{"id":134039,"date":"2019-10-22T22:21:26","date_gmt":"2019-10-22T20:21:26","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=134039"},"modified":"2019-10-22T22:21:26","modified_gmt":"2019-10-22T20:21:26","slug":"cabdirashiid-janan-oo-loogu-magac-daray-garoon-diyaaradeed-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-janan-oo-loogu-magac-daray-garoon-diyaaradeed-sawirro\/","title":{"rendered":"Cabdirashiid Janan oo loogu magac daray garoon diyaaradeed-SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka Jubbaland ayaa maanta munaasabad lagu maamuusayo Wasiirka amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan oo u xiran dowladda federaalka, waxa uu ku qabtay magaalada Doolow ee gobolka Gedo.<\/p>\n<p>Jubbaland ayaa Garoonka Diyaaradaha Degmada Doloow waxa ay ugu magac dartay Cabdirashiid Janan (ABDIRASHID JANAN AIRPORT), waxaana munaasabadda magaca Wasiirka loogu bixinayay Garoonka ka soo qeyb galay guddoomiyaasha degmooyinka Doolow, Beled-Xaawo iyo Luuq oo ka wada tirsan gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya.<\/p>\n<p>Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan ayaa deegaan dhalasho ahaan ka soo magaalada Doolow, waana halkii uu ka soo duulay markii lagu qabtay garoonka Aadan-Cadde ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Wasiir Janan ayaa xiran muddo ka badan 2 Bilood, waxaana 1-dii Bishii September laga qabtay Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde xilli oo uu safar u ahaa dalka Itoobiya.<\/p>\n<p>Dhawaan ayaa lasoo taagay maxkamad, walina wax faahfaahin ah laga helin marka laga reebo muuqaal kooban oo uu Telefishinka qaranka ka soo muuqday.<\/p>\n<p>Buulle Aadan oo ka tirsan Saraakiisha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ee Gobolka Gado ayaa Wasiir Janan kala soo muuqday Maxkamadda.<\/p>\n<p>Illaa hadana lama shaacin waqtiga ay dhici doonto wajiga labaad ee dhageysiga Dacwadda wasiir Janan iyo sarkaalka.<\/p>\n<p>Xeer ilaalinta ayaa Wasiir Janan kusoo oogtay dacwad ku saabsan dilal loo geystay dad rayid ah oo ka dhacay qeybo kamid ah Gobolka Gedo oo uu wasiirka deegaan ahaan kasoo jeedo.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-134039 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-janan-oo-loogu-magac-daray-garoon-diyaaradeed-sawirro\/1-1-15\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"720\" height=\"480\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/1-1.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/1-1.jpg 720w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/1-1-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-janan-oo-loogu-magac-daray-garoon-diyaaradeed-sawirro\/2-1-19\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"720\" height=\"480\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/2-1.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/2-1.jpg 720w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/2-1-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-janan-oo-loogu-magac-daray-garoon-diyaaradeed-sawirro\/3-1049\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"720\" height=\"480\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/3.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/3.jpg 720w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/3-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Jubbaland ayaa maanta munaasabad lagu maamuusayo Wasiirka amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan oo u xiran dowladda federaalka, waxa uu ku qabtay magaalada Doolow ee gobolka Gedo. Jubbaland ayaa Garoonka Diyaaradaha Degmada Doloow waxa ay ugu magac dartay Cabdirashiid Janan (ABDIRASHID JANAN AIRPORT), waxaana munaasabadda magaca Wasiirka loogu bixinayay Garoonka ka soo qeyb galay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":134042,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-134039","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Cabdirashiid Janan oo loogu magac daray garoon diyaaradeed-SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-janan-oo-loogu-magac-daray-garoon-diyaaradeed-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Cabdirashiid Janan oo loogu magac daray garoon diyaaradeed-SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maamulka Jubbaland ayaa maanta munaasabad lagu maamuusayo Wasiirka amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan oo u xiran dowladda federaalka, waxa uu ku qabtay magaalada Doolow ee gobolka Gedo. Jubbaland ayaa Garoonka Diyaaradaha Degmada Doloow waxa ay ugu magac dartay Cabdirashiid Janan (ABDIRASHID JANAN AIRPORT), waxaana munaasabadda magaca Wasiirka loogu bixinayay Garoonka ka soo qeyb galay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-janan-oo-loogu-magac-daray-garoon-diyaaradeed-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-10-22T20:21:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/3.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-janan-oo-loogu-magac-daray-garoon-diyaaradeed-sawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-janan-oo-loogu-magac-daray-garoon-diyaaradeed-sawirro\/\",\"name\":\"Cabdirashiid Janan oo loogu magac daray garoon diyaaradeed-SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-janan-oo-loogu-magac-daray-garoon-diyaaradeed-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-janan-oo-loogu-magac-daray-garoon-diyaaradeed-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/3.jpg\",\"datePublished\":\"2019-10-22T20:21:26+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-janan-oo-loogu-magac-daray-garoon-diyaaradeed-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-janan-oo-loogu-magac-daray-garoon-diyaaradeed-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-janan-oo-loogu-magac-daray-garoon-diyaaradeed-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/3.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/3.jpg\",\"width\":720,\"height\":480},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-janan-oo-loogu-magac-daray-garoon-diyaaradeed-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Cabdirashiid Janan oo loogu magac daray garoon diyaaradeed-SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Cabdirashiid Janan oo loogu magac daray garoon diyaaradeed-SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-janan-oo-loogu-magac-daray-garoon-diyaaradeed-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Cabdirashiid Janan oo loogu magac daray garoon diyaaradeed-SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Maamulka Jubbaland ayaa maanta munaasabad lagu maamuusayo Wasiirka amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan oo u xiran dowladda federaalka, waxa uu ku qabtay magaalada Doolow ee gobolka Gedo. Jubbaland ayaa Garoonka Diyaaradaha Degmada Doloow waxa ay ugu magac dartay Cabdirashiid Janan (ABDIRASHID JANAN AIRPORT), waxaana munaasabadda magaca Wasiirka loogu bixinayay Garoonka ka soo qeyb galay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-janan-oo-loogu-magac-daray-garoon-diyaaradeed-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-10-22T20:21:26+00:00","og_image":[{"width":720,"height":480,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/3.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-janan-oo-loogu-magac-daray-garoon-diyaaradeed-sawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-janan-oo-loogu-magac-daray-garoon-diyaaradeed-sawirro\/","name":"Cabdirashiid Janan oo loogu magac daray garoon diyaaradeed-SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-janan-oo-loogu-magac-daray-garoon-diyaaradeed-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-janan-oo-loogu-magac-daray-garoon-diyaaradeed-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/3.jpg","datePublished":"2019-10-22T20:21:26+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-janan-oo-loogu-magac-daray-garoon-diyaaradeed-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-janan-oo-loogu-magac-daray-garoon-diyaaradeed-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-janan-oo-loogu-magac-daray-garoon-diyaaradeed-sawirro\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/3.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/3.jpg","width":720,"height":480},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-janan-oo-loogu-magac-daray-garoon-diyaaradeed-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Cabdirashiid Janan oo loogu magac daray garoon diyaaradeed-SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134039"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=134039"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134039\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":134043,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134039\/revisions\/134043"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/134042"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=134039"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=134039"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=134039"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}