{"id":134714,"date":"2019-11-06T23:30:55","date_gmt":"2019-11-06T21:30:55","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=134714"},"modified":"2019-11-06T23:30:55","modified_gmt":"2019-11-06T21:30:55","slug":"gudoomiyaha-baaralamanka-puntland-oo-weerarki-caawa-ku-eedeeyay-madaxwayne-dani","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyaha-baaralamanka-puntland-oo-weerarki-caawa-ku-eedeeyay-madaxwayne-dani\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha Baaralamanka Puntland oo weerarki caawa ku eedeeyay Madaxwayne Dani"},"content":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Baarlamanka Puntland Cabdixakiim Dhoobo-daarood ayaa si kulul uga hadlay dagaalkii ka dhacay magaalada Garoowe oo sababay dhimasho iyo dhaawac.<\/p>\n<p>Dagaalkan ayaa yimid ka dib markii ciidamo amar ka heystay madaxtooyada Puntland ay weerar ku qaadeen xarunta baarlamanka Maamulkaas si ay ula wareegaan balse waxay iska caabin kala kulmeen ciidankii ilaalada ka ahaa xaruntaas.<\/p>\n<p>Dhowr qof oo uu ku jiray ganacsade xarun ganacsi ku lahaa goobtaas ayaa ku geeriyooday, iska horimaadka caawa ka dhacay magaalada Garoowe, halka qaar kale ay ku dhaawacmeen.<\/p>\n<p>Gudoomiye Dhoobo daarood ayaa ku eedeeyey madaxtooyada Puntland iney weerar qaawan ku soo qaaday xarunta golaha wakiilada, ayna qaadi doonto masuuliyada wixii dhibaato ah ee ka yimaada.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka akhriso qoraal uu baraha bulshada ku faafiyey Gudoomiye Dhoobo daarood<\/strong><\/p>\n<p><strong>ALLAA MAHAD LEH<\/strong><\/p>\n<p>Anigoo ku hadlayaa magaceyga iyo magaca Golaha Shacabka e Dowlada puntland waxaan Dhamaan shacabweynaha Soomaaliyeed iyo kan Puntlandba uga tacsiyeynayaa dhibaatada caawa ka dhacdey Xarunta Golaha Baarlamaanka dowlada puntland, ka dib markii xukuumadu weerar qaawan oo xaqdaraa ku soo qaadey xarunta Golaha kaasoo galaaftey nolosha dad rayid iyo askarba leh.<\/p>\n<p>Madaxtooyada ayaa ciidankii loogu talo galey inay u adeegaan bulshadooda u adeegsatey iney ku weerarto kuna leyso, taasi ayaa muujineysa in madaxtooyadu ka shaqayneyso Sharaf daro soo gaarta sumcada iyo sharafta dowlada Puntland, iyadoo weerarkani muujinayo abaabul balaaran oo lagu afduubayo hanaanka wanaagsan ee uu shaqeynayo baarlamanka dowlada puntland lana Doonayo sidii xoog gacanta Loogu dhigi lahaa xarunta uu ku shaqeeyo si looga dhigto meel wixii la rabo laga samaysan karo.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn waxaan Dadweynaha reer puntland u cadeynayaa in weerarkii caawa lagu soo qaadey xarunta baarlamaanka uu yahay dhaawac weyn oo soo gaarey Hab maamuuska caasimada iyo sharafkeediiba ayna mas uuliyada dadkii ku dhintey iyo kuwii ku dhaawacneyba qaadanayaan cida ku tala gashey in xarunta Golaha ka sameyso rabshadaas amni soona handadey ilaaladii xarunta laheydna sababta khasaarahaas lixaadka leh.<\/p>\n<p>Wabilaahi Towfiiq.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Baarlamanka Puntland Cabdixakiim Dhoobo-daarood ayaa si kulul uga hadlay dagaalkii ka dhacay magaalada Garoowe oo sababay dhimasho iyo dhaawac. Dagaalkan ayaa yimid ka dib markii ciidamo amar ka heystay madaxtooyada Puntland ay weerar ku qaadeen xarunta baarlamanka Maamulkaas si ay ula wareegaan balse waxay iska caabin kala kulmeen ciidankii ilaalada ka ahaa xaruntaas. Dhowr [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":134715,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-134714","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Gudoomiyaha Baaralamanka Puntland oo weerarki caawa ku eedeeyay Madaxwayne Dani - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyaha-baaralamanka-puntland-oo-weerarki-caawa-ku-eedeeyay-madaxwayne-dani\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Gudoomiyaha Baaralamanka Puntland oo weerarki caawa ku eedeeyay Madaxwayne Dani - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Gudoomiyaha Baarlamanka Puntland Cabdixakiim Dhoobo-daarood ayaa si kulul uga hadlay dagaalkii ka dhacay magaalada Garoowe oo sababay dhimasho iyo dhaawac. Dagaalkan ayaa yimid ka dib markii ciidamo amar ka heystay madaxtooyada Puntland ay weerar ku qaadeen xarunta baarlamanka Maamulkaas si ay ula wareegaan balse waxay iska caabin kala kulmeen ciidankii ilaalada ka ahaa xaruntaas. Dhowr [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyaha-baaralamanka-puntland-oo-weerarki-caawa-ku-eedeeyay-madaxwayne-dani\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-06T21:30:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/105059621_dhoobo.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyaha-baaralamanka-puntland-oo-weerarki-caawa-ku-eedeeyay-madaxwayne-dani\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyaha-baaralamanka-puntland-oo-weerarki-caawa-ku-eedeeyay-madaxwayne-dani\/\",\"name\":\"Gudoomiyaha Baaralamanka Puntland oo weerarki caawa ku eedeeyay Madaxwayne Dani - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyaha-baaralamanka-puntland-oo-weerarki-caawa-ku-eedeeyay-madaxwayne-dani\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyaha-baaralamanka-puntland-oo-weerarki-caawa-ku-eedeeyay-madaxwayne-dani\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/105059621_dhoobo.jpg\",\"datePublished\":\"2019-11-06T21:30:55+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyaha-baaralamanka-puntland-oo-weerarki-caawa-ku-eedeeyay-madaxwayne-dani\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyaha-baaralamanka-puntland-oo-weerarki-caawa-ku-eedeeyay-madaxwayne-dani\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyaha-baaralamanka-puntland-oo-weerarki-caawa-ku-eedeeyay-madaxwayne-dani\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/105059621_dhoobo.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/105059621_dhoobo.jpg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyaha-baaralamanka-puntland-oo-weerarki-caawa-ku-eedeeyay-madaxwayne-dani\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Gudoomiyaha Baaralamanka Puntland oo weerarki caawa ku eedeeyay Madaxwayne Dani\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Gudoomiyaha Baaralamanka Puntland oo weerarki caawa ku eedeeyay Madaxwayne Dani - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyaha-baaralamanka-puntland-oo-weerarki-caawa-ku-eedeeyay-madaxwayne-dani\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Gudoomiyaha Baaralamanka Puntland oo weerarki caawa ku eedeeyay Madaxwayne Dani - Wardoon","og_description":"Gudoomiyaha Baarlamanka Puntland Cabdixakiim Dhoobo-daarood ayaa si kulul uga hadlay dagaalkii ka dhacay magaalada Garoowe oo sababay dhimasho iyo dhaawac. Dagaalkan ayaa yimid ka dib markii ciidamo amar ka heystay madaxtooyada Puntland ay weerar ku qaadeen xarunta baarlamanka Maamulkaas si ay ula wareegaan balse waxay iska caabin kala kulmeen ciidankii ilaalada ka ahaa xaruntaas. Dhowr [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyaha-baaralamanka-puntland-oo-weerarki-caawa-ku-eedeeyay-madaxwayne-dani\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-06T21:30:55+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/105059621_dhoobo.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyaha-baaralamanka-puntland-oo-weerarki-caawa-ku-eedeeyay-madaxwayne-dani\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyaha-baaralamanka-puntland-oo-weerarki-caawa-ku-eedeeyay-madaxwayne-dani\/","name":"Gudoomiyaha Baaralamanka Puntland oo weerarki caawa ku eedeeyay Madaxwayne Dani - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyaha-baaralamanka-puntland-oo-weerarki-caawa-ku-eedeeyay-madaxwayne-dani\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyaha-baaralamanka-puntland-oo-weerarki-caawa-ku-eedeeyay-madaxwayne-dani\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/105059621_dhoobo.jpg","datePublished":"2019-11-06T21:30:55+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyaha-baaralamanka-puntland-oo-weerarki-caawa-ku-eedeeyay-madaxwayne-dani\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyaha-baaralamanka-puntland-oo-weerarki-caawa-ku-eedeeyay-madaxwayne-dani\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyaha-baaralamanka-puntland-oo-weerarki-caawa-ku-eedeeyay-madaxwayne-dani\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/105059621_dhoobo.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/105059621_dhoobo.jpg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyaha-baaralamanka-puntland-oo-weerarki-caawa-ku-eedeeyay-madaxwayne-dani\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Gudoomiyaha Baaralamanka Puntland oo weerarki caawa ku eedeeyay Madaxwayne Dani"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134714"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=134714"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134714\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":134716,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134714\/revisions\/134716"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/134715"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=134714"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=134714"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=134714"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}