{"id":133803,"date":"2019-10-16T08:41:39","date_gmt":"2019-10-16T06:41:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=133803"},"modified":"2019-10-16T08:41:39","modified_gmt":"2019-10-16T06:41:39","slug":"deg-deg-galmudug-oo-ka-shirtay-sidii-loo-adkeyn-lahaa-amniga-degaanadeeda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-galmudug-oo-ka-shirtay-sidii-loo-adkeyn-lahaa-amniga-degaanadeeda\/","title":{"rendered":"Deg deg Galmudug oo ka shirtay Sidii Loo adkeyn lahaa Amniga Degaanadeeda"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: left;\">Wasiirka Amniga Dowlad goboleedka Galmudug Saadaq Sheikh Yuusuf ayaa xalay shir gudoomiyay kulan muhiim ah oo looga hadlay amniga Caasimadda Dusmareeb iyo guud ahaan deegaanada Galmudug kaasi oo kaqabsoomay Xarunta Wasaaradda ee Magaalada Dusmareeb<\/p>\n<p>Kulanka oo ay kaqayb galeen qaybaha kala duwan ee Saraakiisha Amniga, Maamulka gobolka galgaduud, Kan Caasimadda iyo Masuuliyiin kale ayaa ugu horayntii warbixino looga dhagaystay Taliyaasha Ciidamada Nabad Sugidda iyo Boliiska iyadoo Talisyadaasi loogu jeediyay bogaadin ku aadan dadaaladooda sugidda Amniga iyo ka hortagga waxyaabaha lidiga ku ah bulshada ,<\/p>\n<p>Waxaa la isku faray kulanka in la sii adkeeyo dhowrista amaanka Caasimadda iyo guud ahaan Galmudug iyo in laqaado talaabooyin dheeraad ah oo lagu beegsanayo goobaha ay kusugan yihiin argagaxisadu Sida uu cadeeyay Wasiirka Amniga Galmudug Saadaq Sheikh yuusuf .<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Amniga Dowlad goboleedka Galmudug Saadaq Sheikh Yuusuf ayaa xalay shir gudoomiyay kulan muhiim ah oo looga hadlay amniga Caasimadda Dusmareeb iyo guud ahaan deegaanada Galmudug kaasi oo kaqabsoomay Xarunta Wasaaradda ee Magaalada Dusmareeb Kulanka oo ay kaqayb galeen qaybaha kala duwan ee Saraakiisha Amniga, Maamulka gobolka galgaduud, Kan Caasimadda iyo Masuuliyiin kale ayaa ugu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":133804,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-133803","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Deg deg Galmudug oo ka shirtay Sidii Loo adkeyn lahaa Amniga Degaanadeeda - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-galmudug-oo-ka-shirtay-sidii-loo-adkeyn-lahaa-amniga-degaanadeeda\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Deg deg Galmudug oo ka shirtay Sidii Loo adkeyn lahaa Amniga Degaanadeeda - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Amniga Dowlad goboleedka Galmudug Saadaq Sheikh Yuusuf ayaa xalay shir gudoomiyay kulan muhiim ah oo looga hadlay amniga Caasimadda Dusmareeb iyo guud ahaan deegaanada Galmudug kaasi oo kaqabsoomay Xarunta Wasaaradda ee Magaalada Dusmareeb Kulanka oo ay kaqayb galeen qaybaha kala duwan ee Saraakiisha Amniga, Maamulka gobolka galgaduud, Kan Caasimadda iyo Masuuliyiin kale ayaa ugu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-galmudug-oo-ka-shirtay-sidii-loo-adkeyn-lahaa-amniga-degaanadeeda\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-10-16T06:41:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1571207800628.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-galmudug-oo-ka-shirtay-sidii-loo-adkeyn-lahaa-amniga-degaanadeeda\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-galmudug-oo-ka-shirtay-sidii-loo-adkeyn-lahaa-amniga-degaanadeeda\/\",\"name\":\"Deg deg Galmudug oo ka shirtay Sidii Loo adkeyn lahaa Amniga Degaanadeeda - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-galmudug-oo-ka-shirtay-sidii-loo-adkeyn-lahaa-amniga-degaanadeeda\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-galmudug-oo-ka-shirtay-sidii-loo-adkeyn-lahaa-amniga-degaanadeeda\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1571207800628.jpg\",\"datePublished\":\"2019-10-16T06:41:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-galmudug-oo-ka-shirtay-sidii-loo-adkeyn-lahaa-amniga-degaanadeeda\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-galmudug-oo-ka-shirtay-sidii-loo-adkeyn-lahaa-amniga-degaanadeeda\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-galmudug-oo-ka-shirtay-sidii-loo-adkeyn-lahaa-amniga-degaanadeeda\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1571207800628.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1571207800628.jpg\",\"width\":720,\"height\":480},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-galmudug-oo-ka-shirtay-sidii-loo-adkeyn-lahaa-amniga-degaanadeeda\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Deg deg Galmudug oo ka shirtay Sidii Loo adkeyn lahaa Amniga Degaanadeeda\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Deg deg Galmudug oo ka shirtay Sidii Loo adkeyn lahaa Amniga Degaanadeeda - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-galmudug-oo-ka-shirtay-sidii-loo-adkeyn-lahaa-amniga-degaanadeeda\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Deg deg Galmudug oo ka shirtay Sidii Loo adkeyn lahaa Amniga Degaanadeeda - Wardoon","og_description":"Wasiirka Amniga Dowlad goboleedka Galmudug Saadaq Sheikh Yuusuf ayaa xalay shir gudoomiyay kulan muhiim ah oo looga hadlay amniga Caasimadda Dusmareeb iyo guud ahaan deegaanada Galmudug kaasi oo kaqabsoomay Xarunta Wasaaradda ee Magaalada Dusmareeb Kulanka oo ay kaqayb galeen qaybaha kala duwan ee Saraakiisha Amniga, Maamulka gobolka galgaduud, Kan Caasimadda iyo Masuuliyiin kale ayaa ugu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-galmudug-oo-ka-shirtay-sidii-loo-adkeyn-lahaa-amniga-degaanadeeda\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-10-16T06:41:39+00:00","og_image":[{"width":720,"height":480,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1571207800628.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-galmudug-oo-ka-shirtay-sidii-loo-adkeyn-lahaa-amniga-degaanadeeda\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-galmudug-oo-ka-shirtay-sidii-loo-adkeyn-lahaa-amniga-degaanadeeda\/","name":"Deg deg Galmudug oo ka shirtay Sidii Loo adkeyn lahaa Amniga Degaanadeeda - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-galmudug-oo-ka-shirtay-sidii-loo-adkeyn-lahaa-amniga-degaanadeeda\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-galmudug-oo-ka-shirtay-sidii-loo-adkeyn-lahaa-amniga-degaanadeeda\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1571207800628.jpg","datePublished":"2019-10-16T06:41:39+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-galmudug-oo-ka-shirtay-sidii-loo-adkeyn-lahaa-amniga-degaanadeeda\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-galmudug-oo-ka-shirtay-sidii-loo-adkeyn-lahaa-amniga-degaanadeeda\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-galmudug-oo-ka-shirtay-sidii-loo-adkeyn-lahaa-amniga-degaanadeeda\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1571207800628.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1571207800628.jpg","width":720,"height":480},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-galmudug-oo-ka-shirtay-sidii-loo-adkeyn-lahaa-amniga-degaanadeeda\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Deg deg Galmudug oo ka shirtay Sidii Loo adkeyn lahaa Amniga Degaanadeeda"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133803"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=133803"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133803\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":133805,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133803\/revisions\/133805"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/133804"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=133803"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=133803"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=133803"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}