{"id":134598,"date":"2019-11-04T11:19:28","date_gmt":"2019-11-04T09:19:28","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=134598"},"modified":"2019-11-04T11:19:28","modified_gmt":"2019-11-04T09:19:28","slug":"wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-magaalada-dhuusomareeb","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-magaalada-dhuusomareeb\/","title":{"rendered":"Wararkii Ugu Dambeeyay xaalada magaalada Dhuusomareeb"},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa laga dareemayaa isbadal ka duwan kuwii ka jiray maalmihii lasoo dhaafay, xaalada magaalada ayaana saakay ah mid dagan.<\/p>\n<p>Ciidamada amaanka dowlada Soomaaliya ayaana saakay lagu arkayaa wadooyinka iyo xaafadaha magaalada Dhuusomareeb, waxa ayna ciidamada adkeenayaan amaanka guud ee magaaladaasi oo la filayo in doorashooyin ka dhacaan.<\/p>\n<p>Cabsidii labadii maalin ee lasoo dhaafay ka jirtay magaalada Dhuusomarereb ayaa hada meesha ka baxday, waxaana magaalada u muuqataa mid si buuxda gacan ku heynteeda ula wareegtay dowlada federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sida aan wararka ku helnay ciidamada Ahlu Sunna oo horey ugu sugnaa magaalada Dhuusomareeb ayaa hada isugu tagay xero INJI, waxaana ciidankaasi looga digay in dhaq dhaqaaq sameeyaan ama magaalada lagu dhax arko.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale magaalada ka socda kulamo gaar gara ah ay leeyihiin masuuliyiinta dowlada ee halkaasi ku sugan iyo kooxda Ahlu Sunna, waxaa sidoo kale wadahadalada qeyb ka ah waxgaradka magaalada iyo ganacsatada.<\/p>\n<p>Maamulkii Ahlu Sunna ee ka jiray magaalada Dhuusomareeb ayaa sidoo kale la soo sheegayaa in labo garab u kala jabeen, waxaana maamulka sare qaarkood la shaqeenayaan dowlada federaalka.<\/p>\n<p>Goobaha shaaxa lagu cabo iyo goobaha kale ay dadku isugu yimaadaan ayaa lagu hadal hayaa isbadalka ka jira magaalooyinka Dhuusomareeb iyo Guriceel, waxa ayna dadku soo dhaweenayaan isabadalkan ay u arkaan mid shacabka u roon.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa laga dareemayaa isbadal ka duwan kuwii ka jiray maalmihii lasoo dhaafay, xaalada magaalada ayaana saakay ah mid dagan. Ciidamada amaanka dowlada Soomaaliya ayaana saakay lagu arkayaa wadooyinka iyo xaafadaha magaalada Dhuusomareeb, waxa ayna ciidamada adkeenayaan amaanka guud ee magaaladaasi oo la filayo in doorashooyin ka dhacaan. Cabsidii labadii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":134599,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-134598","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wararkii Ugu Dambeeyay xaalada magaalada Dhuusomareeb - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-magaalada-dhuusomareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wararkii Ugu Dambeeyay xaalada magaalada Dhuusomareeb - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa laga dareemayaa isbadal ka duwan kuwii ka jiray maalmihii lasoo dhaafay, xaalada magaalada ayaana saakay ah mid dagan. Ciidamada amaanka dowlada Soomaaliya ayaana saakay lagu arkayaa wadooyinka iyo xaafadaha magaalada Dhuusomareeb, waxa ayna ciidamada adkeenayaan amaanka guud ee magaaladaasi oo la filayo in doorashooyin ka dhacaan. Cabsidii labadii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-magaalada-dhuusomareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-04T09:19:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Ciidamada-AMISOM-ee-lagu-soo-dhaweeyay-Dhuusamareeb2.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"466\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-magaalada-dhuusomareeb\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-magaalada-dhuusomareeb\/\",\"name\":\"Wararkii Ugu Dambeeyay xaalada magaalada Dhuusomareeb - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-magaalada-dhuusomareeb\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-magaalada-dhuusomareeb\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Ciidamada-AMISOM-ee-lagu-soo-dhaweeyay-Dhuusamareeb2.jpeg\",\"datePublished\":\"2019-11-04T09:19:28+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-magaalada-dhuusomareeb\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-magaalada-dhuusomareeb\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-magaalada-dhuusomareeb\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Ciidamada-AMISOM-ee-lagu-soo-dhaweeyay-Dhuusamareeb2.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Ciidamada-AMISOM-ee-lagu-soo-dhaweeyay-Dhuusamareeb2.jpeg\",\"width\":960,\"height\":466},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-magaalada-dhuusomareeb\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wararkii Ugu Dambeeyay xaalada magaalada Dhuusomareeb\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wararkii Ugu Dambeeyay xaalada magaalada Dhuusomareeb - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-magaalada-dhuusomareeb\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wararkii Ugu Dambeeyay xaalada magaalada Dhuusomareeb - Wardoon","og_description":"Magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa laga dareemayaa isbadal ka duwan kuwii ka jiray maalmihii lasoo dhaafay, xaalada magaalada ayaana saakay ah mid dagan. Ciidamada amaanka dowlada Soomaaliya ayaana saakay lagu arkayaa wadooyinka iyo xaafadaha magaalada Dhuusomareeb, waxa ayna ciidamada adkeenayaan amaanka guud ee magaaladaasi oo la filayo in doorashooyin ka dhacaan. Cabsidii labadii [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-magaalada-dhuusomareeb\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-04T09:19:28+00:00","og_image":[{"width":960,"height":466,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Ciidamada-AMISOM-ee-lagu-soo-dhaweeyay-Dhuusamareeb2.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-magaalada-dhuusomareeb\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-magaalada-dhuusomareeb\/","name":"Wararkii Ugu Dambeeyay xaalada magaalada Dhuusomareeb - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-magaalada-dhuusomareeb\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-magaalada-dhuusomareeb\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Ciidamada-AMISOM-ee-lagu-soo-dhaweeyay-Dhuusamareeb2.jpeg","datePublished":"2019-11-04T09:19:28+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-magaalada-dhuusomareeb\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-magaalada-dhuusomareeb\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-magaalada-dhuusomareeb\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Ciidamada-AMISOM-ee-lagu-soo-dhaweeyay-Dhuusamareeb2.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Ciidamada-AMISOM-ee-lagu-soo-dhaweeyay-Dhuusamareeb2.jpeg","width":960,"height":466},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-magaalada-dhuusomareeb\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wararkii Ugu Dambeeyay xaalada magaalada Dhuusomareeb"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134598"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=134598"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134598\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":134600,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134598\/revisions\/134600"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/134599"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=134598"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=134598"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=134598"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}