{"id":134003,"date":"2019-10-21T09:02:12","date_gmt":"2019-10-21T07:02:12","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=134003"},"modified":"2019-10-21T09:02:12","modified_gmt":"2019-10-21T07:02:12","slug":"akhriso-xassan-sh-maxamuud-oo-si-adag-uga-hadlay-kiiska-badda-shakina-galiyey-arrimaha-socda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xassan-sh-maxamuud-oo-si-adag-uga-hadlay-kiiska-badda-shakina-galiyey-arrimaha-socda\/","title":{"rendered":"AKHRISO: Xassan Sh Maxamuud oo si adag uga hadlay Kiiska Badda, Shakina galiyey Arrimaha socda."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud kana tirsan mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa si adag uga hadlay arrimaha ku saabsan muranka badda ee u dhaxeysa Soomaaliya &amp; Kenya, isagoo si adag u sheegay in ay su`aalo badan dul-hoganayaan madaxda dawladda Faderaalka.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh ayaa su\u2019aalo ka keenay sababaha dib loogu dhigey dacwada badda ee Soomaaliya iyo Kenya iyadoo ay tahay markii labaad ee maxkamada caalamiga ah ee ICJ ku dhowaaqday in dacwada badda dib loo dhigey.<\/p>\n<p>\u201cMaxaa ku dhacay dacwadii baddeena ee tiil maxkamada ICJ? Shacabkeenu waxa ay xaq u leeyihiin inay ogaadaan sababta dib loogu dhigey?\u201dayuu ku daabacay Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynihii hore ee Soomaaliya.<\/p>\n<div><\/div>\n<p>Sidoo kale Xasan Sheekh oo ahaa Madaxweynaha dalka xilligii dacwada badda loo gudbiyay maxkamada caalamiga ah ee ICJ ayaa is weydiiyay in arrimahan ka soo cusboonaaday dacwada badda inay tahay mid hordhac u ah in meel aan maxkamada ahayn lagu galo dacwada.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay dowlada federalka in ay shacabkeeda ay siiso jawaab waafi ah oo la xiriirta dacwada Badda.<\/p>\n<p>Warkan ka soo yeeray Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa sii xoojinaya shaki ku saabsan in dowlada Soomaaliya ay u diyaar garoobayso sidii meel aan ahayn maxkamad loogu xalin lahaa dacwada badda.<\/p>\n<p>Wasiirkii hore ee arrimaha dibbada Yuusuf Garaad ayaa sidoo kale qoraal uu soo dhigey bartiisa ugaga hadlay sababaha dib loogu dhigay dacwada badda.<\/p>\n<p>Dowlada Federalka Soomaaliya ayaa hore u sheegtay inaysan aqabalayn in marlabaad dib loo dhigo dacwada badda hase yeeshee markii Maxamada IC ay dib ugu dhigtey marlabaad ayay dowladuna si sahlan u aqbashay<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud kana tirsan mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa si adag uga hadlay arrimaha ku saabsan muranka badda ee u dhaxeysa Soomaaliya &amp; Kenya, isagoo si adag u sheegay in ay su`aalo badan dul-hoganayaan madaxda dawladda Faderaalka. Xasan Sheekh ayaa su\u2019aalo ka keenay sababaha dib loogu dhigey dacwada badda ee Soomaaliya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":133848,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-134003","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>AKHRISO: Xassan Sh Maxamuud oo si adag uga hadlay Kiiska Badda, Shakina galiyey Arrimaha socda. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xassan-sh-maxamuud-oo-si-adag-uga-hadlay-kiiska-badda-shakina-galiyey-arrimaha-socda\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"AKHRISO: Xassan Sh Maxamuud oo si adag uga hadlay Kiiska Badda, Shakina galiyey Arrimaha socda. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud kana tirsan mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa si adag uga hadlay arrimaha ku saabsan muranka badda ee u dhaxeysa Soomaaliya &amp; Kenya, isagoo si adag u sheegay in ay su`aalo badan dul-hoganayaan madaxda dawladda Faderaalka. Xasan Sheekh ayaa su\u2019aalo ka keenay sababaha dib loogu dhigey dacwada badda ee Soomaaliya [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xassan-sh-maxamuud-oo-si-adag-uga-hadlay-kiiska-badda-shakina-galiyey-arrimaha-socda\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-10-21T07:02:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Xasan-sheekh-Maxamuud-620x330.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"620\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"330\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xassan-sh-maxamuud-oo-si-adag-uga-hadlay-kiiska-badda-shakina-galiyey-arrimaha-socda\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xassan-sh-maxamuud-oo-si-adag-uga-hadlay-kiiska-badda-shakina-galiyey-arrimaha-socda\/\",\"name\":\"AKHRISO: Xassan Sh Maxamuud oo si adag uga hadlay Kiiska Badda, Shakina galiyey Arrimaha socda. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xassan-sh-maxamuud-oo-si-adag-uga-hadlay-kiiska-badda-shakina-galiyey-arrimaha-socda\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xassan-sh-maxamuud-oo-si-adag-uga-hadlay-kiiska-badda-shakina-galiyey-arrimaha-socda\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Xasan-sheekh-Maxamuud-620x330.jpg\",\"datePublished\":\"2019-10-21T07:02:12+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xassan-sh-maxamuud-oo-si-adag-uga-hadlay-kiiska-badda-shakina-galiyey-arrimaha-socda\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xassan-sh-maxamuud-oo-si-adag-uga-hadlay-kiiska-badda-shakina-galiyey-arrimaha-socda\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xassan-sh-maxamuud-oo-si-adag-uga-hadlay-kiiska-badda-shakina-galiyey-arrimaha-socda\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Xasan-sheekh-Maxamuud-620x330.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Xasan-sheekh-Maxamuud-620x330.jpg\",\"width\":620,\"height\":330},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xassan-sh-maxamuud-oo-si-adag-uga-hadlay-kiiska-badda-shakina-galiyey-arrimaha-socda\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"AKHRISO: Xassan Sh Maxamuud oo si adag uga hadlay Kiiska Badda, Shakina galiyey Arrimaha socda.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"AKHRISO: Xassan Sh Maxamuud oo si adag uga hadlay Kiiska Badda, Shakina galiyey Arrimaha socda. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xassan-sh-maxamuud-oo-si-adag-uga-hadlay-kiiska-badda-shakina-galiyey-arrimaha-socda\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"AKHRISO: Xassan Sh Maxamuud oo si adag uga hadlay Kiiska Badda, Shakina galiyey Arrimaha socda. - Wardoon","og_description":"Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud kana tirsan mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa si adag uga hadlay arrimaha ku saabsan muranka badda ee u dhaxeysa Soomaaliya &amp; Kenya, isagoo si adag u sheegay in ay su`aalo badan dul-hoganayaan madaxda dawladda Faderaalka. Xasan Sheekh ayaa su\u2019aalo ka keenay sababaha dib loogu dhigey dacwada badda ee Soomaaliya [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xassan-sh-maxamuud-oo-si-adag-uga-hadlay-kiiska-badda-shakina-galiyey-arrimaha-socda\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-10-21T07:02:12+00:00","og_image":[{"width":620,"height":330,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Xasan-sheekh-Maxamuud-620x330.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xassan-sh-maxamuud-oo-si-adag-uga-hadlay-kiiska-badda-shakina-galiyey-arrimaha-socda\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xassan-sh-maxamuud-oo-si-adag-uga-hadlay-kiiska-badda-shakina-galiyey-arrimaha-socda\/","name":"AKHRISO: Xassan Sh Maxamuud oo si adag uga hadlay Kiiska Badda, Shakina galiyey Arrimaha socda. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xassan-sh-maxamuud-oo-si-adag-uga-hadlay-kiiska-badda-shakina-galiyey-arrimaha-socda\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xassan-sh-maxamuud-oo-si-adag-uga-hadlay-kiiska-badda-shakina-galiyey-arrimaha-socda\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Xasan-sheekh-Maxamuud-620x330.jpg","datePublished":"2019-10-21T07:02:12+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xassan-sh-maxamuud-oo-si-adag-uga-hadlay-kiiska-badda-shakina-galiyey-arrimaha-socda\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xassan-sh-maxamuud-oo-si-adag-uga-hadlay-kiiska-badda-shakina-galiyey-arrimaha-socda\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xassan-sh-maxamuud-oo-si-adag-uga-hadlay-kiiska-badda-shakina-galiyey-arrimaha-socda\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Xasan-sheekh-Maxamuud-620x330.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Xasan-sheekh-Maxamuud-620x330.jpg","width":620,"height":330},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xassan-sh-maxamuud-oo-si-adag-uga-hadlay-kiiska-badda-shakina-galiyey-arrimaha-socda\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"AKHRISO: Xassan Sh Maxamuud oo si adag uga hadlay Kiiska Badda, Shakina galiyey Arrimaha socda."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134003"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=134003"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134003\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":134004,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134003\/revisions\/134004"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/133848"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=134003"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=134003"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=134003"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}