{"id":133849,"date":"2019-10-17T12:21:07","date_gmt":"2019-10-17T10:21:07","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=133849"},"modified":"2019-10-17T12:21:07","modified_gmt":"2019-10-17T10:21:07","slug":"trump-anagu-booliska-adduunka-ma-nihin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-anagu-booliska-adduunka-ma-nihin\/","title":{"rendered":"Trump \u201cAnagu Booliska Adduunka ma nihin\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in duullaanka uu Turkiga ku qaaday xudday Suuriya uusan ahayn mid lagu qaaday \u201cxudduuddooda\u201d, waxa uuna intaa ku daray in Kurdiyiintu oo xulufo la ahaan jiray mareykanka aysan ahayn \u201cmalaa\u2019ig\u201d.<\/p>\n<p>Mareykanka ayaa cambaareyn xooggan kala kulmaya tallaabadii uu ciidamadiisa ugala baxay dalka Suuriya, waxaana dadka qaar ay ku doodayaan in arrintaasi ay sahashay in Turkigu uu ka tallaabo xudduudda uu la leeyahay Suuriya.<\/p>\n<p>Madaxweyne Trump ayaa warbaahinta u sheegay in mareykanku uusan ahayn \u201cbooliska caalamka\u201d.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa la joogaa xilligii ciidamadayadu ay dalka ku soo laaban lahaayeen,\u201d ayuu yidhi Trump.<\/p>\n<p>Xubnaha Aqalka Wakiillada ee baarlamaanka Mareykanka oo ay ku jiraan kuwa xisbiga Jamhuuriga ee madaxweyne Trump ayaa cambaareeyay tallaabada uu Mareykanka ciidamadiisa ugala baxay dalka Suuriya.<\/p>\n<p>Turkiga ayaa usbuuc ka hor duullaan xooggan ku qaaday woqooyiga Suuriya si halkaasi uu uga saaro xoogagga Kurdiyiinta ee YPG isla markaana uu deegaannada xudduudda ku dhow uu uga sameeyo aag nabdoon oo uu dejiyo malaayiinta qof ee qaxootiga reer Suuriya.<\/p>\n<p>Hawlgalkaasi Turkiga ayaa billowday ka dib markii madaxweyne Trump uu amar ku bixiyay in dalkaasi laga saaro ciidamada Mareykanka.<\/p>\n<p>Ciidamada milatariga Turkiga oo garab ka helaya maleyshiyaad maxalli ah ayaa billaabay dagaal ay deegaanno u dhow xadka ay la wadaagaan Suuriya uga kicinayaan xoogagga Kurdiyiinta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in duullaanka uu Turkiga ku qaaday xudday Suuriya uusan ahayn mid lagu qaaday \u201cxudduuddooda\u201d, waxa uuna intaa ku daray in Kurdiyiintu oo xulufo la ahaan jiray mareykanka aysan ahayn \u201cmalaa\u2019ig\u201d. Mareykanka ayaa cambaareyn xooggan kala kulmaya tallaabadii uu ciidamadiisa ugala baxay dalka Suuriya, waxaana dadka qaar ay ku doodayaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":133850,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-133849","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Trump \u201cAnagu Booliska Adduunka ma nihin\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-anagu-booliska-adduunka-ma-nihin\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Trump \u201cAnagu Booliska Adduunka ma nihin\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in duullaanka uu Turkiga ku qaaday xudday Suuriya uusan ahayn mid lagu qaaday \u201cxudduuddooda\u201d, waxa uuna intaa ku daray in Kurdiyiintu oo xulufo la ahaan jiray mareykanka aysan ahayn \u201cmalaa\u2019ig\u201d. Mareykanka ayaa cambaareyn xooggan kala kulmaya tallaabadii uu ciidamadiisa ugala baxay dalka Suuriya, waxaana dadka qaar ay ku doodayaan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-anagu-booliska-adduunka-ma-nihin\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-10-17T10:21:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/MD-T.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-anagu-booliska-adduunka-ma-nihin\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-anagu-booliska-adduunka-ma-nihin\/\",\"name\":\"Trump \u201cAnagu Booliska Adduunka ma nihin\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-anagu-booliska-adduunka-ma-nihin\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-anagu-booliska-adduunka-ma-nihin\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/MD-T.jpg\",\"datePublished\":\"2019-10-17T10:21:07+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-anagu-booliska-adduunka-ma-nihin\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-anagu-booliska-adduunka-ma-nihin\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-anagu-booliska-adduunka-ma-nihin\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/MD-T.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/MD-T.jpg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-anagu-booliska-adduunka-ma-nihin\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Trump \u201cAnagu Booliska Adduunka ma nihin\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Trump \u201cAnagu Booliska Adduunka ma nihin\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-anagu-booliska-adduunka-ma-nihin\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Trump \u201cAnagu Booliska Adduunka ma nihin\u201d - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in duullaanka uu Turkiga ku qaaday xudday Suuriya uusan ahayn mid lagu qaaday \u201cxudduuddooda\u201d, waxa uuna intaa ku daray in Kurdiyiintu oo xulufo la ahaan jiray mareykanka aysan ahayn \u201cmalaa\u2019ig\u201d. Mareykanka ayaa cambaareyn xooggan kala kulmaya tallaabadii uu ciidamadiisa ugala baxay dalka Suuriya, waxaana dadka qaar ay ku doodayaan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-anagu-booliska-adduunka-ma-nihin\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-10-17T10:21:07+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/MD-T.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-anagu-booliska-adduunka-ma-nihin\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-anagu-booliska-adduunka-ma-nihin\/","name":"Trump \u201cAnagu Booliska Adduunka ma nihin\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-anagu-booliska-adduunka-ma-nihin\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-anagu-booliska-adduunka-ma-nihin\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/MD-T.jpg","datePublished":"2019-10-17T10:21:07+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-anagu-booliska-adduunka-ma-nihin\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-anagu-booliska-adduunka-ma-nihin\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-anagu-booliska-adduunka-ma-nihin\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/MD-T.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/MD-T.jpg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-anagu-booliska-adduunka-ma-nihin\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Trump \u201cAnagu Booliska Adduunka ma nihin\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133849"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=133849"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133849\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":133851,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133849\/revisions\/133851"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/133850"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=133849"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=133849"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=133849"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}