{"id":133895,"date":"2019-10-19T08:01:44","date_gmt":"2019-10-19T06:01:44","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=133895"},"modified":"2019-10-19T08:01:44","modified_gmt":"2019-10-19T06:01:44","slug":"warbixin-ahlusuna-iyo-dowladda-oo-weli-ku-muransan-dhismaha-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-ahlusuna-iyo-dowladda-oo-weli-ku-muransan-dhismaha-galmudug\/","title":{"rendered":"Warbixin:- Ahlusuna iyo Dowladda Oo weli ku Muransan, Dhismaha Galmudug"},"content":{"rendered":"<p>Wararkii ugu danbeyey Ee Dhusa mareeb ayaa sheegaya in Halkaa ay ka soconayaan Kulamo udhaxeeya Hogaanka Ahlusuna iyo wasiirka Arimaha Gudaha Somaliya.<br \/>\nKulamada ayaa kuwo inta badan Diirada lagu Saarayay Sidii Xal waara looga garai lahaa Khilaafka udhaxeeya Dowladda Iyo Ahlusuna kuna Saabsan Dhismaha Dowladd Goboleedka Galmudug,<\/p>\n<p>Shirar isdaba joga ah oo shalay ilaa xalay ka soconayay Dhuusa Mareeb ayaa ku soo idlaaday Najiido la.aan<\/p>\n<p>Ahlusuna iyo Dowladda ayaa weli isku mari la. Qodabo horey ay ugu heshiyeen.<\/p>\n<p>Islamarkaana ay ka mid aheyd Tiradda Xildhibaanada Cusub Ee Barlamanka Galmudug ee la siinayo Hogaanka Ahlusuna<br \/>\nMadaxda Dowladda Somaliya ayaa Ahlusuna ubalan qaday 35 Xildhibaan in la siinayo Balse Dowladda hada Go.aankaas ay ka hor timid waxna ku adkeysaneysaa in 12 Xildhibaan ay uqorsheysay in la siiyo Ahlusuna. arinkaa hogaanka Ahlusuna gashaanka ayay udaruurtay.<\/p>\n<p>Dhanka kale Madaxda Dowladda Somaliya ayaa didaal Xogan ugu jirta Sidii loo Xalin lahaa Tabashadda Ahlusuna Ee Gobolada Dhexe.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararkii ugu danbeyey Ee Dhusa mareeb ayaa sheegaya in Halkaa ay ka soconayaan Kulamo udhaxeeya Hogaanka Ahlusuna iyo wasiirka Arimaha Gudaha Somaliya. Kulamada ayaa kuwo inta badan Diirada lagu Saarayay Sidii Xal waara looga garai lahaa Khilaafka udhaxeeya Dowladda Iyo Ahlusuna kuna Saabsan Dhismaha Dowladd Goboleedka Galmudug, Shirar isdaba joga ah oo shalay ilaa xalay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":129653,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-133895","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Warbixin:- Ahlusuna iyo Dowladda Oo weli ku Muransan, Dhismaha Galmudug - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-ahlusuna-iyo-dowladda-oo-weli-ku-muransan-dhismaha-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Warbixin:- Ahlusuna iyo Dowladda Oo weli ku Muransan, Dhismaha Galmudug - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararkii ugu danbeyey Ee Dhusa mareeb ayaa sheegaya in Halkaa ay ka soconayaan Kulamo udhaxeeya Hogaanka Ahlusuna iyo wasiirka Arimaha Gudaha Somaliya. Kulamada ayaa kuwo inta badan Diirada lagu Saarayay Sidii Xal waara looga garai lahaa Khilaafka udhaxeeya Dowladda Iyo Ahlusuna kuna Saabsan Dhismaha Dowladd Goboleedka Galmudug, Shirar isdaba joga ah oo shalay ilaa xalay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-ahlusuna-iyo-dowladda-oo-weli-ku-muransan-dhismaha-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-10-19T06:01:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Kheyre-galmudug6-696x464.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-ahlusuna-iyo-dowladda-oo-weli-ku-muransan-dhismaha-galmudug\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-ahlusuna-iyo-dowladda-oo-weli-ku-muransan-dhismaha-galmudug\/\",\"name\":\"Warbixin:- Ahlusuna iyo Dowladda Oo weli ku Muransan, Dhismaha Galmudug - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-ahlusuna-iyo-dowladda-oo-weli-ku-muransan-dhismaha-galmudug\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-ahlusuna-iyo-dowladda-oo-weli-ku-muransan-dhismaha-galmudug\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Kheyre-galmudug6-696x464.jpg\",\"datePublished\":\"2019-10-19T06:01:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-ahlusuna-iyo-dowladda-oo-weli-ku-muransan-dhismaha-galmudug\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-ahlusuna-iyo-dowladda-oo-weli-ku-muransan-dhismaha-galmudug\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-ahlusuna-iyo-dowladda-oo-weli-ku-muransan-dhismaha-galmudug\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Kheyre-galmudug6-696x464.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Kheyre-galmudug6-696x464.jpg\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-ahlusuna-iyo-dowladda-oo-weli-ku-muransan-dhismaha-galmudug\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Warbixin:- Ahlusuna iyo Dowladda Oo weli ku Muransan, Dhismaha Galmudug\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Warbixin:- Ahlusuna iyo Dowladda Oo weli ku Muransan, Dhismaha Galmudug - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-ahlusuna-iyo-dowladda-oo-weli-ku-muransan-dhismaha-galmudug\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Warbixin:- Ahlusuna iyo Dowladda Oo weli ku Muransan, Dhismaha Galmudug - Wardoon","og_description":"Wararkii ugu danbeyey Ee Dhusa mareeb ayaa sheegaya in Halkaa ay ka soconayaan Kulamo udhaxeeya Hogaanka Ahlusuna iyo wasiirka Arimaha Gudaha Somaliya. Kulamada ayaa kuwo inta badan Diirada lagu Saarayay Sidii Xal waara looga garai lahaa Khilaafka udhaxeeya Dowladda Iyo Ahlusuna kuna Saabsan Dhismaha Dowladd Goboleedka Galmudug, Shirar isdaba joga ah oo shalay ilaa xalay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-ahlusuna-iyo-dowladda-oo-weli-ku-muransan-dhismaha-galmudug\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-10-19T06:01:44+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Kheyre-galmudug6-696x464.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-ahlusuna-iyo-dowladda-oo-weli-ku-muransan-dhismaha-galmudug\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-ahlusuna-iyo-dowladda-oo-weli-ku-muransan-dhismaha-galmudug\/","name":"Warbixin:- Ahlusuna iyo Dowladda Oo weli ku Muransan, Dhismaha Galmudug - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-ahlusuna-iyo-dowladda-oo-weli-ku-muransan-dhismaha-galmudug\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-ahlusuna-iyo-dowladda-oo-weli-ku-muransan-dhismaha-galmudug\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Kheyre-galmudug6-696x464.jpg","datePublished":"2019-10-19T06:01:44+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-ahlusuna-iyo-dowladda-oo-weli-ku-muransan-dhismaha-galmudug\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-ahlusuna-iyo-dowladda-oo-weli-ku-muransan-dhismaha-galmudug\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-ahlusuna-iyo-dowladda-oo-weli-ku-muransan-dhismaha-galmudug\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Kheyre-galmudug6-696x464.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Kheyre-galmudug6-696x464.jpg","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-ahlusuna-iyo-dowladda-oo-weli-ku-muransan-dhismaha-galmudug\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Warbixin:- Ahlusuna iyo Dowladda Oo weli ku Muransan, Dhismaha Galmudug"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133895"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=133895"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133895\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":133896,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133895\/revisions\/133896"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/129653"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=133895"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=133895"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=133895"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}