{"id":134711,"date":"2019-11-06T23:25:50","date_gmt":"2019-11-06T21:25:50","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=134711"},"modified":"2019-11-06T23:39:54","modified_gmt":"2019-11-06T21:39:54","slug":"ganacsade-cabdikariin-maxamed-dhagawayne-oo-ku-dhintay-dagaalkii-caawa-ka-dhacay-garoowe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-cabdikariin-maxamed-dhagawayne-oo-ku-dhintay-dagaalkii-caawa-ka-dhacay-garoowe\/","title":{"rendered":"Ganacsade Cabdikariin Maxamed Dhagawayne oo  ku dhintay dagaalkii caawa ka dhacay Garoowe"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan khasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo ka dhashay dagaal caawa ka dhacay xarunta Baarlamanka Puntland ee magaalada Garoowe.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa yimid ka dib markii ciidamo amar ka heysta madaxtooyada Puntland ay weerareen dhismaha golaha wakiilada Puntland si ay ula wareegaan, waxaana iska caabin adag kala hor yimid ciidamo ilaalo ka hayey xaruntaas.<\/p>\n<p>Ganacsade Cabdikariin Maxamed Dhagawayne oo ka tirsan ganacsatada caanka ah ee Puntland ayaa la xaqiijiyey inuu u geeryooday dhaawac ka soo gaaray rasaasta caawa la isku weydaarsaday Xarunta Baarlamaanka Puntland.<\/p>\n<p>Taliyaha Qaybta Booliska ee Gobalka Nugaal ayaa sheegay in lagu bilaabay rasaas xili isaga iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland ay xarunta Baarlamanka u tageenj sidii ay wax uga ogaan lahaayeen ciidamo uu ku tilmaamay maleeshiyo siyaado ku ah xaruntaas.<\/p>\n<p>Hase ahaatee Ilo ka madax banaan Taliyaha ayaa tilmaamaya in ciidamo ka tirsan Madaxtooyada Puntland ay weerar toos ah ku qaadeen xarunta Baarlamanka si ay ula wareegan, balse ay iska caabin kala kulmeen ciidamo ku sugnaa xaruntaas.<\/p>\n<p>Taliyaha Qaybta ee Gobalka Nugaal ayaa sheegay in hal askari dhinacooda kaga dhintay is rasaaseynta laba kalana dhaawacyo ka soo gaareen.<\/p>\n<p>Dhinaca Ciidamada Baarlamaanka difaacayey ayey wararku sheegayaan inuu iyana ka geeriyooday askari magaciisa lagu sheegay Axmed Cawil, waxaana weli kacsan xaalada magaalada Garoowe.<\/p>\n<p>Iska horimaadka dhimashada iyo dhaawaca dhaliyey ee caawa ka dhacay magaalada Garoowe ayaa ku soo beegmay xili khilaaf xoogan uu u dhexeeyo Madaxweynaha iyo gudoomiyaha Baarlamanka Puntland, iyadoo xildhibaano taageersan madaxweyne Deni ay diyaariyeen mooshin xilka looga qaadayo gudoomiyaha Baarlamanka Dhoobo-darood.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan khasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo ka dhashay dagaal caawa ka dhacay xarunta Baarlamanka Puntland ee magaalada Garoowe. Dagaalka ayaa yimid ka dib markii ciidamo amar ka heysta madaxtooyada Puntland ay weerareen dhismaha golaha wakiilada Puntland si ay ula wareegaan, waxaana iska caabin adag kala hor yimid ciidamo ilaalo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":134718,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-134711","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ganacsade Cabdikariin Maxamed Dhagawayne oo ku dhintay dagaalkii caawa ka dhacay Garoowe - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-cabdikariin-maxamed-dhagawayne-oo-ku-dhintay-dagaalkii-caawa-ka-dhacay-garoowe\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ganacsade Cabdikariin Maxamed Dhagawayne oo ku dhintay dagaalkii caawa ka dhacay Garoowe - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan khasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo ka dhashay dagaal caawa ka dhacay xarunta Baarlamanka Puntland ee magaalada Garoowe. Dagaalka ayaa yimid ka dib markii ciidamo amar ka heysta madaxtooyada Puntland ay weerareen dhismaha golaha wakiilada Puntland si ay ula wareegaan, waxaana iska caabin adag kala hor yimid ciidamo ilaalo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-cabdikariin-maxamed-dhagawayne-oo-ku-dhintay-dagaalkii-caawa-ka-dhacay-garoowe\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-06T21:25:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-11-06T21:39:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/76762664_558599544954966_3450044076647251968_o.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"641\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-cabdikariin-maxamed-dhagawayne-oo-ku-dhintay-dagaalkii-caawa-ka-dhacay-garoowe\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-cabdikariin-maxamed-dhagawayne-oo-ku-dhintay-dagaalkii-caawa-ka-dhacay-garoowe\/\",\"name\":\"Ganacsade Cabdikariin Maxamed Dhagawayne oo ku dhintay dagaalkii caawa ka dhacay Garoowe - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-cabdikariin-maxamed-dhagawayne-oo-ku-dhintay-dagaalkii-caawa-ka-dhacay-garoowe\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-cabdikariin-maxamed-dhagawayne-oo-ku-dhintay-dagaalkii-caawa-ka-dhacay-garoowe\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/76762664_558599544954966_3450044076647251968_o.jpg\",\"datePublished\":\"2019-11-06T21:25:50+00:00\",\"dateModified\":\"2019-11-06T21:39:54+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-cabdikariin-maxamed-dhagawayne-oo-ku-dhintay-dagaalkii-caawa-ka-dhacay-garoowe\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-cabdikariin-maxamed-dhagawayne-oo-ku-dhintay-dagaalkii-caawa-ka-dhacay-garoowe\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-cabdikariin-maxamed-dhagawayne-oo-ku-dhintay-dagaalkii-caawa-ka-dhacay-garoowe\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/76762664_558599544954966_3450044076647251968_o.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/76762664_558599544954966_3450044076647251968_o.jpg\",\"width\":641,\"height\":960},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-cabdikariin-maxamed-dhagawayne-oo-ku-dhintay-dagaalkii-caawa-ka-dhacay-garoowe\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ganacsade Cabdikariin Maxamed Dhagawayne oo ku dhintay dagaalkii caawa ka dhacay Garoowe\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ganacsade Cabdikariin Maxamed Dhagawayne oo ku dhintay dagaalkii caawa ka dhacay Garoowe - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-cabdikariin-maxamed-dhagawayne-oo-ku-dhintay-dagaalkii-caawa-ka-dhacay-garoowe\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ganacsade Cabdikariin Maxamed Dhagawayne oo ku dhintay dagaalkii caawa ka dhacay Garoowe - Wardoon","og_description":"Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan khasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo ka dhashay dagaal caawa ka dhacay xarunta Baarlamanka Puntland ee magaalada Garoowe. Dagaalka ayaa yimid ka dib markii ciidamo amar ka heysta madaxtooyada Puntland ay weerareen dhismaha golaha wakiilada Puntland si ay ula wareegaan, waxaana iska caabin adag kala hor yimid ciidamo ilaalo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-cabdikariin-maxamed-dhagawayne-oo-ku-dhintay-dagaalkii-caawa-ka-dhacay-garoowe\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-06T21:25:50+00:00","article_modified_time":"2019-11-06T21:39:54+00:00","og_image":[{"width":641,"height":960,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/76762664_558599544954966_3450044076647251968_o.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-cabdikariin-maxamed-dhagawayne-oo-ku-dhintay-dagaalkii-caawa-ka-dhacay-garoowe\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-cabdikariin-maxamed-dhagawayne-oo-ku-dhintay-dagaalkii-caawa-ka-dhacay-garoowe\/","name":"Ganacsade Cabdikariin Maxamed Dhagawayne oo ku dhintay dagaalkii caawa ka dhacay Garoowe - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-cabdikariin-maxamed-dhagawayne-oo-ku-dhintay-dagaalkii-caawa-ka-dhacay-garoowe\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-cabdikariin-maxamed-dhagawayne-oo-ku-dhintay-dagaalkii-caawa-ka-dhacay-garoowe\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/76762664_558599544954966_3450044076647251968_o.jpg","datePublished":"2019-11-06T21:25:50+00:00","dateModified":"2019-11-06T21:39:54+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-cabdikariin-maxamed-dhagawayne-oo-ku-dhintay-dagaalkii-caawa-ka-dhacay-garoowe\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-cabdikariin-maxamed-dhagawayne-oo-ku-dhintay-dagaalkii-caawa-ka-dhacay-garoowe\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-cabdikariin-maxamed-dhagawayne-oo-ku-dhintay-dagaalkii-caawa-ka-dhacay-garoowe\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/76762664_558599544954966_3450044076647251968_o.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/76762664_558599544954966_3450044076647251968_o.jpg","width":641,"height":960},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-cabdikariin-maxamed-dhagawayne-oo-ku-dhintay-dagaalkii-caawa-ka-dhacay-garoowe\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ganacsade Cabdikariin Maxamed Dhagawayne oo ku dhintay dagaalkii caawa ka dhacay Garoowe"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134711"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=134711"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134711\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":134713,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134711\/revisions\/134713"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/134718"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=134711"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=134711"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=134711"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}