{"id":134592,"date":"2019-11-03T19:11:12","date_gmt":"2019-11-03T17:11:12","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=134592"},"modified":"2019-11-03T19:11:12","modified_gmt":"2019-11-03T17:11:12","slug":"guddoomiyihii-degmada-dhuusamareeb-ee-ahlu-suna-oo-la-saftay-nabad-iyo-nolol","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-degmada-dhuusamareeb-ee-ahlu-suna-oo-la-saftay-nabad-iyo-nolol\/","title":{"rendered":"Guddoomiyihii degmada Dhuusamareeb ee Ahlu Suna oo la saftay Nabad iyo Nolol"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha degmada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud ugu Magacaabey Ahlusunna Macalin Nuur Cilimi Cabdulle ayaa sheegay in wax dhibaato ah aysan xilligaan ka jirin degmada, isla markaana amniga guud ee Magaalada uu yahay mid wanaagsan.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha degmada Dhuusamareeb oo shir jaraa\u2019id ku qabtay hayga uu Dhuusamareeb ka daganyahey ayaa sheegey in uu diyaar u yahay in uu la shaqeeya Dowlada Faderaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in uusan aqbaleyn in ay xabad ka dhacdo Magaalda Dhuusamareeb,waxaa kale oo uu been abuur ku tilmaamay warar lagu faafiyay baraha bulshada oo sheegaya in magaalada cakirantahay.<\/p>\n<p>Guddoomiye Nuur ayaa sheegay in amaanka Magaalada Dhuusamareeb ay sugayaan Ciidamada isku dhafka ah dowladda Federaalkana mas\u2019uul ka tahay amaanka Magaalada DHuusamareeb.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn waxa uu sheegay in Shaabka Magaalada Dhuusamareeb iyo Bulshada qeybaheeda kala duwan looga baahan yahay in Dowladda Soomaaliya kala Shaqeeyaan sidii loo dhisi lahaa Galmudug mideysan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha degmada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud ugu Magacaabey Ahlusunna Macalin Nuur Cilimi Cabdulle ayaa sheegay in wax dhibaato ah aysan xilligaan ka jirin degmada, isla markaana amniga guud ee Magaalada uu yahay mid wanaagsan. Gudoomiyaha degmada Dhuusamareeb oo shir jaraa\u2019id ku qabtay hayga uu Dhuusamareeb ka daganyahey ayaa sheegey in uu diyaar u yahay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":134593,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-134592","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiyihii degmada Dhuusamareeb ee Ahlu Suna oo la saftay Nabad iyo Nolol - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-degmada-dhuusamareeb-ee-ahlu-suna-oo-la-saftay-nabad-iyo-nolol\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiyihii degmada Dhuusamareeb ee Ahlu Suna oo la saftay Nabad iyo Nolol - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha degmada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud ugu Magacaabey Ahlusunna Macalin Nuur Cilimi Cabdulle ayaa sheegay in wax dhibaato ah aysan xilligaan ka jirin degmada, isla markaana amniga guud ee Magaalada uu yahay mid wanaagsan. Gudoomiyaha degmada Dhuusamareeb oo shir jaraa\u2019id ku qabtay hayga uu Dhuusamareeb ka daganyahey ayaa sheegey in uu diyaar u yahay in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-degmada-dhuusamareeb-ee-ahlu-suna-oo-la-saftay-nabad-iyo-nolol\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-03T17:11:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Macalin-Nuur-Cilimi-Cabdulle.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-degmada-dhuusamareeb-ee-ahlu-suna-oo-la-saftay-nabad-iyo-nolol\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-degmada-dhuusamareeb-ee-ahlu-suna-oo-la-saftay-nabad-iyo-nolol\/\",\"name\":\"Guddoomiyihii degmada Dhuusamareeb ee Ahlu Suna oo la saftay Nabad iyo Nolol - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-degmada-dhuusamareeb-ee-ahlu-suna-oo-la-saftay-nabad-iyo-nolol\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-degmada-dhuusamareeb-ee-ahlu-suna-oo-la-saftay-nabad-iyo-nolol\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Macalin-Nuur-Cilimi-Cabdulle.jpg\",\"datePublished\":\"2019-11-03T17:11:12+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-degmada-dhuusamareeb-ee-ahlu-suna-oo-la-saftay-nabad-iyo-nolol\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-degmada-dhuusamareeb-ee-ahlu-suna-oo-la-saftay-nabad-iyo-nolol\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-degmada-dhuusamareeb-ee-ahlu-suna-oo-la-saftay-nabad-iyo-nolol\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Macalin-Nuur-Cilimi-Cabdulle.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Macalin-Nuur-Cilimi-Cabdulle.jpg\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-degmada-dhuusamareeb-ee-ahlu-suna-oo-la-saftay-nabad-iyo-nolol\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiyihii degmada Dhuusamareeb ee Ahlu Suna oo la saftay Nabad iyo Nolol\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiyihii degmada Dhuusamareeb ee Ahlu Suna oo la saftay Nabad iyo Nolol - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-degmada-dhuusamareeb-ee-ahlu-suna-oo-la-saftay-nabad-iyo-nolol\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiyihii degmada Dhuusamareeb ee Ahlu Suna oo la saftay Nabad iyo Nolol - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha degmada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud ugu Magacaabey Ahlusunna Macalin Nuur Cilimi Cabdulle ayaa sheegay in wax dhibaato ah aysan xilligaan ka jirin degmada, isla markaana amniga guud ee Magaalada uu yahay mid wanaagsan. Gudoomiyaha degmada Dhuusamareeb oo shir jaraa\u2019id ku qabtay hayga uu Dhuusamareeb ka daganyahey ayaa sheegey in uu diyaar u yahay in [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-degmada-dhuusamareeb-ee-ahlu-suna-oo-la-saftay-nabad-iyo-nolol\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-03T17:11:12+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Macalin-Nuur-Cilimi-Cabdulle.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-degmada-dhuusamareeb-ee-ahlu-suna-oo-la-saftay-nabad-iyo-nolol\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-degmada-dhuusamareeb-ee-ahlu-suna-oo-la-saftay-nabad-iyo-nolol\/","name":"Guddoomiyihii degmada Dhuusamareeb ee Ahlu Suna oo la saftay Nabad iyo Nolol - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-degmada-dhuusamareeb-ee-ahlu-suna-oo-la-saftay-nabad-iyo-nolol\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-degmada-dhuusamareeb-ee-ahlu-suna-oo-la-saftay-nabad-iyo-nolol\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Macalin-Nuur-Cilimi-Cabdulle.jpg","datePublished":"2019-11-03T17:11:12+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-degmada-dhuusamareeb-ee-ahlu-suna-oo-la-saftay-nabad-iyo-nolol\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-degmada-dhuusamareeb-ee-ahlu-suna-oo-la-saftay-nabad-iyo-nolol\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-degmada-dhuusamareeb-ee-ahlu-suna-oo-la-saftay-nabad-iyo-nolol\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Macalin-Nuur-Cilimi-Cabdulle.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Macalin-Nuur-Cilimi-Cabdulle.jpg","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-degmada-dhuusamareeb-ee-ahlu-suna-oo-la-saftay-nabad-iyo-nolol\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiyihii degmada Dhuusamareeb ee Ahlu Suna oo la saftay Nabad iyo Nolol"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134592"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=134592"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134592\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":134594,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134592\/revisions\/134594"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/134593"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=134592"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=134592"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=134592"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}