{"id":134044,"date":"2019-10-22T22:30:17","date_gmt":"2019-10-22T20:30:17","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=134044"},"modified":"2019-10-22T22:30:17","modified_gmt":"2019-10-22T20:30:17","slug":"madoobe-oo-magacaabay-labadiisa-madaxwayne-kuxigeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madoobe-oo-magacaabay-labadiisa-madaxwayne-kuxigeen\/","title":{"rendered":"Madoobe oo Magacaabay labadiisa madaxwayne Kuxigeen"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta waxaa uu magacaabay labadiisa ku-xigeen, ayadoo maalmahaan ay ka socotay magaalada Kismaayo la tashiyada ku aadan arritaan iyo cidda loo magacaabi doono.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa war qoraal ah oo ka soo baxay Madaxtooyada waxaa uu ku magacaabay labada Madaxweyne ku-xeen ee dowlad gobaleedka Jubbaland, kuwaas oo la shaqeyn doona Madaxweynaha afarta sano ee soo aadan.<\/p>\n<p>Sidoo kale qoraalka ayaa lagu sheegay in Madaxweynuhu magacaabista labadiisa ku-xigeen uu kala tashtay guddoonka golaha shari dajinta Jubbaland, sida qoraalka lagu sheegay Maxamuud Sayid Aadan ayaa mar kale ku soo noqday Madaxweyne Ku-xigeenka Koowaad,Halka Cabduqaadir Xaaji Maxamuud oo loo yaqaanno luga dheere loo magacaabay Madaxweyne ku-xigeenka labaad ee dowlad gobaleedka Jubbaland.<\/p>\n<p><strong>Halkaan Ka Akhriso Qoraalka<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/72953705_1515726618568234_3214305682685689856_n.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-134046\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/72953705_1515726618568234_3214305682685689856_n.jpg\" alt=\"\" width=\"697\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/72953705_1515726618568234_3214305682685689856_n.jpg 697w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/72953705_1515726618568234_3214305682685689856_n-218x300.jpg 218w\" sizes=\"(max-width: 697px) 100vw, 697px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta waxaa uu magacaabay labadiisa ku-xigeen, ayadoo maalmahaan ay ka socotay magaalada Kismaayo la tashiyada ku aadan arritaan iyo cidda loo magacaabi doono. Madaxweynaha ayaa war qoraal ah oo ka soo baxay Madaxtooyada waxaa uu ku magacaabay labada Madaxweyne ku-xeen ee dowlad gobaleedka Jubbaland, kuwaas oo la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":134045,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-134044","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madoobe oo Magacaabay labadiisa madaxwayne Kuxigeen - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madoobe-oo-magacaabay-labadiisa-madaxwayne-kuxigeen\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madoobe oo Magacaabay labadiisa madaxwayne Kuxigeen - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta waxaa uu magacaabay labadiisa ku-xigeen, ayadoo maalmahaan ay ka socotay magaalada Kismaayo la tashiyada ku aadan arritaan iyo cidda loo magacaabi doono. Madaxweynaha ayaa war qoraal ah oo ka soo baxay Madaxtooyada waxaa uu ku magacaabay labada Madaxweyne ku-xeen ee dowlad gobaleedka Jubbaland, kuwaas oo la [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madoobe-oo-magacaabay-labadiisa-madaxwayne-kuxigeen\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-10-22T20:30:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/axmed-780x405.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"780\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"405\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madoobe-oo-magacaabay-labadiisa-madaxwayne-kuxigeen\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madoobe-oo-magacaabay-labadiisa-madaxwayne-kuxigeen\/\",\"name\":\"Madoobe oo Magacaabay labadiisa madaxwayne Kuxigeen - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madoobe-oo-magacaabay-labadiisa-madaxwayne-kuxigeen\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madoobe-oo-magacaabay-labadiisa-madaxwayne-kuxigeen\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/axmed-780x405.jpg\",\"datePublished\":\"2019-10-22T20:30:17+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madoobe-oo-magacaabay-labadiisa-madaxwayne-kuxigeen\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madoobe-oo-magacaabay-labadiisa-madaxwayne-kuxigeen\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madoobe-oo-magacaabay-labadiisa-madaxwayne-kuxigeen\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/axmed-780x405.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/axmed-780x405.jpg\",\"width\":780,\"height\":405},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madoobe-oo-magacaabay-labadiisa-madaxwayne-kuxigeen\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madoobe oo Magacaabay labadiisa madaxwayne Kuxigeen\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madoobe oo Magacaabay labadiisa madaxwayne Kuxigeen - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madoobe-oo-magacaabay-labadiisa-madaxwayne-kuxigeen\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madoobe oo Magacaabay labadiisa madaxwayne Kuxigeen - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta waxaa uu magacaabay labadiisa ku-xigeen, ayadoo maalmahaan ay ka socotay magaalada Kismaayo la tashiyada ku aadan arritaan iyo cidda loo magacaabi doono. Madaxweynaha ayaa war qoraal ah oo ka soo baxay Madaxtooyada waxaa uu ku magacaabay labada Madaxweyne ku-xeen ee dowlad gobaleedka Jubbaland, kuwaas oo la [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madoobe-oo-magacaabay-labadiisa-madaxwayne-kuxigeen\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-10-22T20:30:17+00:00","og_image":[{"width":780,"height":405,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/axmed-780x405.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madoobe-oo-magacaabay-labadiisa-madaxwayne-kuxigeen\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madoobe-oo-magacaabay-labadiisa-madaxwayne-kuxigeen\/","name":"Madoobe oo Magacaabay labadiisa madaxwayne Kuxigeen - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madoobe-oo-magacaabay-labadiisa-madaxwayne-kuxigeen\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madoobe-oo-magacaabay-labadiisa-madaxwayne-kuxigeen\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/axmed-780x405.jpg","datePublished":"2019-10-22T20:30:17+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madoobe-oo-magacaabay-labadiisa-madaxwayne-kuxigeen\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/madoobe-oo-magacaabay-labadiisa-madaxwayne-kuxigeen\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madoobe-oo-magacaabay-labadiisa-madaxwayne-kuxigeen\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/axmed-780x405.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/axmed-780x405.jpg","width":780,"height":405},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madoobe-oo-magacaabay-labadiisa-madaxwayne-kuxigeen\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madoobe oo Magacaabay labadiisa madaxwayne Kuxigeen"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134044"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=134044"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134044\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":134047,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134044\/revisions\/134047"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/134045"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=134044"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=134044"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=134044"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}