{"id":133949,"date":"2019-10-20T07:07:48","date_gmt":"2019-10-20T05:07:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=133949"},"modified":"2019-10-20T07:07:48","modified_gmt":"2019-10-20T05:07:48","slug":"warcusub-hubkii-ugu-badnaa-oo-laga-dajiyay-dekadda-magaalada-hobyo-ciida-hubkaa-loo-waday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/warcusub-hubkii-ugu-badnaa-oo-laga-dajiyay-dekadda-magaalada-hobyo-ciida-hubkaa-loo-waday\/","title":{"rendered":"War,Cusub:-  Hubkii ugu badnaa oo Laga Dajiyay Dekadda Magaalada Hobyo, &#038;  Ciida hubkaa loo waday,"},"content":{"rendered":"<p>Warar lagu Kalsoon yahay oo ay heshay Warbaahinta Wardoor.net ayaa sheegaya in Dekadda Macmalka ah Magaalada Hobyo laga soo dajiyay Hub iyo Gadiid Dagaal Islamarkaana loo wadday Ciidanka Xooga Dalka Qeybta 21 aad. Hubkaan ayaa isagu jirara nuucyadiisa kala duwan waxaana Siday Dooni kana soo qadday Dekadda Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Dalka Somaliya<\/p>\n<p>Hubkaan soo gaaray Taliska ciidanka 21 aad ayaa loogu tala galay in lagu Xoreynayo Degaanada Galmudug ee Gacanta ugu jirra Ururka Al.shabaab<\/p>\n<p>Saraakiisha Ciidanka Dalka Somaliya Qeybtooda 21 aad ayaa ayaa si rasmi ah ula wareegay hubka iyo Gadiidka Dagaal Ee laga soo dajiyay Magaalada Hobyo Ee Gobolka mudug waxaana Hubkaa la geeyay Xarunta Taliska Ciidanka 21 aad Xooga Dalka Somaliya Ee ku taalo Magaalada Cadaado Gobolka GALGADUUD,<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar lagu Kalsoon yahay oo ay heshay Warbaahinta Wardoor.net ayaa sheegaya in Dekadda Macmalka ah Magaalada Hobyo laga soo dajiyay Hub iyo Gadiid Dagaal Islamarkaana loo wadday Ciidanka Xooga Dalka Qeybta 21 aad. Hubkaan ayaa isagu jirara nuucyadiisa kala duwan waxaana Siday Dooni kana soo qadday Dekadda Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Dalka Somaliya Hubkaan soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":133950,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-133949","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>War,Cusub:- Hubkii ugu badnaa oo Laga Dajiyay Dekadda Magaalada Hobyo, &amp; Ciida hubkaa loo waday, - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/warcusub-hubkii-ugu-badnaa-oo-laga-dajiyay-dekadda-magaalada-hobyo-ciida-hubkaa-loo-waday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"War,Cusub:- Hubkii ugu badnaa oo Laga Dajiyay Dekadda Magaalada Hobyo, &amp; Ciida hubkaa loo waday, - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar lagu Kalsoon yahay oo ay heshay Warbaahinta Wardoor.net ayaa sheegaya in Dekadda Macmalka ah Magaalada Hobyo laga soo dajiyay Hub iyo Gadiid Dagaal Islamarkaana loo wadday Ciidanka Xooga Dalka Qeybta 21 aad. Hubkaan ayaa isagu jirara nuucyadiisa kala duwan waxaana Siday Dooni kana soo qadday Dekadda Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Dalka Somaliya Hubkaan soo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/warcusub-hubkii-ugu-badnaa-oo-laga-dajiyay-dekadda-magaalada-hobyo-ciida-hubkaa-loo-waday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-10-20T05:07:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1571547900820.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"712\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"549\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/warcusub-hubkii-ugu-badnaa-oo-laga-dajiyay-dekadda-magaalada-hobyo-ciida-hubkaa-loo-waday\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/warcusub-hubkii-ugu-badnaa-oo-laga-dajiyay-dekadda-magaalada-hobyo-ciida-hubkaa-loo-waday\/\",\"name\":\"War,Cusub:- Hubkii ugu badnaa oo Laga Dajiyay Dekadda Magaalada Hobyo, & Ciida hubkaa loo waday, - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/warcusub-hubkii-ugu-badnaa-oo-laga-dajiyay-dekadda-magaalada-hobyo-ciida-hubkaa-loo-waday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/warcusub-hubkii-ugu-badnaa-oo-laga-dajiyay-dekadda-magaalada-hobyo-ciida-hubkaa-loo-waday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1571547900820.jpg\",\"datePublished\":\"2019-10-20T05:07:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/warcusub-hubkii-ugu-badnaa-oo-laga-dajiyay-dekadda-magaalada-hobyo-ciida-hubkaa-loo-waday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/warcusub-hubkii-ugu-badnaa-oo-laga-dajiyay-dekadda-magaalada-hobyo-ciida-hubkaa-loo-waday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/warcusub-hubkii-ugu-badnaa-oo-laga-dajiyay-dekadda-magaalada-hobyo-ciida-hubkaa-loo-waday\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1571547900820.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1571547900820.jpg\",\"width\":712,\"height\":549},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/warcusub-hubkii-ugu-badnaa-oo-laga-dajiyay-dekadda-magaalada-hobyo-ciida-hubkaa-loo-waday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"War,Cusub:- Hubkii ugu badnaa oo Laga Dajiyay Dekadda Magaalada Hobyo, &#038; Ciida hubkaa loo waday,\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"War,Cusub:- Hubkii ugu badnaa oo Laga Dajiyay Dekadda Magaalada Hobyo, & Ciida hubkaa loo waday, - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/warcusub-hubkii-ugu-badnaa-oo-laga-dajiyay-dekadda-magaalada-hobyo-ciida-hubkaa-loo-waday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"War,Cusub:- Hubkii ugu badnaa oo Laga Dajiyay Dekadda Magaalada Hobyo, & Ciida hubkaa loo waday, - Wardoon","og_description":"Warar lagu Kalsoon yahay oo ay heshay Warbaahinta Wardoor.net ayaa sheegaya in Dekadda Macmalka ah Magaalada Hobyo laga soo dajiyay Hub iyo Gadiid Dagaal Islamarkaana loo wadday Ciidanka Xooga Dalka Qeybta 21 aad. Hubkaan ayaa isagu jirara nuucyadiisa kala duwan waxaana Siday Dooni kana soo qadday Dekadda Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Dalka Somaliya Hubkaan soo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/warcusub-hubkii-ugu-badnaa-oo-laga-dajiyay-dekadda-magaalada-hobyo-ciida-hubkaa-loo-waday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-10-20T05:07:48+00:00","og_image":[{"width":712,"height":549,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1571547900820.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/warcusub-hubkii-ugu-badnaa-oo-laga-dajiyay-dekadda-magaalada-hobyo-ciida-hubkaa-loo-waday\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/warcusub-hubkii-ugu-badnaa-oo-laga-dajiyay-dekadda-magaalada-hobyo-ciida-hubkaa-loo-waday\/","name":"War,Cusub:- Hubkii ugu badnaa oo Laga Dajiyay Dekadda Magaalada Hobyo, & Ciida hubkaa loo waday, - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/warcusub-hubkii-ugu-badnaa-oo-laga-dajiyay-dekadda-magaalada-hobyo-ciida-hubkaa-loo-waday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/warcusub-hubkii-ugu-badnaa-oo-laga-dajiyay-dekadda-magaalada-hobyo-ciida-hubkaa-loo-waday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1571547900820.jpg","datePublished":"2019-10-20T05:07:48+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/warcusub-hubkii-ugu-badnaa-oo-laga-dajiyay-dekadda-magaalada-hobyo-ciida-hubkaa-loo-waday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/warcusub-hubkii-ugu-badnaa-oo-laga-dajiyay-dekadda-magaalada-hobyo-ciida-hubkaa-loo-waday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/warcusub-hubkii-ugu-badnaa-oo-laga-dajiyay-dekadda-magaalada-hobyo-ciida-hubkaa-loo-waday\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1571547900820.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1571547900820.jpg","width":712,"height":549},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/warcusub-hubkii-ugu-badnaa-oo-laga-dajiyay-dekadda-magaalada-hobyo-ciida-hubkaa-loo-waday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"War,Cusub:- Hubkii ugu badnaa oo Laga Dajiyay Dekadda Magaalada Hobyo, &#038; Ciida hubkaa loo waday,"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133949"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=133949"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133949\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":133951,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133949\/revisions\/133951"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/133950"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=133949"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=133949"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=133949"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}