{"id":134417,"date":"2019-11-01T17:17:25","date_gmt":"2019-11-01T15:17:25","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=134417"},"modified":"2019-11-01T17:17:25","modified_gmt":"2019-11-01T15:17:25","slug":"warbixin-kenya-oo-dagaal-cusub-ku-bilowday-somalia-xiisadii-badda-oo-war-kasoo-kordhay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kenya-oo-dagaal-cusub-ku-bilowday-somalia-xiisadii-badda-oo-war-kasoo-kordhay\/","title":{"rendered":"Warbixin:- Kenya oo dagaal cusub ku bilowday Somalia &#038; Xiisadii Badda oo war kasoo kordhay."},"content":{"rendered":"<p>Xoghayaha joogtada ee wasaaradda arrimaha dibadda ee Kenya Macharia Kamau oo la hadlayay telefishenka Citizen ee Kenya ayaa ka hadlay muranka xadka ee badda ee ay isku hayaan Soomaaliya iyo Kenya.<\/p>\n<p>Macharia Kamau ayaa sheegay in aysan wax dhib ah ku qabin shacabka Soomaaliya, balse maamulka hadda jira uu yahay waxa ay is hayaan.<\/p>\n<p>\u201dDabcan wuuu naga dhexeeyaa muranka xuduudda, balse waxaa dabada ka riixaya hogaanka Soomaaliya oo si asaasi ah ugu guul dareystay in uu ka mahadceliyo ama garto waxa naga dhaxeeya,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>\u201cSoomaaliya waa dal aan daryeelno. Kenya waxaa uga baxay dhiig iyo dhaqaale aad u badan\u201d, ayuu hadalka ku sii daray.<\/p>\n<p>\u201cDadka Soomaaliya inaga ma soo horjeedaan ee caqabada aan wajaheyno waxay tahay sida maamulka hadda jira uu u fasiranayo muranka xadka ee naga dhaxeya.\u201d<\/p>\n<p>\u201cWaxaan fileynaa in arrinta badda laxaliyo, maxaa yeelay wax dhib ah kuma qabno shacabka Soomaaliya ee waxaan ku dhib ku qabnaa maamulka hadda talada haya,\u201d ayuu yiri Macahria Kamau.<\/p>\n<p>Macharia wuxuu tilmaamay in sanadihii 2014, 2015 ay ku hawlanaayeen sidii loo xallin lahaa arrinta, kahor inta aanan la geynin maxkamadda ICJ, wuxuuna intaa raaciyay in ay la yaabeen Soomaaliya markii ay kiiska u gudbisay Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ.<\/p>\n<p>\u201dWaxaan Soomaaliya weydiinay, \u2018maxaad inoo geyseen Hague? Maxkamadda waa waxa ugu dambeeya ee la aado. Marka hore aan isla eegno fursdaaha lagu wadahadli karo oo dhan,\u201d ayuu yiri xoghayaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Kenya.<\/p>\n<p>\u201cDeris ahaan ma ahan in aad i geyso maxkamadda iyadoo weli uu inoo socdo wadahdal ku aadan arrintan oo aad aaminsan tahay in ay jirto, balse anaguna aan aaminsan yahay in aysan jirin,\u201d ayuu raaciyay.<\/p>\n<p>Wuxuu ku adkeystay in Soomaaliya ay u aragto in arrinta muranka xuduudda ay jirto balse iyago ay \u201cog yihiin in wax jira aysan ahayn\u201d. \u201cSababtoo ah waxaa jiro fahan ah sida xuduudeheena sida ay u waafaqayaan xebaha Bariga Afrika\u201d.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa murugo ah in aan is argnay inagoo maxkamdda taagan\u201d, ayuu yiri.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka ee Soomaaliya oo aan la xiriirnay ayaan weli wax jawaab ah ka bixin arrintan. Balse Soomaaliya waxay horey ugu adkeysatay in go\u2019aanka maxkamadda oo keli ah lagu kala baxayo.<\/p>\n<p>Dowladaha Itoobiya iyo Masar ayaa isku deyay dhinacyada in ay dhexdhexaadiyaan. Kullankii ugu dambeeyay ee ka dhacay Mareykanka waxaa la sheegay in lagu heshiiyay kawada shaqeynta soo celinta xiriirka labada dhinac, balse aan laga wadahadal muranka xuduudda badda.<\/p>\n<p>Macharia Kamau wuxuu Citizen TV u sheegay in ay go\u2019aansadeen in Soomaaliya ay kula loollamaan xittaa maxkamadda, xitaa haddii aysan ku waafaqsanayn. \u201cWaa haddii maxkamadda aysan sinnaba ku dhaqmeynin wax aniga ay nooga eexaneyso\u201d, ayuu hadalka raaciyay.<\/p>\n<p>\u201cHaddana waxaa inoo muuqata oo aan aragnaa arrintaas, waana taas sababtay keentay in maxkamadda aan ku dhahno waxaan idin ka fileynaa in ay inoo la dhaqanto qaab waafaqsan xeerarka caalamiga\u201d.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo uu Macharia sheegay in dhigiisa Soomaaliya uu wadahadal heer sare ah kula yeeshay magaalada Hague ee dalka Netherland, mar aan sidaas u fogeyn, xiligaas oo ay ka wadahadlayeen dib u dhigista dacwadda oo markii dambe la oggolaaday.<\/p>\n<p>\u201cWaxay ila tahay in ay soo dabceen (Soomaaliya), waana isla wadahadleynaa. Dhowaan madaxeena maamulka ayaa booqday (Muqdisho) si wanaagsan ayaa loo soo dhoweeyay. Anigana wadahadal wax ku ool ah ayaa la yeeshay dhigeyga markii aan Hague ku sugneyn, xilligaas oo aan ka hadleynay dib u dhigidda kiiska\u201d, ayuu sheegay.<\/p>\n<p>Kiiska ayay maxkamadda dib u dhigtay illaa bisha June ee sannadka soo socda, taas oo Macharia uu ka yiri: \u201cwaa wixii aan dooneynay. sannad baan rabnay waana helnay wax ku dhow.\u201d<\/p>\n<p>Xoghayaha joogtada ee wasaaradda arrimaha dibadda ee Kenya oo la weydiiyay waxa ay ka yeeli doonaan go\u2019aan walba oo ka soo baxa maxkamadda wuxuu yiri: \u201cAnagoo ka duuleyna waxa ay ku saleyaan go\u2019aankeeda, waxaan eegi doonaa wuxuu noqdo go\u2019aanka, anaguna go\u2019aan ayaa ka gaari doonaa\u201d.<\/p>\n<p>\u201cWaa wax u madaxbanaan in dal kasta uu go\u2019aansado in uu aqbalayo xukunka maxkamadda, marka la gaara xiligaas na go\u2019aan ayaan gaari doonaa\u201d. Ayuu markale raaciyay Macharia.<\/p>\n<p>Maxkamadda cadaaladda adduunka ee ICJ ayaa mar labaad dib u dhigtay dhageysiga dacwadda la xiriirta muranka badda ee u dhaxeeya Kenya iyo Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xoghayaha joogtada ee wasaaradda arrimaha dibadda ee Kenya Macharia Kamau oo la hadlayay telefishenka Citizen ee Kenya ayaa ka hadlay muranka xadka ee badda ee ay isku hayaan Soomaaliya iyo Kenya. Macharia Kamau ayaa sheegay in aysan wax dhib ah ku qabin shacabka Soomaaliya, balse maamulka hadda jira uu yahay waxa ay is hayaan. \u201dDabcan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":134418,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-134417","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Warbixin:- Kenya oo dagaal cusub ku bilowday Somalia &amp; Xiisadii Badda oo war kasoo kordhay. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kenya-oo-dagaal-cusub-ku-bilowday-somalia-xiisadii-badda-oo-war-kasoo-kordhay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Warbixin:- Kenya oo dagaal cusub ku bilowday Somalia &amp; Xiisadii Badda oo war kasoo kordhay. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xoghayaha joogtada ee wasaaradda arrimaha dibadda ee Kenya Macharia Kamau oo la hadlayay telefishenka Citizen ee Kenya ayaa ka hadlay muranka xadka ee badda ee ay isku hayaan Soomaaliya iyo Kenya. Macharia Kamau ayaa sheegay in aysan wax dhib ah ku qabin shacabka Soomaaliya, balse maamulka hadda jira uu yahay waxa ay is hayaan. \u201dDabcan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kenya-oo-dagaal-cusub-ku-bilowday-somalia-xiisadii-badda-oo-war-kasoo-kordhay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-01T15:17:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/FB_IMG_1572621165088.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"524\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"350\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kenya-oo-dagaal-cusub-ku-bilowday-somalia-xiisadii-badda-oo-war-kasoo-kordhay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kenya-oo-dagaal-cusub-ku-bilowday-somalia-xiisadii-badda-oo-war-kasoo-kordhay\/\",\"name\":\"Warbixin:- Kenya oo dagaal cusub ku bilowday Somalia & Xiisadii Badda oo war kasoo kordhay. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kenya-oo-dagaal-cusub-ku-bilowday-somalia-xiisadii-badda-oo-war-kasoo-kordhay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kenya-oo-dagaal-cusub-ku-bilowday-somalia-xiisadii-badda-oo-war-kasoo-kordhay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/FB_IMG_1572621165088.jpg\",\"datePublished\":\"2019-11-01T15:17:25+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kenya-oo-dagaal-cusub-ku-bilowday-somalia-xiisadii-badda-oo-war-kasoo-kordhay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kenya-oo-dagaal-cusub-ku-bilowday-somalia-xiisadii-badda-oo-war-kasoo-kordhay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kenya-oo-dagaal-cusub-ku-bilowday-somalia-xiisadii-badda-oo-war-kasoo-kordhay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/FB_IMG_1572621165088.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/FB_IMG_1572621165088.jpg\",\"width\":524,\"height\":350},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kenya-oo-dagaal-cusub-ku-bilowday-somalia-xiisadii-badda-oo-war-kasoo-kordhay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Warbixin:- Kenya oo dagaal cusub ku bilowday Somalia &#038; Xiisadii Badda oo war kasoo kordhay.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Warbixin:- Kenya oo dagaal cusub ku bilowday Somalia & Xiisadii Badda oo war kasoo kordhay. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kenya-oo-dagaal-cusub-ku-bilowday-somalia-xiisadii-badda-oo-war-kasoo-kordhay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Warbixin:- Kenya oo dagaal cusub ku bilowday Somalia & Xiisadii Badda oo war kasoo kordhay. - Wardoon","og_description":"Xoghayaha joogtada ee wasaaradda arrimaha dibadda ee Kenya Macharia Kamau oo la hadlayay telefishenka Citizen ee Kenya ayaa ka hadlay muranka xadka ee badda ee ay isku hayaan Soomaaliya iyo Kenya. Macharia Kamau ayaa sheegay in aysan wax dhib ah ku qabin shacabka Soomaaliya, balse maamulka hadda jira uu yahay waxa ay is hayaan. \u201dDabcan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kenya-oo-dagaal-cusub-ku-bilowday-somalia-xiisadii-badda-oo-war-kasoo-kordhay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-01T15:17:25+00:00","og_image":[{"width":524,"height":350,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/FB_IMG_1572621165088.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kenya-oo-dagaal-cusub-ku-bilowday-somalia-xiisadii-badda-oo-war-kasoo-kordhay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kenya-oo-dagaal-cusub-ku-bilowday-somalia-xiisadii-badda-oo-war-kasoo-kordhay\/","name":"Warbixin:- Kenya oo dagaal cusub ku bilowday Somalia & Xiisadii Badda oo war kasoo kordhay. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kenya-oo-dagaal-cusub-ku-bilowday-somalia-xiisadii-badda-oo-war-kasoo-kordhay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kenya-oo-dagaal-cusub-ku-bilowday-somalia-xiisadii-badda-oo-war-kasoo-kordhay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/FB_IMG_1572621165088.jpg","datePublished":"2019-11-01T15:17:25+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kenya-oo-dagaal-cusub-ku-bilowday-somalia-xiisadii-badda-oo-war-kasoo-kordhay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kenya-oo-dagaal-cusub-ku-bilowday-somalia-xiisadii-badda-oo-war-kasoo-kordhay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kenya-oo-dagaal-cusub-ku-bilowday-somalia-xiisadii-badda-oo-war-kasoo-kordhay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/FB_IMG_1572621165088.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/FB_IMG_1572621165088.jpg","width":524,"height":350},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kenya-oo-dagaal-cusub-ku-bilowday-somalia-xiisadii-badda-oo-war-kasoo-kordhay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Warbixin:- Kenya oo dagaal cusub ku bilowday Somalia &#038; Xiisadii Badda oo war kasoo kordhay."}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134417"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=134417"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134417\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":134419,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134417\/revisions\/134419"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/134418"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=134417"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=134417"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=134417"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}