{"id":134273,"date":"2019-10-29T08:02:56","date_gmt":"2019-10-29T06:02:56","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=134273"},"modified":"2019-10-29T08:02:56","modified_gmt":"2019-10-29T06:02:56","slug":"dhuusa-mareeb-waxaa-ka-soconaya-shirar-gooni-gooni-ah-dowladda-iyo-ahlusuna","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusa-mareeb-waxaa-ka-soconaya-shirar-gooni-gooni-ah-dowladda-iyo-ahlusuna\/","title":{"rendered":"Dhuusa Mareeb Waxaa ka Soconaya Shirar Gooni gooni ah, Dowladda iyo Ahlusuna"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka arimaha gudaha soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye iyo hoggaanka Ahlusuna ayaa waxaa uu shir uga socdaa xarunta Inji ee Magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>Shirka ayaa waxaa looga hadlayaaa sidii ciidamada dowladda iyo kuwa Ahlusuna loogu celin lahaa xeryahooda, Islamarkaana laga dhex saari lahaa gudaha Magaalada iyo arimaha guddiga doorashada Galmudug.<\/p>\n<p>Wararka ayaa intaasi waxaa ay Ku darayaan in amaanka Magaalada Dhuusamareeb ay si buuxda loogu gacan geliyo ciidamada nabad sugida Soomaaliya<\/p>\n<p>Lama oga waxa ka soo bixi doono shirka u socda wasiirka arimaha gudaha soomaaliya iyo hoggaanka Ahlusuna.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa Jiray Kulamo Labada dhinac Horey udhex maray Islamarkaana inta Badan Fashil ku dhamaaday.<\/p>\n<p>Marka laga soo tago Kulamadan ay yeelanayaan Wasiir Sabriye iyo Madaxda Ahlusuna waxaa sida kale dagan jawiga Guud Ee Magaalada Dhuusa Mareeb Ee Caasimada Galmudug.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka arimaha gudaha soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye iyo hoggaanka Ahlusuna ayaa waxaa uu shir uga socdaa xarunta Inji ee Magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud. Shirka ayaa waxaa looga hadlayaaa sidii ciidamada dowladda iyo kuwa Ahlusuna loogu celin lahaa xeryahooda, Islamarkaana laga dhex saari lahaa gudaha Magaalada iyo arimaha guddiga doorashada Galmudug. Wararka ayaa intaasi waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":129394,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-134273","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dhuusa Mareeb Waxaa ka Soconaya Shirar Gooni gooni ah, Dowladda iyo Ahlusuna - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusa-mareeb-waxaa-ka-soconaya-shirar-gooni-gooni-ah-dowladda-iyo-ahlusuna\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dhuusa Mareeb Waxaa ka Soconaya Shirar Gooni gooni ah, Dowladda iyo Ahlusuna - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka arimaha gudaha soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye iyo hoggaanka Ahlusuna ayaa waxaa uu shir uga socdaa xarunta Inji ee Magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud. Shirka ayaa waxaa looga hadlayaaa sidii ciidamada dowladda iyo kuwa Ahlusuna loogu celin lahaa xeryahooda, Islamarkaana laga dhex saari lahaa gudaha Magaalada iyo arimaha guddiga doorashada Galmudug. Wararka ayaa intaasi waxaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusa-mareeb-waxaa-ka-soconaya-shirar-gooni-gooni-ah-dowladda-iyo-ahlusuna\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-10-29T06:02:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/shakir-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusa-mareeb-waxaa-ka-soconaya-shirar-gooni-gooni-ah-dowladda-iyo-ahlusuna\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusa-mareeb-waxaa-ka-soconaya-shirar-gooni-gooni-ah-dowladda-iyo-ahlusuna\/\",\"name\":\"Dhuusa Mareeb Waxaa ka Soconaya Shirar Gooni gooni ah, Dowladda iyo Ahlusuna - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusa-mareeb-waxaa-ka-soconaya-shirar-gooni-gooni-ah-dowladda-iyo-ahlusuna\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusa-mareeb-waxaa-ka-soconaya-shirar-gooni-gooni-ah-dowladda-iyo-ahlusuna\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/shakir-1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-10-29T06:02:56+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusa-mareeb-waxaa-ka-soconaya-shirar-gooni-gooni-ah-dowladda-iyo-ahlusuna\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusa-mareeb-waxaa-ka-soconaya-shirar-gooni-gooni-ah-dowladda-iyo-ahlusuna\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusa-mareeb-waxaa-ka-soconaya-shirar-gooni-gooni-ah-dowladda-iyo-ahlusuna\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/shakir-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/shakir-1.jpg\",\"width\":720,\"height\":480},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusa-mareeb-waxaa-ka-soconaya-shirar-gooni-gooni-ah-dowladda-iyo-ahlusuna\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dhuusa Mareeb Waxaa ka Soconaya Shirar Gooni gooni ah, Dowladda iyo Ahlusuna\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dhuusa Mareeb Waxaa ka Soconaya Shirar Gooni gooni ah, Dowladda iyo Ahlusuna - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusa-mareeb-waxaa-ka-soconaya-shirar-gooni-gooni-ah-dowladda-iyo-ahlusuna\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dhuusa Mareeb Waxaa ka Soconaya Shirar Gooni gooni ah, Dowladda iyo Ahlusuna - Wardoon","og_description":"Wasiirka arimaha gudaha soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye iyo hoggaanka Ahlusuna ayaa waxaa uu shir uga socdaa xarunta Inji ee Magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud. Shirka ayaa waxaa looga hadlayaaa sidii ciidamada dowladda iyo kuwa Ahlusuna loogu celin lahaa xeryahooda, Islamarkaana laga dhex saari lahaa gudaha Magaalada iyo arimaha guddiga doorashada Galmudug. Wararka ayaa intaasi waxaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusa-mareeb-waxaa-ka-soconaya-shirar-gooni-gooni-ah-dowladda-iyo-ahlusuna\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-10-29T06:02:56+00:00","og_image":[{"width":720,"height":480,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/shakir-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusa-mareeb-waxaa-ka-soconaya-shirar-gooni-gooni-ah-dowladda-iyo-ahlusuna\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusa-mareeb-waxaa-ka-soconaya-shirar-gooni-gooni-ah-dowladda-iyo-ahlusuna\/","name":"Dhuusa Mareeb Waxaa ka Soconaya Shirar Gooni gooni ah, Dowladda iyo Ahlusuna - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusa-mareeb-waxaa-ka-soconaya-shirar-gooni-gooni-ah-dowladda-iyo-ahlusuna\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusa-mareeb-waxaa-ka-soconaya-shirar-gooni-gooni-ah-dowladda-iyo-ahlusuna\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/shakir-1.jpg","datePublished":"2019-10-29T06:02:56+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusa-mareeb-waxaa-ka-soconaya-shirar-gooni-gooni-ah-dowladda-iyo-ahlusuna\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusa-mareeb-waxaa-ka-soconaya-shirar-gooni-gooni-ah-dowladda-iyo-ahlusuna\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusa-mareeb-waxaa-ka-soconaya-shirar-gooni-gooni-ah-dowladda-iyo-ahlusuna\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/shakir-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/shakir-1.jpg","width":720,"height":480},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusa-mareeb-waxaa-ka-soconaya-shirar-gooni-gooni-ah-dowladda-iyo-ahlusuna\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dhuusa Mareeb Waxaa ka Soconaya Shirar Gooni gooni ah, Dowladda iyo Ahlusuna"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134273"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=134273"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134273\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":134274,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134273\/revisions\/134274"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/129394"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=134273"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=134273"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=134273"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}