{"id":134595,"date":"2019-11-03T19:15:33","date_gmt":"2019-11-03T17:15:33","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=134595"},"modified":"2019-11-03T19:15:33","modified_gmt":"2019-11-03T17:15:33","slug":"dhagayso-shiikh-shaakir-oo-dowladda-soomaaliya-ku-eedeeyey-daansaansi-dagaal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-shiikh-shaakir-oo-dowladda-soomaaliya-ku-eedeeyey-daansaansi-dagaal\/","title":{"rendered":"DHAGAYSO Shiikh Shaakir oo Dowladda Soomaaliya ku eedeeyey daansaansi dagaal"},"content":{"rendered":"<p>Madaxa Xukuumada Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa sheegay inay doonayaan in la soo afjaro khilaafka iyo xiisadda ka dhex taagan Ahlu-sunna iyo Dawladda dhexe.<\/p>\n<p>Hadalkan ayuu sheegay xili uu wareysi siinayey idaacada VOA isagoo xusay in Ahlu-sunna aysan diyaar u ahayn in dagaal wiil kaga dhinto ama kaga dhaawacmo.<\/p>\n<p>Shiikh Shaakir ayaa Dowladda Soomaaliya ku eedeeyey inay qaaday tallaabo aysan marnaba ka fileyn iyo daansaansi dagaal, wuxuuna tilmaamay in dhinacooda ay isxakameeyeen si looga baaqsado dagaal.<\/p>\n<p>\u201cDhiigga dhalinyarada iyo xoogga waxaa loo baahan yahay in lagu bixiyo sidii Al-Shabaab looga xoreyn lahaa dhulalka ay ka joogaan Gobolada Dhexe\u201d ayuu yiri Shiikh Maxamed Shaakir.<\/p>\n<p>Hadalkan ayaa ku soo beegmay xili ciidamada dowlada ay la wareegeen saacadihii la soo dhaafay degmooyinka Matabaan, Guriceel iyo qeybo ka mid ah magaalada Dhuusamareeb ka dib markii ay iskaga baxeen ahlu sunna oo muddo dheer ka talineysay.<\/p>\n<p>Xiisadii u dhexeysay 24kii saac ee la soo dhaafay ciidamada dowlada iyo kuwa ahlu sunna ayaa hadda u muuqata sii qaboobeysa, waxaana socda baaqyo nabadeed oo ka imanaya qeybaha bulshada.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.voasomali.com\/embed\/player\/0\/5150608.html?type=audio\" width=\"100%\" height=\"144\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxa Xukuumada Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa sheegay inay doonayaan in la soo afjaro khilaafka iyo xiisadda ka dhex taagan Ahlu-sunna iyo Dawladda dhexe. Hadalkan ayuu sheegay xili uu wareysi siinayey idaacada VOA isagoo xusay in Ahlu-sunna aysan diyaar u ahayn in dagaal wiil kaga dhinto ama kaga dhaawacmo. Shiikh Shaakir ayaa Dowladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":134410,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-134595","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DHAGAYSO Shiikh Shaakir oo Dowladda Soomaaliya ku eedeeyey daansaansi dagaal - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-shiikh-shaakir-oo-dowladda-soomaaliya-ku-eedeeyey-daansaansi-dagaal\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DHAGAYSO Shiikh Shaakir oo Dowladda Soomaaliya ku eedeeyey daansaansi dagaal - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxa Xukuumada Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa sheegay inay doonayaan in la soo afjaro khilaafka iyo xiisadda ka dhex taagan Ahlu-sunna iyo Dawladda dhexe. Hadalkan ayuu sheegay xili uu wareysi siinayey idaacada VOA isagoo xusay in Ahlu-sunna aysan diyaar u ahayn in dagaal wiil kaga dhinto ama kaga dhaawacmo. Shiikh Shaakir ayaa Dowladda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-shiikh-shaakir-oo-dowladda-soomaaliya-ku-eedeeyey-daansaansi-dagaal\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-03T17:15:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/2017515636304128705201636Ahlusunna-Shaakir.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-shiikh-shaakir-oo-dowladda-soomaaliya-ku-eedeeyey-daansaansi-dagaal\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-shiikh-shaakir-oo-dowladda-soomaaliya-ku-eedeeyey-daansaansi-dagaal\/\",\"name\":\"DHAGAYSO Shiikh Shaakir oo Dowladda Soomaaliya ku eedeeyey daansaansi dagaal - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-shiikh-shaakir-oo-dowladda-soomaaliya-ku-eedeeyey-daansaansi-dagaal\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-shiikh-shaakir-oo-dowladda-soomaaliya-ku-eedeeyey-daansaansi-dagaal\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/2017515636304128705201636Ahlusunna-Shaakir.jpg\",\"datePublished\":\"2019-11-03T17:15:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-shiikh-shaakir-oo-dowladda-soomaaliya-ku-eedeeyey-daansaansi-dagaal\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-shiikh-shaakir-oo-dowladda-soomaaliya-ku-eedeeyey-daansaansi-dagaal\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-shiikh-shaakir-oo-dowladda-soomaaliya-ku-eedeeyey-daansaansi-dagaal\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/2017515636304128705201636Ahlusunna-Shaakir.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/2017515636304128705201636Ahlusunna-Shaakir.jpg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-shiikh-shaakir-oo-dowladda-soomaaliya-ku-eedeeyey-daansaansi-dagaal\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DHAGAYSO Shiikh Shaakir oo Dowladda Soomaaliya ku eedeeyey daansaansi dagaal\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DHAGAYSO Shiikh Shaakir oo Dowladda Soomaaliya ku eedeeyey daansaansi dagaal - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-shiikh-shaakir-oo-dowladda-soomaaliya-ku-eedeeyey-daansaansi-dagaal\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DHAGAYSO Shiikh Shaakir oo Dowladda Soomaaliya ku eedeeyey daansaansi dagaal - Wardoon","og_description":"Madaxa Xukuumada Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa sheegay inay doonayaan in la soo afjaro khilaafka iyo xiisadda ka dhex taagan Ahlu-sunna iyo Dawladda dhexe. Hadalkan ayuu sheegay xili uu wareysi siinayey idaacada VOA isagoo xusay in Ahlu-sunna aysan diyaar u ahayn in dagaal wiil kaga dhinto ama kaga dhaawacmo. Shiikh Shaakir ayaa Dowladda [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-shiikh-shaakir-oo-dowladda-soomaaliya-ku-eedeeyey-daansaansi-dagaal\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-03T17:15:33+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/2017515636304128705201636Ahlusunna-Shaakir.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-shiikh-shaakir-oo-dowladda-soomaaliya-ku-eedeeyey-daansaansi-dagaal\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-shiikh-shaakir-oo-dowladda-soomaaliya-ku-eedeeyey-daansaansi-dagaal\/","name":"DHAGAYSO Shiikh Shaakir oo Dowladda Soomaaliya ku eedeeyey daansaansi dagaal - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-shiikh-shaakir-oo-dowladda-soomaaliya-ku-eedeeyey-daansaansi-dagaal\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-shiikh-shaakir-oo-dowladda-soomaaliya-ku-eedeeyey-daansaansi-dagaal\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/2017515636304128705201636Ahlusunna-Shaakir.jpg","datePublished":"2019-11-03T17:15:33+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-shiikh-shaakir-oo-dowladda-soomaaliya-ku-eedeeyey-daansaansi-dagaal\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-shiikh-shaakir-oo-dowladda-soomaaliya-ku-eedeeyey-daansaansi-dagaal\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-shiikh-shaakir-oo-dowladda-soomaaliya-ku-eedeeyey-daansaansi-dagaal\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/2017515636304128705201636Ahlusunna-Shaakir.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/2017515636304128705201636Ahlusunna-Shaakir.jpg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-shiikh-shaakir-oo-dowladda-soomaaliya-ku-eedeeyey-daansaansi-dagaal\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DHAGAYSO Shiikh Shaakir oo Dowladda Soomaaliya ku eedeeyey daansaansi dagaal"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134595"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=134595"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134595\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":134596,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134595\/revisions\/134596"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/134410"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=134595"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=134595"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=134595"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}