{"id":134253,"date":"2019-10-28T14:04:19","date_gmt":"2019-10-28T12:04:19","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=134253"},"modified":"2019-10-28T14:04:19","modified_gmt":"2019-10-28T12:04:19","slug":"deg-degdiyaarad-ay-leeyihiin-qaramada-midoobe-oo-lagu-baadi-goobayo-madaxdii-lagu-waayey-wabiga-shabelle","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-degdiyaarad-ay-leeyihiin-qaramada-midoobe-oo-lagu-baadi-goobayo-madaxdii-lagu-waayey-wabiga-shabelle\/","title":{"rendered":"DEG DEG:Diyaarad ay leeyihiin Qaramada Midoobe oo lagu baadi goobayo madaxdii lagu waayey Wabiga Shabelle,"},"content":{"rendered":"<div align=\"left\">\n<p dir=\"ltr\">diyaarad nooca Qumaatiga ah ee loo yaqaano Helicopter lagu baadi goobayo qaar kamid ah madaxdii maanta lagu waayey wabiga Shabelle xili ay la socdeen doonyo yar si ay iskaga kala gooshaan xaafadaha kala duwan ee magaalada Baladweyne.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"left\">\n<p dir=\"ltr\">Qaramada Midoobe ayaa ku yaboohday diyaaradani si loo soo bad baadiyey madaxda oo qaarkood hore loo helo amaba la bad baadiyey kadib markii ay la gadoontay doontii ay la socdeen.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"left\">\n<p dir=\"ltr\">Dadka doonta la socday ayaa u badnaa masuuliyiin ka titsan Hir Shabelle, ciidamo la socday iyo shacab kale, kuwaas oo qorshahoodu ahaa sidii ay u gaadhi lahaayeen deegaanka Ceel Jaale oo ay gaadheen inta badan dadkii ka barakacay fatahaadihii wabiga Shabelle.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"left\">\n<p dir=\"ltr\">Ku dhowaad 20 qof ayaa ka dabaashay doonta markii ay dhacday kuwaas oo hal haleel ku koray saqafyada sare ee uu leeyahay masjid halkaasi ku yaalay, waxaana saraakiil la hadlay\u00a0warbaahinta ay sheegayeen in dadka bad baaday ay kamid yihiin Duuqa degmada iyo gudoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan hasa ahaahee biyaha weli lagu la\u2019 yahay ku dhowaad 10 qof oo uu kamid yahay la taliyihii dhinaca haweenka ee madaxweynaha Hir-Shabelle.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"left\">\n<p dir=\"ltr\">Masuuliyiin ka socota dowladda iyo saraakiil ka tirsan Qaramada Midoobe ayaa xiligani dadaal ku bixinaya bad baadinta madaxda weli la la\u2019 yahay, waxaana diyaaradani ay weli dul heehaabaysaa wabiga Shabelle dushiisa si ay bal xog uga hesho madaxda la waayey.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>diyaarad nooca Qumaatiga ah ee loo yaqaano Helicopter lagu baadi goobayo qaar kamid ah madaxdii maanta lagu waayey wabiga Shabelle xili ay la socdeen doonyo yar si ay iskaga kala gooshaan xaafadaha kala duwan ee magaalada Baladweyne. Qaramada Midoobe ayaa ku yaboohday diyaaradani si loo soo bad baadiyey madaxda oo qaarkood hore loo helo amaba [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":134254,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-134253","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DEG DEG:Diyaarad ay leeyihiin Qaramada Midoobe oo lagu baadi goobayo madaxdii lagu waayey Wabiga Shabelle, - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-degdiyaarad-ay-leeyihiin-qaramada-midoobe-oo-lagu-baadi-goobayo-madaxdii-lagu-waayey-wabiga-shabelle\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DEG DEG:Diyaarad ay leeyihiin Qaramada Midoobe oo lagu baadi goobayo madaxdii lagu waayey Wabiga Shabelle, - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"diyaarad nooca Qumaatiga ah ee loo yaqaano Helicopter lagu baadi goobayo qaar kamid ah madaxdii maanta lagu waayey wabiga Shabelle xili ay la socdeen doonyo yar si ay iskaga kala gooshaan xaafadaha kala duwan ee magaalada Baladweyne. Qaramada Midoobe ayaa ku yaboohday diyaaradani si loo soo bad baadiyey madaxda oo qaarkood hore loo helo amaba [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-degdiyaarad-ay-leeyihiin-qaramada-midoobe-oo-lagu-baadi-goobayo-madaxdii-lagu-waayey-wabiga-shabelle\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-10-28T12:04:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1572263850472.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"541\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-degdiyaarad-ay-leeyihiin-qaramada-midoobe-oo-lagu-baadi-goobayo-madaxdii-lagu-waayey-wabiga-shabelle\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-degdiyaarad-ay-leeyihiin-qaramada-midoobe-oo-lagu-baadi-goobayo-madaxdii-lagu-waayey-wabiga-shabelle\/\",\"name\":\"DEG DEG:Diyaarad ay leeyihiin Qaramada Midoobe oo lagu baadi goobayo madaxdii lagu waayey Wabiga Shabelle, - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-degdiyaarad-ay-leeyihiin-qaramada-midoobe-oo-lagu-baadi-goobayo-madaxdii-lagu-waayey-wabiga-shabelle\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-degdiyaarad-ay-leeyihiin-qaramada-midoobe-oo-lagu-baadi-goobayo-madaxdii-lagu-waayey-wabiga-shabelle\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1572263850472.jpg\",\"datePublished\":\"2019-10-28T12:04:19+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-degdiyaarad-ay-leeyihiin-qaramada-midoobe-oo-lagu-baadi-goobayo-madaxdii-lagu-waayey-wabiga-shabelle\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-degdiyaarad-ay-leeyihiin-qaramada-midoobe-oo-lagu-baadi-goobayo-madaxdii-lagu-waayey-wabiga-shabelle\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-degdiyaarad-ay-leeyihiin-qaramada-midoobe-oo-lagu-baadi-goobayo-madaxdii-lagu-waayey-wabiga-shabelle\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1572263850472.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1572263850472.jpg\",\"width\":541,\"height\":280},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-degdiyaarad-ay-leeyihiin-qaramada-midoobe-oo-lagu-baadi-goobayo-madaxdii-lagu-waayey-wabiga-shabelle\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DEG DEG:Diyaarad ay leeyihiin Qaramada Midoobe oo lagu baadi goobayo madaxdii lagu waayey Wabiga Shabelle,\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DEG DEG:Diyaarad ay leeyihiin Qaramada Midoobe oo lagu baadi goobayo madaxdii lagu waayey Wabiga Shabelle, - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-degdiyaarad-ay-leeyihiin-qaramada-midoobe-oo-lagu-baadi-goobayo-madaxdii-lagu-waayey-wabiga-shabelle\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DEG DEG:Diyaarad ay leeyihiin Qaramada Midoobe oo lagu baadi goobayo madaxdii lagu waayey Wabiga Shabelle, - Wardoon","og_description":"diyaarad nooca Qumaatiga ah ee loo yaqaano Helicopter lagu baadi goobayo qaar kamid ah madaxdii maanta lagu waayey wabiga Shabelle xili ay la socdeen doonyo yar si ay iskaga kala gooshaan xaafadaha kala duwan ee magaalada Baladweyne. Qaramada Midoobe ayaa ku yaboohday diyaaradani si loo soo bad baadiyey madaxda oo qaarkood hore loo helo amaba [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-degdiyaarad-ay-leeyihiin-qaramada-midoobe-oo-lagu-baadi-goobayo-madaxdii-lagu-waayey-wabiga-shabelle\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-10-28T12:04:19+00:00","og_image":[{"width":541,"height":280,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1572263850472.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-degdiyaarad-ay-leeyihiin-qaramada-midoobe-oo-lagu-baadi-goobayo-madaxdii-lagu-waayey-wabiga-shabelle\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-degdiyaarad-ay-leeyihiin-qaramada-midoobe-oo-lagu-baadi-goobayo-madaxdii-lagu-waayey-wabiga-shabelle\/","name":"DEG DEG:Diyaarad ay leeyihiin Qaramada Midoobe oo lagu baadi goobayo madaxdii lagu waayey Wabiga Shabelle, - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-degdiyaarad-ay-leeyihiin-qaramada-midoobe-oo-lagu-baadi-goobayo-madaxdii-lagu-waayey-wabiga-shabelle\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-degdiyaarad-ay-leeyihiin-qaramada-midoobe-oo-lagu-baadi-goobayo-madaxdii-lagu-waayey-wabiga-shabelle\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1572263850472.jpg","datePublished":"2019-10-28T12:04:19+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-degdiyaarad-ay-leeyihiin-qaramada-midoobe-oo-lagu-baadi-goobayo-madaxdii-lagu-waayey-wabiga-shabelle\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-degdiyaarad-ay-leeyihiin-qaramada-midoobe-oo-lagu-baadi-goobayo-madaxdii-lagu-waayey-wabiga-shabelle\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-degdiyaarad-ay-leeyihiin-qaramada-midoobe-oo-lagu-baadi-goobayo-madaxdii-lagu-waayey-wabiga-shabelle\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1572263850472.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1572263850472.jpg","width":541,"height":280},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-degdiyaarad-ay-leeyihiin-qaramada-midoobe-oo-lagu-baadi-goobayo-madaxdii-lagu-waayey-wabiga-shabelle\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DEG DEG:Diyaarad ay leeyihiin Qaramada Midoobe oo lagu baadi goobayo madaxdii lagu waayey Wabiga Shabelle,"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134253"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=134253"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134253\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":134255,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134253\/revisions\/134255"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/134254"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=134253"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=134253"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=134253"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}