{"id":134601,"date":"2019-11-04T11:22:04","date_gmt":"2019-11-04T09:22:04","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=134601"},"modified":"2019-11-04T11:22:04","modified_gmt":"2019-11-04T09:22:04","slug":"ciidamo-hor-leh-oo-saakay-la-geeyay-dhuusomareeb","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hor-leh-oo-saakay-la-geeyay-dhuusomareeb\/","title":{"rendered":"Ciidamo hor leh oo saakay la geeyay Dhuusomareeb"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa saakay magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug la geeyay ciidamo cusub oo katirsan booliiska Soomaaliya gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee loo yaqaan Haramcad.<\/p>\n<p>Ciidamadan saakay la geeyay magaalada Dhuusomareeb ayaa diyaarado looga qaaday magaalada Muqdisho, waxa ayna ciidankan ka mid noqonayaan ciidamada dowlada ee sugaya amaanka Dhuusomareeb iyo deegaanada ku dhaw dhaw.<\/p>\n<p>Dowlada ayaa horey magaalada Dhuusomareeb u geesay boqolaal askari oo isugu jiray booliis, Nabad sugida iyo milatari, waxa ayna ciidamada dowlada la wareegeen amaanka magaalada Dhuusomareeb iyo deegaano kale.<\/p>\n<p>Ciidamadan cusub ee saakay dowlada geesay magaalada Dhuusomareeb ayaa kusoo aadaya xili labadii maalin ee lasoo dhaafay magaalada Dhuusomareeb iyo deegaano kale laga dareemayay xiisad u dhaxeysay ciidanka dowlada iyo kuwa Ahlu Sunna.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa saakay magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug la geeyay ciidamo cusub oo katirsan booliiska Soomaaliya gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee loo yaqaan Haramcad. Ciidamadan saakay la geeyay magaalada Dhuusomareeb ayaa diyaarado looga qaaday magaalada Muqdisho, waxa ayna ciidankan ka mid noqonayaan ciidamada dowlada ee sugaya amaanka Dhuusomareeb iyo deegaanada ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":134602,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-134601","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciidamo hor leh oo saakay la geeyay Dhuusomareeb - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hor-leh-oo-saakay-la-geeyay-dhuusomareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidamo hor leh oo saakay la geeyay Dhuusomareeb - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa saakay magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug la geeyay ciidamo cusub oo katirsan booliiska Soomaaliya gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee loo yaqaan Haramcad. Ciidamadan saakay la geeyay magaalada Dhuusomareeb ayaa diyaarado looga qaaday magaalada Muqdisho, waxa ayna ciidankan ka mid noqonayaan ciidamada dowlada ee sugaya amaanka Dhuusomareeb iyo deegaanada ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hor-leh-oo-saakay-la-geeyay-dhuusomareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-04T09:22:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Ciidamada-5.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"540\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hor-leh-oo-saakay-la-geeyay-dhuusomareeb\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hor-leh-oo-saakay-la-geeyay-dhuusomareeb\/\",\"name\":\"Ciidamo hor leh oo saakay la geeyay Dhuusomareeb - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hor-leh-oo-saakay-la-geeyay-dhuusomareeb\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hor-leh-oo-saakay-la-geeyay-dhuusomareeb\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Ciidamada-5.jpg\",\"datePublished\":\"2019-11-04T09:22:04+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hor-leh-oo-saakay-la-geeyay-dhuusomareeb\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hor-leh-oo-saakay-la-geeyay-dhuusomareeb\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hor-leh-oo-saakay-la-geeyay-dhuusomareeb\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Ciidamada-5.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Ciidamada-5.jpg\",\"width\":720,\"height\":540},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hor-leh-oo-saakay-la-geeyay-dhuusomareeb\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidamo hor leh oo saakay la geeyay Dhuusomareeb\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidamo hor leh oo saakay la geeyay Dhuusomareeb - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hor-leh-oo-saakay-la-geeyay-dhuusomareeb\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciidamo hor leh oo saakay la geeyay Dhuusomareeb - Wardoon","og_description":"Waxaa saakay magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug la geeyay ciidamo cusub oo katirsan booliiska Soomaaliya gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee loo yaqaan Haramcad. Ciidamadan saakay la geeyay magaalada Dhuusomareeb ayaa diyaarado looga qaaday magaalada Muqdisho, waxa ayna ciidankan ka mid noqonayaan ciidamada dowlada ee sugaya amaanka Dhuusomareeb iyo deegaanada ku [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hor-leh-oo-saakay-la-geeyay-dhuusomareeb\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-04T09:22:04+00:00","og_image":[{"width":720,"height":540,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Ciidamada-5.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hor-leh-oo-saakay-la-geeyay-dhuusomareeb\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hor-leh-oo-saakay-la-geeyay-dhuusomareeb\/","name":"Ciidamo hor leh oo saakay la geeyay Dhuusomareeb - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hor-leh-oo-saakay-la-geeyay-dhuusomareeb\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hor-leh-oo-saakay-la-geeyay-dhuusomareeb\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Ciidamada-5.jpg","datePublished":"2019-11-04T09:22:04+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hor-leh-oo-saakay-la-geeyay-dhuusomareeb\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hor-leh-oo-saakay-la-geeyay-dhuusomareeb\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hor-leh-oo-saakay-la-geeyay-dhuusomareeb\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Ciidamada-5.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Ciidamada-5.jpg","width":720,"height":540},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hor-leh-oo-saakay-la-geeyay-dhuusomareeb\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidamo hor leh oo saakay la geeyay Dhuusomareeb"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134601"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=134601"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134601\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":134603,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134601\/revisions\/134603"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/134602"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=134601"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=134601"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=134601"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}