{"id":134005,"date":"2019-10-21T09:09:27","date_gmt":"2019-10-21T07:09:27","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=134005"},"modified":"2019-10-21T09:09:27","modified_gmt":"2019-10-21T07:09:27","slug":"xog-cusub-taliyihii-ururka-gor-gor-xoga-dalka-oo-weli-leysku-heysto","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-cusub-taliyihii-ururka-gor-gor-xoga-dalka-oo-weli-leysku-heysto\/","title":{"rendered":"XOG;- Cusub Taliyihii Ururka Gor, gor  Xoga Dalka Oo weli leysku Heysto"},"content":{"rendered":"<p>Meydka Taliyihii Ururka Gorgor ee ka tirsan Kumaandooska Ciidanka xoogga dalka ayaa habeenkii 3aad baryay, iyadoo aan la aasin, kaddib markii uu muran ka dhashay dilkiisa iyo sababta loo dilay.<span id=\"more-2212\"><\/span><\/p>\n<p>Ehelada Marxuumka ayaa sheegay in Taliyaha iyo ilaaladiisa loo dilay si ku tala gal ah oo aan kama\u2019 aheyn, isla markaana ay dowladda ka dalbanayaan faah faahin rasmi ah.<\/p>\n<p>Kulan dhex maray Ehelada iyo Wasiirka Amniga Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa natiijo la\u2019aan ku dhamaaday, waxaana ay ku dhaliileen Wasiirku inuu la soo xiriiray 24 saac kaddib markii uu dilka dhacay, isla markaana markii ay weydiiyeen cida ka dambeysay dilkana uusan siinin jawaab aysan ku qancin.<\/p>\n<p>Ehelada Marxuum Maxaadeey Suleyman Abuukar ayaa sheegay askartii loo xiray habeenkii uu falka dhacay aanay aheyn kuwii dilka geystay.<\/p>\n<p>Hase ahaatee maalintii labaad ayaa la sheegay in la xiray labo qof oo kale oo ka mid ahaa Ilaalada Hotelka Maa\u2019ida ee Ex Naasahablood 2 oo uu leeyahay Wasiirka Amniga Islow Ducaale, waxaana lagu eedeeyay Ilaalada Hotelka inay qeyb ka ahaayeen is rasaaseynta goobta ka dhacday.<\/p>\n<p>Warar soo baxaya ayaa sheegaya in askarti ilaalada ka ahayd Hotelka ay u sheegeen baarayaasha Kiiska in aysan wax ku lug ah ku laheyn dilka, isla markaana rasaasta ay ka timid dhanka taalada xaawo taako ka timid, halkaasoo Koontarool ay ku leeyihiin Ciidanka Madaxtooyada.<\/p>\n<p>Xaaladaha ka dhashay falkii lagu dilay Gaashaanle Maxaadeey iyo dooda ay qabaan eheladiisa ayaa u muuqata mid aan xal laga gaarin, inkastoo Taliyaha Ciidanka xoogga dalka oo kulan la qaatay ehelada marxuumka uu ka codsaday in la aaso, balse ay reerku diidan yihiin illaa caddeyn buuxda laga helo in aanay aasi doonin.<\/p>\n<div class=\"td-a-rec td-a-rec-id-content_bottom  td_uid_9_5dad583dc6826_rand td_block_template_1\">\n<div id=\"taboola-below-article-thumbnails\" class=\" trc_related_container trc_spotlight_widget trc_elastic trc_elastic_thumbnails-a \" data-placement-name=\"Below Article Thumbnails\">\n<div class=\"trc_rbox_container\">\n<div>\n<div id=\"trc_wrapper_23394\" class=\"trc_rbox thumbnails-a trc-content-sponsored \">\n<div id=\"outer_23394\" class=\"trc_rbox_outer\">\n<div id=\"rbox-t2m\" class=\"trc_rbox_div trc_rbox_border_elm\">\n<div id=\"internal_trc_23394\">\n<div class=\"videoCube trc_spotlight_item origin-default thumbnail_top syndicatedItem textItem videoCube_1_child trc-first-recommendation trc-spotlight-first-recommendation \" data-item-id=\"~~V1~~3592729880409821690~~uUC6dvnWbdfcRc6F_ywBxSr2RQ3o5RFbpzEYlHUQc_XTxvAnL2wqac4MyzR7uD46gj3kUkbS3FhelBtnsiJV6MhkDZRZzzIqDobN6rWmCPCdumaDER8_ofX3TVR2C6ML4nme9lDyYUje5G6_YPDMj6TKZeMKHZNYrher0whmPnQjh_DthMeMRvO8zm6YYnoyTS8Maux2jWC1gRU3nx5A7kchcA-V62U9N99J9-T6Zbk\" data-item-title=\"Getting a Job in the UK Might be Easier Than You Think\" data-item-thumb=\"http:\/\/cdn.taboola.com\/libtrc\/static\/thumbnails\/202eae087f7de7822464324c183a6ceb.jpg\" data-item-syndicated=\"true\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Meydka Taliyihii Ururka Gorgor ee ka tirsan Kumaandooska Ciidanka xoogga dalka ayaa habeenkii 3aad baryay, iyadoo aan la aasin, kaddib markii uu muran ka dhashay dilkiisa iyo sababta loo dilay. Ehelada Marxuumka ayaa sheegay in Taliyaha iyo ilaaladiisa loo dilay si ku tala gal ah oo aan kama\u2019 aheyn, isla markaana ay dowladda ka dalbanayaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":133902,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-134005","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>XOG;- Cusub Taliyihii Ururka Gor, gor Xoga Dalka Oo weli leysku Heysto - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-cusub-taliyihii-ururka-gor-gor-xoga-dalka-oo-weli-leysku-heysto\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"XOG;- Cusub Taliyihii Ururka Gor, gor Xoga Dalka Oo weli leysku Heysto - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Meydka Taliyihii Ururka Gorgor ee ka tirsan Kumaandooska Ciidanka xoogga dalka ayaa habeenkii 3aad baryay, iyadoo aan la aasin, kaddib markii uu muran ka dhashay dilkiisa iyo sababta loo dilay. Ehelada Marxuumka ayaa sheegay in Taliyaha iyo ilaaladiisa loo dilay si ku tala gal ah oo aan kama\u2019 aheyn, isla markaana ay dowladda ka dalbanayaan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-cusub-taliyihii-ururka-gor-gor-xoga-dalka-oo-weli-leysku-heysto\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-10-21T07:09:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/taliye.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-cusub-taliyihii-ururka-gor-gor-xoga-dalka-oo-weli-leysku-heysto\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-cusub-taliyihii-ururka-gor-gor-xoga-dalka-oo-weli-leysku-heysto\/\",\"name\":\"XOG;- Cusub Taliyihii Ururka Gor, gor Xoga Dalka Oo weli leysku Heysto - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-cusub-taliyihii-ururka-gor-gor-xoga-dalka-oo-weli-leysku-heysto\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-cusub-taliyihii-ururka-gor-gor-xoga-dalka-oo-weli-leysku-heysto\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/taliye.jpg\",\"datePublished\":\"2019-10-21T07:09:27+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-cusub-taliyihii-ururka-gor-gor-xoga-dalka-oo-weli-leysku-heysto\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-cusub-taliyihii-ururka-gor-gor-xoga-dalka-oo-weli-leysku-heysto\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-cusub-taliyihii-ururka-gor-gor-xoga-dalka-oo-weli-leysku-heysto\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/taliye.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/taliye.jpg\",\"width\":720,\"height\":480},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-cusub-taliyihii-ururka-gor-gor-xoga-dalka-oo-weli-leysku-heysto\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"XOG;- Cusub Taliyihii Ururka Gor, gor Xoga Dalka Oo weli leysku Heysto\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"XOG;- Cusub Taliyihii Ururka Gor, gor Xoga Dalka Oo weli leysku Heysto - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-cusub-taliyihii-ururka-gor-gor-xoga-dalka-oo-weli-leysku-heysto\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"XOG;- Cusub Taliyihii Ururka Gor, gor Xoga Dalka Oo weli leysku Heysto - Wardoon","og_description":"Meydka Taliyihii Ururka Gorgor ee ka tirsan Kumaandooska Ciidanka xoogga dalka ayaa habeenkii 3aad baryay, iyadoo aan la aasin, kaddib markii uu muran ka dhashay dilkiisa iyo sababta loo dilay. Ehelada Marxuumka ayaa sheegay in Taliyaha iyo ilaaladiisa loo dilay si ku tala gal ah oo aan kama\u2019 aheyn, isla markaana ay dowladda ka dalbanayaan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-cusub-taliyihii-ururka-gor-gor-xoga-dalka-oo-weli-leysku-heysto\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-10-21T07:09:27+00:00","og_image":[{"width":720,"height":480,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/taliye.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-cusub-taliyihii-ururka-gor-gor-xoga-dalka-oo-weli-leysku-heysto\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-cusub-taliyihii-ururka-gor-gor-xoga-dalka-oo-weli-leysku-heysto\/","name":"XOG;- Cusub Taliyihii Ururka Gor, gor Xoga Dalka Oo weli leysku Heysto - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-cusub-taliyihii-ururka-gor-gor-xoga-dalka-oo-weli-leysku-heysto\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-cusub-taliyihii-ururka-gor-gor-xoga-dalka-oo-weli-leysku-heysto\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/taliye.jpg","datePublished":"2019-10-21T07:09:27+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-cusub-taliyihii-ururka-gor-gor-xoga-dalka-oo-weli-leysku-heysto\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-cusub-taliyihii-ururka-gor-gor-xoga-dalka-oo-weli-leysku-heysto\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-cusub-taliyihii-ururka-gor-gor-xoga-dalka-oo-weli-leysku-heysto\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/taliye.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/taliye.jpg","width":720,"height":480},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-cusub-taliyihii-ururka-gor-gor-xoga-dalka-oo-weli-leysku-heysto\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"XOG;- Cusub Taliyihii Ururka Gor, gor Xoga Dalka Oo weli leysku Heysto"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134005"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=134005"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134005\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":134006,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134005\/revisions\/134006"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/133902"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=134005"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=134005"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=134005"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}