{"id":134894,"date":"2019-11-11T14:39:41","date_gmt":"2019-11-11T12:39:41","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=134894"},"modified":"2019-11-11T14:43:57","modified_gmt":"2019-11-11T12:43:57","slug":"axmedmadoobe-oo-xaalku-kuxumaaday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmedmadoobe-oo-xaalku-kuxumaaday\/","title":{"rendered":"Axmed madoobe oo xaalku kuxumaaday"},"content":{"rendered":"<p>Wakiilo ka socday beesha caalamka ayaa tagay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka jubbaland, waxa ayna wakiiladaasi kulamo xasaasi ah la qaateen Madaxweynaha maamulka Jubbaland iyo xubno kale.<\/p>\n<p>Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in wakiilada Beesha caalamka u cadeeyeen Axmed Madoobe in aysan taageeri karin ayna jiraan qaladaad badan oo dhacay intii ay socdeen doorashooyinkii Kismaayo ka dhacay.<\/p>\n<p>Wakiilada Beesha caalamka ayaa Axmed Madoobe ka codsaday in mar kale la qabto doorasho u dhacda si xor iyo xalaal ah si maamulka Jubbaland u helo taageerada beesha caalamka iyo tan dowlada federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Axmed Madoobe ayaa wakiilada beesha caalamka u sheegay in doorashada si wanaagsan u dhacday , waxa uuna cadeeyay in ay kaliya ka hortageen faragalin dowlada federaalka ku dooneysay in ku sameyso doorashada.<\/p>\n<p>Wararka aan heleyno ayaa sidoo kale sheegaya in Axmed Madoobe wakiilada beesha caalamka u sheegay in codsigooda uusan kaligiis go\u2019aan ka gaari karin uuna kala tasanayo Madaxda kale ee Jubbaland sida ay ka yeelayaan in doorashada mar kale lagu laabto.<\/p>\n<p>Saacadaihii lasoo dhaafay Madaxtooyada Jubbaland waxaa ka dhacay kulamo albaabada u xirnaayeen oo ay lahaayeen Axmed Madoobe ,kuxigeenadiisa iyo Gudoonka Baarlamaanka waxaana kulanka looga arinsanayay sida ay ka yeelayaan codsiga Beesha Caalamka.<\/p>\n<p>Maamulka jubbaland ayaa ku jira go\u2019doonsiyaasadeed, dowlada federaalka Soomaaliya ayaana xayiraad iyo cadaadis siyaasadeed oo dhinacyo badan ka imaanaya ku heysa maamulka Jubbaland uu hogaamiyo Axmed Madoobe.<\/p>\n<p>Beesha Caalamka iyo dowlada federaalka ayaan taageerin doorashadii ka dhacday magaalada Kismaayo ee mar kale lagu doortay Axmed Madoobe, waxaana doorashadaasi dowlada ku tilmaantay mid sharci daro ah iyadoona ku baaqday doorasho kale in la qabto.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wakiilo ka socday beesha caalamka ayaa tagay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka jubbaland, waxa ayna wakiiladaasi kulamo xasaasi ah la qaateen Madaxweynaha maamulka Jubbaland iyo xubno kale. Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in wakiilada Beesha caalamka u cadeeyeen Axmed Madoobe in aysan taageeri karin ayna jiraan qaladaad badan oo dhacay intii ay socdeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":134895,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-134894","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Axmed madoobe oo xaalku kuxumaaday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmedmadoobe-oo-xaalku-kuxumaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Axmed madoobe oo xaalku kuxumaaday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wakiilo ka socday beesha caalamka ayaa tagay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka jubbaland, waxa ayna wakiiladaasi kulamo xasaasi ah la qaateen Madaxweynaha maamulka Jubbaland iyo xubno kale. Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in wakiilada Beesha caalamka u cadeeyeen Axmed Madoobe in aysan taageeri karin ayna jiraan qaladaad badan oo dhacay intii ay socdeen [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmedmadoobe-oo-xaalku-kuxumaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-11T12:39:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-11-11T12:43:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Axmed-Madoobe-750x430.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmedmadoobe-oo-xaalku-kuxumaaday\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmedmadoobe-oo-xaalku-kuxumaaday\/\",\"name\":\"Axmed madoobe oo xaalku kuxumaaday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmedmadoobe-oo-xaalku-kuxumaaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmedmadoobe-oo-xaalku-kuxumaaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Axmed-Madoobe-750x430.jpg\",\"datePublished\":\"2019-11-11T12:39:41+00:00\",\"dateModified\":\"2019-11-11T12:43:57+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmedmadoobe-oo-xaalku-kuxumaaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmedmadoobe-oo-xaalku-kuxumaaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmedmadoobe-oo-xaalku-kuxumaaday\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Axmed-Madoobe-750x430.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Axmed-Madoobe-750x430.jpg\",\"width\":750,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmedmadoobe-oo-xaalku-kuxumaaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Axmed madoobe oo xaalku kuxumaaday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Axmed madoobe oo xaalku kuxumaaday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmedmadoobe-oo-xaalku-kuxumaaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Axmed madoobe oo xaalku kuxumaaday - Wardoon","og_description":"Wakiilo ka socday beesha caalamka ayaa tagay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka jubbaland, waxa ayna wakiiladaasi kulamo xasaasi ah la qaateen Madaxweynaha maamulka Jubbaland iyo xubno kale. Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in wakiilada Beesha caalamka u cadeeyeen Axmed Madoobe in aysan taageeri karin ayna jiraan qaladaad badan oo dhacay intii ay socdeen [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmedmadoobe-oo-xaalku-kuxumaaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-11T12:39:41+00:00","article_modified_time":"2019-11-11T12:43:57+00:00","og_image":[{"width":750,"height":430,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Axmed-Madoobe-750x430.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmedmadoobe-oo-xaalku-kuxumaaday\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmedmadoobe-oo-xaalku-kuxumaaday\/","name":"Axmed madoobe oo xaalku kuxumaaday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmedmadoobe-oo-xaalku-kuxumaaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmedmadoobe-oo-xaalku-kuxumaaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Axmed-Madoobe-750x430.jpg","datePublished":"2019-11-11T12:39:41+00:00","dateModified":"2019-11-11T12:43:57+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmedmadoobe-oo-xaalku-kuxumaaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/axmedmadoobe-oo-xaalku-kuxumaaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmedmadoobe-oo-xaalku-kuxumaaday\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Axmed-Madoobe-750x430.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Axmed-Madoobe-750x430.jpg","width":750,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmedmadoobe-oo-xaalku-kuxumaaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Axmed madoobe oo xaalku kuxumaaday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134894"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=134894"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134894\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":134898,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134894\/revisions\/134898"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/134895"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=134894"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=134894"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=134894"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}