo-heysto-danbiyo-adag-xalaadda-oo-cakiran\/","title":{"rendered":"Warbixin,XOG,Dhab ah Saadaq Jon oo Loo Heysto Danbiyo Adag . &#038; Xalaadda Oo Cakiran."},"content":{"rendered":"<p>Qoraalkan hoose ee 10 ka bog ah waxaa qoray qareen Maraynkan ah oo ay xukuumada Soomaaliyeed u qabatay in danbiyada loo haysto laga beri yeelo Saadaq Cumar Maxamad oo loo yaqaan Saadaq John. Jeremy W. Schulman oo horay qareen ugu ahaa Xasan Cali Kheyre markii lagu soo eedeyey in uu xiriir la leeyahay ururka Alshabaab ayey dawlada Soomaaliya muddo sanad ka hor ah u kiraysay, qasnada Qaranka u furtay in Schulman qareen u noqdo Saadaq John, iyadoo uu qarashka qareenku ilaa iyo haatan boqolaal kun sii marayo.<\/p>\n<p>Waxaa kaloo cadaadis lagu saaray saraakiil xil ka haysa dawlada ama ka soo hayn jirtay in ay ka marqaati kacaan in Saadaq John ka eed la\u2019yahay danbiyada loo haysto. Waxaa saraakiishaas ka mid ah jeneraal Saaciid Axmad Kediye oo hataan madax ka ah waaxda danbi baarista ee ciidanka booliska (CID), Xuseen Cusmaan Xuseen iyo C\/llaahi Maxamad Cali \u201cSanbaloolshe\u201d oo labadu soo noqday agaasimaha hay\u2019adda Nabadsugida Iyo Sirdoonka Soomaaliyeed ee (NISA).<\/p>\n<p>Saadaq John ayaa danbiyadiisa loo gudbiyey guddiga cunaqabataynta Qaramada Midoobay ee qaabilsan shakhsiyaadka xasilooni darida ku haya Soomaaliya, xiriirkana la leh argegexisada. Sadaq John ayaa loo haysataa danbiyo kala duwan oo ay ka mid yihiin weerarkii uu ku soo qaaday xarunta Xisbiga Wadajir ee uu ku dilay shan ruux, ka dibna kabahooda ku aasay, dilal qorshaysan oo uu muwaadiniin Soomaaliyeed u gaystay, ka macaashka hub sharci daro lagu iibiyey iyo xiriir kala dhexeeya Alshabaab,<\/p>\n<p>Qoraalka qareenka ayaa ah mid caato ah, kana aradan xujooyin, marka laga reebo marqaatiyada ay fureen saraakiisha kor ku xusan. Xisbiga Wadajir si rasmi ah ayuu qoraal ugu gudbin doonaa QM.<\/p>\n<p>Waxaanse halkaan fariin uga diraynaa saraakiisha amniga, kuwa marqaaatiga furay, madaxda xukuumada, warbaahinta iyo dadka xuquuqda aadanaha u dhaqdhaqaaqa.<\/p>\n<p>1- Dhalinyarada ka tirsan hay\u2019adaha iyo laamaha amniga ku cibra qaata Saadaq John, ogaadaana fal kasta oo dastuurka dalka iyo xayndaabka sharciga ka baxsan in uu yahay danbi qoorta kuu suran oo aan marna ka haraynin, mustaqbalkaadana iyo meel kasta oo aad dunida ka tagtana ku hor yaala. Sadaq John maanta ma haysto qoraal sharci ah, ama amar qoran oo kuwii soo diray ka hayo oo uu isku furan karo. Amar kasta oo la idin siiyo waa in uu sharci ku qotomaa, cida soo bixisayna qoraal idinku siisaaa.<\/p>\n<p>2- Saraakiisha shahaado zuurka iyo marqaati beenaadka u furtay si loo beri yeelo Sadaq John waa mid u diiwan gashan. Waxba u terimayso John, shacabka Soomaaliyeedna wuu ogaaday wixii aad moodeen in ay qarsoonaan doonaan. Weli fursad ayaa idiin furan aad mowqifkiina ku cadayn kartaan, haddii la idinka been abuurtay ama la idin cadaadiyey intaba.<\/p>\n<p>3- Madaxda dawlada waa in ay ogaadaan in danbiga uusan ku ekaan doonin wiilashii ay ku shaqeysteen ee ay danbiyada geliyeen ee<br \/>\nmaalintooda ay iman doonto. Waxaan ognahay in madaxweyne Farmaajo uu Sadaq John ku daray wafdigiisii Qaramada Midoobay si loo horgeeyo Guddiga Cunaqabataynta Qaramada Midoobay loona beri yeelo, waxaan ognahay in Raysalwasaare Kheyre uu soo qabtay qareenka, qasnada dawlada na u furay qarash kasta oo ku baxa difaaca John. Laba wajiilanimo ka wayn miyaa jirta in C\/rashiid Janan maxkamad ayaan saaraynaa la yiraahdo Saadaq John waa qarash iyo qareen ayaan difaaciisa ku bixinaynaa??<\/p>\n<p>4- Warbaahinta Soomaaliyeed waa in ay soo bandhigaan xaqiiqda dhabta ah, lana wadaagaan bulshada Soomaaliyeed xogta ku xeeran dacwadan ilaa Qaramada Midoobay is daba taal.<\/p>\n<p>5- Hay\u2019adaha xuquuqda insaanka iyo dadka u dhaqdhaqaaqa xuquuqda aadanaha waxaan ku dhiiragelinaynaa in ay kaalintooda ka qaataan dabagalka danbiilayaasha, nagalana shaqeeyaan in cadaaladu guulaysato, ilaalinta xuquuqda bani\u2019aadamkana ay tahay waxa ugu wayn ee dawladnimada loo dhisay<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qoraalkan hoose ee 10 ka bog ah waxaa qoray qareen Maraynkan ah oo ay xukuumada Soomaaliyeed u qabatay in danbiyada loo haysto laga beri yeelo Saadaq Cumar Maxamad oo loo yaqaan Saadaq John. Jeremy W. Schulman oo horay qareen ugu ahaa Xasan Cali Kheyre markii lagu soo eedeyey in uu xiriir la leeyahay ururka Alshabaab [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":133684,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-133683","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Warbixin,XOG,Dhab ah Saadaq Jon oo Loo Heysto Danbiyo Adag . &amp; Xalaadda Oo Cakiran. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixinxogdhab-ah-saadaq-jon-oo-loo-heysto-danbiyo-adag-xalaadda-oo-cakiran\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Warbixin,XOG,Dhab ah Saadaq Jon oo Loo Heysto Danbiyo Adag . &amp; Xalaadda Oo Cakiran. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qoraalkan hoose ee 10 ka bog ah waxaa qoray qareen Maraynkan ah oo ay xukuumada Soomaaliyeed u qabatay in danbiyada loo haysto laga beri yeelo Saadaq Cumar Maxamad oo loo yaqaan Saadaq John. Jeremy W. Schulman oo horay qareen ugu ahaa Xasan Cali Kheyre markii lagu soo eedeyey in uu xiriir la leeyahay ururka Alshabaab [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixinxogdhab-ah-saadaq-jon-oo-loo-heysto-danbiyo-adag-xalaadda-oo-cakiran\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-10-08T07:58:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1570521210247.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"540\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"622\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixinxogdhab-ah-saadaq-jon-oo-loo-heysto-danbiyo-adag-xalaadda-oo-cakiran\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixinxogdhab-ah-saadaq-jon-oo-loo-heysto-danbiyo-adag-xalaadda-oo-cakiran\/\",\"name\":\"Warbixin,XOG,Dhab ah Saadaq Jon oo Loo Heysto Danbiyo Adag . & Xalaadda Oo Cakiran. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixinxogdhab-ah-saadaq-jon-oo-loo-heysto-danbiyo-adag-xalaadda-oo-cakiran\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixinxogdhab-ah-saadaq-jon-oo-loo-heysto-danbiyo-adag-xalaadda-oo-cakiran\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1570521210247.jpg\",\"datePublished\":\"2019-10-08T07:58:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixinxogdhab-ah-saadaq-jon-oo-loo-heysto-danbiyo-adag-xalaadda-oo-cakiran\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixinxogdhab-ah-saadaq-jon-oo-loo-heysto-danbiyo-adag-xalaadda-oo-cakiran\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixinxogdhab-ah-saadaq-jon-oo-loo-heysto-danbiyo-adag-xalaadda-oo-cakiran\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1570521210247.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1570521210247.jpg\",\"width\":540,\"height\":622},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixinxogdhab-ah-saadaq-jon-oo-loo-heysto-danbiyo-adag-xalaadda-oo-cakiran\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Warbixin,XOG,Dhab ah Saadaq Jon oo Loo Heysto Danbiyo Adag . &#038; Xalaadda Oo Cakiran.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Warbixin,XOG,Dhab ah Saadaq Jon oo Loo Heysto Danbiyo Adag . & Xalaadda Oo Cakiran. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixinxogdhab-ah-saadaq-jon-oo-loo-heysto-danbiyo-adag-xalaadda-oo-cakiran\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Warbixin,XOG,Dhab ah Saadaq Jon oo Loo Heysto Danbiyo Adag . & Xalaadda Oo Cakiran. - Wardoon","og_description":"Qoraalkan hoose ee 10 ka bog ah waxaa qoray qareen Maraynkan ah oo ay xukuumada Soomaaliyeed u qabatay in danbiyada loo haysto laga beri yeelo Saadaq Cumar Maxamad oo loo yaqaan Saadaq John. Jeremy W. Schulman oo horay qareen ugu ahaa Xasan Cali Kheyre markii lagu soo eedeyey in uu xiriir la leeyahay ururka Alshabaab [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixinxogdhab-ah-saadaq-jon-oo-loo-heysto-danbiyo-adag-xalaadda-oo-cakiran\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-10-08T07:58:16+00:00","og_image":[{"width":540,"height":622,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1570521210247.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixinxogdhab-ah-saadaq-jon-oo-loo-heysto-danbiyo-adag-xalaadda-oo-cakiran\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixinxogdhab-ah-saadaq-jon-oo-loo-heysto-danbiyo-adag-xalaadda-oo-cakiran\/","name":"Warbixin,XOG,Dhab ah Saadaq Jon oo Loo Heysto Danbiyo Adag . & Xalaadda Oo Cakiran. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixinxogdhab-ah-saadaq-jon-oo-loo-heysto-danbiyo-adag-xalaadda-oo-cakiran\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixinxogdhab-ah-saadaq-jon-oo-loo-heysto-danbiyo-adag-xalaadda-oo-cakiran\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1570521210247.jpg","datePublished":"2019-10-08T07:58:16+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixinxogdhab-ah-saadaq-jon-oo-loo-heysto-danbiyo-adag-xalaadda-oo-cakiran\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixinxogdhab-ah-saadaq-jon-oo-loo-heysto-danbiyo-adag-xalaadda-oo-cakiran\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixinxogdhab-ah-saadaq-jon-oo-loo-heysto-danbiyo-adag-xalaadda-oo-cakiran\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1570521210247.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1570521210247.jpg","width":540,"height":622},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixinxogdhab-ah-saadaq-jon-oo-loo-heysto-danbiyo-adag-xalaadda-oo-cakiran\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Warbixin,XOG,Dhab ah Saadaq Jon oo Loo Heysto Danbiyo Adag . &#038; Xalaadda Oo Cakiran."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133683"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=133683"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133683\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":133685,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133683\/revisions\/133685"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/133684"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=133683"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=133683"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=133683"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}