{"id":134474,"date":"2019-11-02T15:22:35","date_gmt":"2019-11-02T13:22:35","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=134474"},"modified":"2019-11-02T15:22:35","modified_gmt":"2019-11-02T13:22:35","slug":"daawo-baarlamanka-puntland-oo-uyeeray-xeer-ilaalinta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-puntland-oo-uyeeray-xeer-ilaalinta\/","title":{"rendered":"DAAWO Baarlamanka Puntland oo uyeeray Xeer Ilaalinta"},"content":{"rendered":"<p>Baarlamaanka Puntland ayaa laalay dacwadii Xeer Ilaalintu kasoo gudbisay Xildhibaan Cawil Daad oo dhowaan Su\u2019aal waydiiyey Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni.<\/p>\n<p>39 xildhibaan oo kamid ah 41 Xildhibaan oo fadhiyey kulanka 5\u2019aad ee kalfadhiga 45\u2019aad ayaa u codeeyey in Xildhibaanku uusan wax danbi ah gelin.<\/p>\n<p>Dhanka Kale Xildhibaanada Baarlamanka Puntland ayaa u codeeyay fadhigii maanta in loo yeedho Masuuliyiinta Xeer ilaalinta, kadib markii Guddiga Shuruucda ee Baarlamanku ay sharci darro ku tilmaameen Qoraal dhawaan ka soo baxay Xeer ilaalinta.<\/p>\n<p>Xafiiska Xeer ilaalinta Puntland ayaa sheegay inuu ka laabtay dacwadii ay kusoo oogi lahaayeen Xildhibaan Cawil Xasan Daad oo 26-kii bishii hore su`aal weydiiyey Madaxweyne Deni,<\/p>\n<p>Maadaama uu heshiis dhexmaray Golaha xukuumadda iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka, sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay xeer-ilaalinta.<\/p>\n<p>War kasoo baxay Madaxtooyadda Puntland ayaa horay loogu sheegay inuu Madaxwayne DENI Cafiyey Xildhibaan Cawil, Kadib Codsi uga yimid Xildhibaano uu Qardho kula kulmay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/5Q3Limx-P7I\" width=\"813\" height=\"670\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baarlamaanka Puntland ayaa laalay dacwadii Xeer Ilaalintu kasoo gudbisay Xildhibaan Cawil Daad oo dhowaan Su\u2019aal waydiiyey Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni. 39 xildhibaan oo kamid ah 41 Xildhibaan oo fadhiyey kulanka 5\u2019aad ee kalfadhiga 45\u2019aad ayaa u codeeyey in Xildhibaanku uusan wax danbi ah gelin. Dhanka Kale Xildhibaanada Baarlamanka Puntland ayaa u codeeyay fadhigii maanta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":134475,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-134474","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Baarlamanka Puntland oo uyeeray Xeer Ilaalinta - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-puntland-oo-uyeeray-xeer-ilaalinta\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Baarlamanka Puntland oo uyeeray Xeer Ilaalinta - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Baarlamaanka Puntland ayaa laalay dacwadii Xeer Ilaalintu kasoo gudbisay Xildhibaan Cawil Daad oo dhowaan Su\u2019aal waydiiyey Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni. 39 xildhibaan oo kamid ah 41 Xildhibaan oo fadhiyey kulanka 5\u2019aad ee kalfadhiga 45\u2019aad ayaa u codeeyey in Xildhibaanku uusan wax danbi ah gelin. Dhanka Kale Xildhibaanada Baarlamanka Puntland ayaa u codeeyay fadhigii maanta [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-puntland-oo-uyeeray-xeer-ilaalinta\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-02T13:22:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/pl.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"405\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-puntland-oo-uyeeray-xeer-ilaalinta\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-puntland-oo-uyeeray-xeer-ilaalinta\/\",\"name\":\"DAAWO Baarlamanka Puntland oo uyeeray Xeer Ilaalinta - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-puntland-oo-uyeeray-xeer-ilaalinta\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-puntland-oo-uyeeray-xeer-ilaalinta\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/pl.jpg\",\"datePublished\":\"2019-11-02T13:22:35+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-puntland-oo-uyeeray-xeer-ilaalinta\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-puntland-oo-uyeeray-xeer-ilaalinta\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-puntland-oo-uyeeray-xeer-ilaalinta\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/pl.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/pl.jpg\",\"width\":720,\"height\":405},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-puntland-oo-uyeeray-xeer-ilaalinta\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Baarlamanka Puntland oo uyeeray Xeer Ilaalinta\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Baarlamanka Puntland oo uyeeray Xeer Ilaalinta - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-puntland-oo-uyeeray-xeer-ilaalinta\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Baarlamanka Puntland oo uyeeray Xeer Ilaalinta - Wardoon","og_description":"Baarlamaanka Puntland ayaa laalay dacwadii Xeer Ilaalintu kasoo gudbisay Xildhibaan Cawil Daad oo dhowaan Su\u2019aal waydiiyey Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni. 39 xildhibaan oo kamid ah 41 Xildhibaan oo fadhiyey kulanka 5\u2019aad ee kalfadhiga 45\u2019aad ayaa u codeeyey in Xildhibaanku uusan wax danbi ah gelin. Dhanka Kale Xildhibaanada Baarlamanka Puntland ayaa u codeeyay fadhigii maanta [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-puntland-oo-uyeeray-xeer-ilaalinta\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-02T13:22:35+00:00","og_image":[{"width":720,"height":405,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/pl.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-puntland-oo-uyeeray-xeer-ilaalinta\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-puntland-oo-uyeeray-xeer-ilaalinta\/","name":"DAAWO Baarlamanka Puntland oo uyeeray Xeer Ilaalinta - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-puntland-oo-uyeeray-xeer-ilaalinta\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-puntland-oo-uyeeray-xeer-ilaalinta\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/pl.jpg","datePublished":"2019-11-02T13:22:35+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-puntland-oo-uyeeray-xeer-ilaalinta\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-puntland-oo-uyeeray-xeer-ilaalinta\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-puntland-oo-uyeeray-xeer-ilaalinta\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/pl.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/pl.jpg","width":720,"height":405},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-puntland-oo-uyeeray-xeer-ilaalinta\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Baarlamanka Puntland oo uyeeray Xeer Ilaalinta"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134474"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=134474"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134474\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":134476,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134474\/revisions\/134476"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/134475"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=134474"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=134474"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=134474"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}