{"id":133699,"date":"2019-10-09T10:26:29","date_gmt":"2019-10-09T08:26:29","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=133699"},"modified":"2019-10-09T10:26:29","modified_gmt":"2019-10-09T08:26:29","slug":"war-cusub-hogaanka-ahlusuna-oo-ka-hor-yimid-gudiga-dorashadda-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-hogaanka-ahlusuna-oo-ka-hor-yimid-gudiga-dorashadda-galmudug\/","title":{"rendered":"War.Cusub Hogaanka Ahlusuna oo ka Hor yimid Gudiga Dorashadda Galmudug"},"content":{"rendered":"<p>Warar soo baxaya ayaa sheegaya in saacaadaha soo aadan lagu wado in hoggaanka Ahlusuna ay ku dhawaaqaan guddiga farsamada ee dhismaha maamulka galmudug.<\/p>\n<p>Guddigan ay ku dhawaaqi doonaan hoggaanka Ahlusuna ayaa la filayaa in ay soo xulaan xildhibaanada cusub ee baarlamaanka maamulka Galmudug.<br \/>\nGuddoomiyaha guud ee Ahlusuna Macalin Maxamuud,<\/p>\n<p>Madaxa Xukuumadda galmudug Sheekh Shaakir iyo C\/risaaq Maxamed Ashacari oo kamid ah hoggaanka Sar sare ee Ahlusunna ayaa kulamo ka wado magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>Lama oga go\u2019aanka ay qaadan doonaan Hoggaanka ahlusunna oo horay dhowr mar heshiis ula galay dowladda Federaalka ee hadda jirta iyo kuwii ka horeeyey oo aan dhaqan gelin.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa hada waxaa ay wajahaysaa culeys weyn oo kaga imaanaya hogaanka Ahlusuna waljamaaca.<\/p>\n<p>Waa khilaaf cusub oo soo food saaray dowladda Soomaaliya, lamana oga qaabka ay ku maareen doonto dowladda tabashada hada ay muujinayaan hoggaanka Ahlusuna.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar soo baxaya ayaa sheegaya in saacaadaha soo aadan lagu wado in hoggaanka Ahlusuna ay ku dhawaaqaan guddiga farsamada ee dhismaha maamulka galmudug. Guddigan ay ku dhawaaqi doonaan hoggaanka Ahlusuna ayaa la filayaa in ay soo xulaan xildhibaanada cusub ee baarlamaanka maamulka Galmudug. Guddoomiyaha guud ee Ahlusuna Macalin Maxamuud, Madaxa Xukuumadda galmudug Sheekh Shaakir iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":27339,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-133699","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>War.Cusub Hogaanka Ahlusuna oo ka Hor yimid Gudiga Dorashadda Galmudug - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-hogaanka-ahlusuna-oo-ka-hor-yimid-gudiga-dorashadda-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"War.Cusub Hogaanka Ahlusuna oo ka Hor yimid Gudiga Dorashadda Galmudug - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar soo baxaya ayaa sheegaya in saacaadaha soo aadan lagu wado in hoggaanka Ahlusuna ay ku dhawaaqaan guddiga farsamada ee dhismaha maamulka galmudug. Guddigan ay ku dhawaaqi doonaan hoggaanka Ahlusuna ayaa la filayaa in ay soo xulaan xildhibaanada cusub ee baarlamaanka maamulka Galmudug. Guddoomiyaha guud ee Ahlusuna Macalin Maxamuud, Madaxa Xukuumadda galmudug Sheekh Shaakir iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-hogaanka-ahlusuna-oo-ka-hor-yimid-gudiga-dorashadda-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-10-09T08:26:29+00:00\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-hogaanka-ahlusuna-oo-ka-hor-yimid-gudiga-dorashadda-galmudug\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-hogaanka-ahlusuna-oo-ka-hor-yimid-gudiga-dorashadda-galmudug\/\",\"name\":\"War.Cusub Hogaanka Ahlusuna oo ka Hor yimid Gudiga Dorashadda Galmudug - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-hogaanka-ahlusuna-oo-ka-hor-yimid-gudiga-dorashadda-galmudug\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-hogaanka-ahlusuna-oo-ka-hor-yimid-gudiga-dorashadda-galmudug\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"\",\"datePublished\":\"2019-10-09T08:26:29+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-hogaanka-ahlusuna-oo-ka-hor-yimid-gudiga-dorashadda-galmudug\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-hogaanka-ahlusuna-oo-ka-hor-yimid-gudiga-dorashadda-galmudug\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-hogaanka-ahlusuna-oo-ka-hor-yimid-gudiga-dorashadda-galmudug\/#primaryimage\",\"url\":\"\",\"contentUrl\":\"\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-hogaanka-ahlusuna-oo-ka-hor-yimid-gudiga-dorashadda-galmudug\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"War.Cusub Hogaanka Ahlusuna oo ka Hor yimid Gudiga Dorashadda Galmudug\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"War.Cusub Hogaanka Ahlusuna oo ka Hor yimid Gudiga Dorashadda Galmudug - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-hogaanka-ahlusuna-oo-ka-hor-yimid-gudiga-dorashadda-galmudug\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"War.Cusub Hogaanka Ahlusuna oo ka Hor yimid Gudiga Dorashadda Galmudug - Wardoon","og_description":"Warar soo baxaya ayaa sheegaya in saacaadaha soo aadan lagu wado in hoggaanka Ahlusuna ay ku dhawaaqaan guddiga farsamada ee dhismaha maamulka galmudug. Guddigan ay ku dhawaaqi doonaan hoggaanka Ahlusuna ayaa la filayaa in ay soo xulaan xildhibaanada cusub ee baarlamaanka maamulka Galmudug. Guddoomiyaha guud ee Ahlusuna Macalin Maxamuud, Madaxa Xukuumadda galmudug Sheekh Shaakir iyo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-hogaanka-ahlusuna-oo-ka-hor-yimid-gudiga-dorashadda-galmudug\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-10-09T08:26:29+00:00","author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-hogaanka-ahlusuna-oo-ka-hor-yimid-gudiga-dorashadda-galmudug\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-hogaanka-ahlusuna-oo-ka-hor-yimid-gudiga-dorashadda-galmudug\/","name":"War.Cusub Hogaanka Ahlusuna oo ka Hor yimid Gudiga Dorashadda Galmudug - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-hogaanka-ahlusuna-oo-ka-hor-yimid-gudiga-dorashadda-galmudug\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-hogaanka-ahlusuna-oo-ka-hor-yimid-gudiga-dorashadda-galmudug\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"","datePublished":"2019-10-09T08:26:29+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-hogaanka-ahlusuna-oo-ka-hor-yimid-gudiga-dorashadda-galmudug\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-hogaanka-ahlusuna-oo-ka-hor-yimid-gudiga-dorashadda-galmudug\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-hogaanka-ahlusuna-oo-ka-hor-yimid-gudiga-dorashadda-galmudug\/#primaryimage","url":"","contentUrl":""},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-hogaanka-ahlusuna-oo-ka-hor-yimid-gudiga-dorashadda-galmudug\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"War.Cusub Hogaanka Ahlusuna oo ka Hor yimid Gudiga Dorashadda Galmudug"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133699"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=133699"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133699\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":133700,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133699\/revisions\/133700"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=133699"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=133699"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=133699"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}