{"id":133705,"date":"2019-10-09T17:37:44","date_gmt":"2019-10-09T15:37:44","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=133705"},"modified":"2019-10-09T17:37:44","modified_gmt":"2019-10-09T15:37:44","slug":"deg-deg-shil-diyaaradeed-oo-muqdisho-ka-dhacay-khasaare-ka-dhashay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-shil-diyaaradeed-oo-muqdisho-ka-dhacay-khasaare-ka-dhashay\/","title":{"rendered":"Deg deg Shil Diyaaradeed Oo Muqdisho ka Dhacay. &#038; Khasaare ka dhashay."},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imanaya garoonka diyaaradaha Adan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in diyaarad nooca xamuulka qaada ah ay lugaha u bixi waayeen balse ay degtey iyadoo aan wax waxyeelo ah geysan.<span id=\"more-1159\"><\/span><\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inlineleft td_uid_7_5d9df9632a155_rand td_block_template_1 \"><\/div>\n<p>Lama oga sababta keentay in lugaha ay u bixi waayeen diyaarada oo ka timid magaalada Diinsoor ee gobolka Bay halkaa oo ay geysay xamuul.<\/p>\n<p>Ma jiro wax waxyeelo ah oo ka soo gaartay duuliyihii diyaarada iyo shaqaalihi kale ee saarnaa diyaarada, waxana ay bilaabeen shaqaalaha garoonka sidii diyaaradda looga wareejin lahaa dhabbaha ay diyaaraduhu soo caga-dhigtaan.<\/p>\n<p>Maamulka garoonka diyaaradaha ayaan weli ka hadlin dhacdadan maanta ka dhacday garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho oo maalin walba ay diyaarado badan soo cagadhigtaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imanaya garoonka diyaaradaha Adan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in diyaarad nooca xamuulka qaada ah ay lugaha u bixi waayeen balse ay degtey iyadoo aan wax waxyeelo ah geysan. Lama oga sababta keentay in lugaha ay u bixi waayeen diyaarada oo ka timid magaalada Diinsoor ee gobolka Bay halkaa oo ay geysay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":68795,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-133705","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Deg deg Shil Diyaaradeed Oo Muqdisho ka Dhacay. &amp; Khasaare ka dhashay. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-shil-diyaaradeed-oo-muqdisho-ka-dhacay-khasaare-ka-dhashay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Deg deg Shil Diyaaradeed Oo Muqdisho ka Dhacay. &amp; Khasaare ka dhashay. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imanaya garoonka diyaaradaha Adan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in diyaarad nooca xamuulka qaada ah ay lugaha u bixi waayeen balse ay degtey iyadoo aan wax waxyeelo ah geysan. Lama oga sababta keentay in lugaha ay u bixi waayeen diyaarada oo ka timid magaalada Diinsoor ee gobolka Bay halkaa oo ay geysay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-shil-diyaaradeed-oo-muqdisho-ka-dhacay-khasaare-ka-dhashay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-10-09T15:37:44+00:00\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-shil-diyaaradeed-oo-muqdisho-ka-dhacay-khasaare-ka-dhashay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-shil-diyaaradeed-oo-muqdisho-ka-dhacay-khasaare-ka-dhashay\/\",\"name\":\"Deg deg Shil Diyaaradeed Oo Muqdisho ka Dhacay. & Khasaare ka dhashay. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-shil-diyaaradeed-oo-muqdisho-ka-dhacay-khasaare-ka-dhashay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-shil-diyaaradeed-oo-muqdisho-ka-dhacay-khasaare-ka-dhashay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"\",\"datePublished\":\"2019-10-09T15:37:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-shil-diyaaradeed-oo-muqdisho-ka-dhacay-khasaare-ka-dhashay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-shil-diyaaradeed-oo-muqdisho-ka-dhacay-khasaare-ka-dhashay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-shil-diyaaradeed-oo-muqdisho-ka-dhacay-khasaare-ka-dhashay\/#primaryimage\",\"url\":\"\",\"contentUrl\":\"\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-shil-diyaaradeed-oo-muqdisho-ka-dhacay-khasaare-ka-dhashay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Deg deg Shil Diyaaradeed Oo Muqdisho ka Dhacay. &#038; Khasaare ka dhashay.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Deg deg Shil Diyaaradeed Oo Muqdisho ka Dhacay. & Khasaare ka dhashay. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-shil-diyaaradeed-oo-muqdisho-ka-dhacay-khasaare-ka-dhashay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Deg deg Shil Diyaaradeed Oo Muqdisho ka Dhacay. & Khasaare ka dhashay. - Wardoon","og_description":"Wararka ka imanaya garoonka diyaaradaha Adan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in diyaarad nooca xamuulka qaada ah ay lugaha u bixi waayeen balse ay degtey iyadoo aan wax waxyeelo ah geysan. Lama oga sababta keentay in lugaha ay u bixi waayeen diyaarada oo ka timid magaalada Diinsoor ee gobolka Bay halkaa oo ay geysay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-shil-diyaaradeed-oo-muqdisho-ka-dhacay-khasaare-ka-dhashay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-10-09T15:37:44+00:00","author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-shil-diyaaradeed-oo-muqdisho-ka-dhacay-khasaare-ka-dhashay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-shil-diyaaradeed-oo-muqdisho-ka-dhacay-khasaare-ka-dhashay\/","name":"Deg deg Shil Diyaaradeed Oo Muqdisho ka Dhacay. & Khasaare ka dhashay. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-shil-diyaaradeed-oo-muqdisho-ka-dhacay-khasaare-ka-dhashay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-shil-diyaaradeed-oo-muqdisho-ka-dhacay-khasaare-ka-dhashay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"","datePublished":"2019-10-09T15:37:44+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-shil-diyaaradeed-oo-muqdisho-ka-dhacay-khasaare-ka-dhashay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-shil-diyaaradeed-oo-muqdisho-ka-dhacay-khasaare-ka-dhashay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-shil-diyaaradeed-oo-muqdisho-ka-dhacay-khasaare-ka-dhashay\/#primaryimage","url":"","contentUrl":""},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-shil-diyaaradeed-oo-muqdisho-ka-dhacay-khasaare-ka-dhashay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Deg deg Shil Diyaaradeed Oo Muqdisho ka Dhacay. &#038; Khasaare ka dhashay."}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133705"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=133705"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133705\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":133706,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133705\/revisions\/133706"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=133705"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=133705"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=133705"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}