{"id":134049,"date":"2019-10-23T05:35:45","date_gmt":"2019-10-23T03:35:45","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=134049"},"modified":"2019-10-23T05:35:45","modified_gmt":"2019-10-23T03:35:45","slug":"baarlamaanka-federaalka-oo-wasiirka-maaliyadda-xf-soomaaliy-ku-eedeeyey-in-uu-shisheeye-u-shaqeeyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-federaalka-oo-wasiirka-maaliyadda-xf-soomaaliy-ku-eedeeyey-in-uu-shisheeye-u-shaqeeyo\/","title":{"rendered":"Baarlamaanka Federaalka oo Wasiirka Maaliyadda XF Soomaaliy ku eedeeyey in uu Shisheeye u shaqeeyo."},"content":{"rendered":"<p>Mudanayaasha baarlamaanka Faderaalka Soomaaliya oo shalay dood ka yeeshay arrimaha la xariira dhaqaalaha dalka ayaa si ba\u2019an u dhaleeceyey wasaaradad Maaliyadda Xukuumadda oo ay sheegeen in aysan qaban shaqooyin badan oo ku jiray miisaaniyadii ay horey u meelmariyeen baarlamaanku sannadyadii 2017 ilaa 2019-kii oo ay ku jireen arrimo ay ahayd in dhaqaalaheeda la bixiyo.<\/p>\n<p>Xildhibaanada kala ah Daahir Amiin Jeesow, Caasho Koos, Ciyaarjecel, Axmed Macalin Fiqi, Zakariye Maxamuud, Cabdi Cali, Farxiya Cabdi &amp; gudoomiye kuxigeenka 2aad ee baarlamaanka Faderaalka Mahad Cawad ayaa sheegay in aysan Xukuumaddu ka dhabeyn ku dhaqanka miisaaniyada dalka.<\/p>\n<p>Xildhibaanadu, waxay eedeeyeen wasiirka Maaliyadda Cabdiraxmaan Beyle iyo saaxiibadiisa shaqo wadaagta ah oo ay sheegeen in aysan ka run sheegin bixinta xaquuqdii ay lahaayeen xildhibaanadii hore iyo shaqaalaha dawladda Faderaalka Soomaaliya.<\/p>\n<div><\/div>\n<p>Gudoomiye kuxigeenka 2aad ayaa sheegay in aysan mar dambe eegi doonin Xisaabxir iyo Miisaaniyadda dalka, haddii aan la bixin xaquuqda ay lahaayeen shaqaalaha iyo xildhibaanadii hore ee baarlamaanka Soomaaliya oo ay tahay waajib ku cadeyd Miisaaniyada dalka.<\/p>\n<p>Shaqaaleysiinta wasaaradda ayaa la sheegay in loo maro hanaan aan sax aheyn oo marka ay Shaqo soo codsadaan qof Soomaali ah iyo mid u dhashay dalalkaas kale, muhiimada 1aad ay dawladda Faderaalku siiso shaqaalaha Ajnabiga ah, taas oo lagu sheegay mid kasoo horjeeda dawladnimada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Xildhibaan Zakariye Maxamuud Xaaji ayaa sheegay in aan la aqbali karin arrintaas, isagoo sheegay in ficilada Wasiir Bayle ay ka markhaati kacayaan in dalkaan aanu ku socon meel wanaagsan, wuxuuna sheegay in wasaaradda Maaliyaddu u shaqeyso dalalka Shisheeyaha ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Baarlamaanka Soomaaliya ayaa eegaya sharciyadda dhaqaalaha, Xisaabxirka iyo Miisaaniyadda, waxayna sheegeen in aysan si fudud ku meelmarin doonin arrimahan oo ay tahay in si adag looga doodo qorshahan oo ku wajahan dib eegista Hantida Qaran iyo waxyaabaha muhiimka ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mudanayaasha baarlamaanka Faderaalka Soomaaliya oo shalay dood ka yeeshay arrimaha la xariira dhaqaalaha dalka ayaa si ba\u2019an u dhaleeceyey wasaaradad Maaliyadda Xukuumadda oo ay sheegeen in aysan qaban shaqooyin badan oo ku jiray miisaaniyadii ay horey u meelmariyeen baarlamaanku sannadyadii 2017 ilaa 2019-kii oo ay ku jireen arrimo ay ahayd in dhaqaalaheeda la bixiyo. Xildhibaanada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":58954,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-134049","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Baarlamaanka Federaalka oo Wasiirka Maaliyadda XF Soomaaliy ku eedeeyey in uu Shisheeye u shaqeeyo. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-federaalka-oo-wasiirka-maaliyadda-xf-soomaaliy-ku-eedeeyey-in-uu-shisheeye-u-shaqeeyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Baarlamaanka Federaalka oo Wasiirka Maaliyadda XF Soomaaliy ku eedeeyey in uu Shisheeye u shaqeeyo. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Mudanayaasha baarlamaanka Faderaalka Soomaaliya oo shalay dood ka yeeshay arrimaha la xariira dhaqaalaha dalka ayaa si ba\u2019an u dhaleeceyey wasaaradad Maaliyadda Xukuumadda oo ay sheegeen in aysan qaban shaqooyin badan oo ku jiray miisaaniyadii ay horey u meelmariyeen baarlamaanku sannadyadii 2017 ilaa 2019-kii oo ay ku jireen arrimo ay ahayd in dhaqaalaheeda la bixiyo. Xildhibaanada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-federaalka-oo-wasiirka-maaliyadda-xf-soomaaliy-ku-eedeeyey-in-uu-shisheeye-u-shaqeeyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-10-23T03:35:45+00:00\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-federaalka-oo-wasiirka-maaliyadda-xf-soomaaliy-ku-eedeeyey-in-uu-shisheeye-u-shaqeeyo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-federaalka-oo-wasiirka-maaliyadda-xf-soomaaliy-ku-eedeeyey-in-uu-shisheeye-u-shaqeeyo\/\",\"name\":\"Baarlamaanka Federaalka oo Wasiirka Maaliyadda XF Soomaaliy ku eedeeyey in uu Shisheeye u shaqeeyo. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-federaalka-oo-wasiirka-maaliyadda-xf-soomaaliy-ku-eedeeyey-in-uu-shisheeye-u-shaqeeyo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-federaalka-oo-wasiirka-maaliyadda-xf-soomaaliy-ku-eedeeyey-in-uu-shisheeye-u-shaqeeyo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"\",\"datePublished\":\"2019-10-23T03:35:45+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-federaalka-oo-wasiirka-maaliyadda-xf-soomaaliy-ku-eedeeyey-in-uu-shisheeye-u-shaqeeyo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-federaalka-oo-wasiirka-maaliyadda-xf-soomaaliy-ku-eedeeyey-in-uu-shisheeye-u-shaqeeyo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-federaalka-oo-wasiirka-maaliyadda-xf-soomaaliy-ku-eedeeyey-in-uu-shisheeye-u-shaqeeyo\/#primaryimage\",\"url\":\"\",\"contentUrl\":\"\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-federaalka-oo-wasiirka-maaliyadda-xf-soomaaliy-ku-eedeeyey-in-uu-shisheeye-u-shaqeeyo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Baarlamaanka Federaalka oo Wasiirka Maaliyadda XF Soomaaliy ku eedeeyey in uu Shisheeye u shaqeeyo.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Baarlamaanka Federaalka oo Wasiirka Maaliyadda XF Soomaaliy ku eedeeyey in uu Shisheeye u shaqeeyo. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-federaalka-oo-wasiirka-maaliyadda-xf-soomaaliy-ku-eedeeyey-in-uu-shisheeye-u-shaqeeyo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Baarlamaanka Federaalka oo Wasiirka Maaliyadda XF Soomaaliy ku eedeeyey in uu Shisheeye u shaqeeyo. - Wardoon","og_description":"Mudanayaasha baarlamaanka Faderaalka Soomaaliya oo shalay dood ka yeeshay arrimaha la xariira dhaqaalaha dalka ayaa si ba\u2019an u dhaleeceyey wasaaradad Maaliyadda Xukuumadda oo ay sheegeen in aysan qaban shaqooyin badan oo ku jiray miisaaniyadii ay horey u meelmariyeen baarlamaanku sannadyadii 2017 ilaa 2019-kii oo ay ku jireen arrimo ay ahayd in dhaqaalaheeda la bixiyo. Xildhibaanada [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-federaalka-oo-wasiirka-maaliyadda-xf-soomaaliy-ku-eedeeyey-in-uu-shisheeye-u-shaqeeyo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-10-23T03:35:45+00:00","author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-federaalka-oo-wasiirka-maaliyadda-xf-soomaaliy-ku-eedeeyey-in-uu-shisheeye-u-shaqeeyo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-federaalka-oo-wasiirka-maaliyadda-xf-soomaaliy-ku-eedeeyey-in-uu-shisheeye-u-shaqeeyo\/","name":"Baarlamaanka Federaalka oo Wasiirka Maaliyadda XF Soomaaliy ku eedeeyey in uu Shisheeye u shaqeeyo. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-federaalka-oo-wasiirka-maaliyadda-xf-soomaaliy-ku-eedeeyey-in-uu-shisheeye-u-shaqeeyo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-federaalka-oo-wasiirka-maaliyadda-xf-soomaaliy-ku-eedeeyey-in-uu-shisheeye-u-shaqeeyo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"","datePublished":"2019-10-23T03:35:45+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-federaalka-oo-wasiirka-maaliyadda-xf-soomaaliy-ku-eedeeyey-in-uu-shisheeye-u-shaqeeyo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-federaalka-oo-wasiirka-maaliyadda-xf-soomaaliy-ku-eedeeyey-in-uu-shisheeye-u-shaqeeyo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-federaalka-oo-wasiirka-maaliyadda-xf-soomaaliy-ku-eedeeyey-in-uu-shisheeye-u-shaqeeyo\/#primaryimage","url":"","contentUrl":""},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-federaalka-oo-wasiirka-maaliyadda-xf-soomaaliy-ku-eedeeyey-in-uu-shisheeye-u-shaqeeyo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Baarlamaanka Federaalka oo Wasiirka Maaliyadda XF Soomaaliy ku eedeeyey in uu Shisheeye u shaqeeyo."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134049"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=134049"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134049\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":134050,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134049\/revisions\/134050"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=134049"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=134049"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=134049"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}