{"id":134923,"date":"2019-11-12T13:38:39","date_gmt":"2019-11-12T11:38:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=134923"},"modified":"2019-11-12T13:38:39","modified_gmt":"2019-11-12T11:38:39","slug":"daawo-xasan-daahir-oo-weeraray-sheekh-shariif","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-daahir-oo-weeraray-sheekh-shariif\/","title":{"rendered":"DAAWO Xasan Daahir oo weeraray Sheekh Shariif"},"content":{"rendered":"<p>Xasan Daahir Aweys oo maxbuus u ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa weerar culus oo aan loo meel dayin ku qaaday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed horeyna ay iskala tirsanaayeen Maxaakiimtii islaamiga.<\/p>\n<p>Xasan Daahir Aweys ayaa Shiikh Shariif ku eedeeyey inuusan isaga cadowga iyo mooryaanta ka saarin dalka balse uu isaga si fudud ku helay xilka uuna mid cidlaa uga tagay dadkii shaqadaas qabtay.<\/p>\n<p>Wuxuu ku eedeeyey inuu Shiikh Shariif yahay nin dadka ku daneysto markii dantiisa uu gaarana meel cidlaa uga tago.<\/p>\n<p>Xasan Daahir ayaa Shiikh Shariif ugu baaqay inuu Alle ka cabsado isla markaasna uu joojiyo dadka uu qiyaamayo.<\/p>\n<p>\u201d Siyaad Barre si fudud ayuu xilka ku helay si baasna waa uga tagay, waxaana sidaas oo kale la mid ah Shiikh Shariif oo meel sahlan ka helay haddana meel cidlaa uga tagay, weliba Shiikh Shariif wuxuu Siyaad Barre uga duwanaa magaca Alle ayuu xilka ku qaatay, magaca Alle markaa ku qaadatayna meel cidlaa uga tagtay, haddii ay tahay mabda\u2019 meel cidlaa uga tagtay, dadkiina meel cidlaa uga tagtay\u201d ayuu yiri Xasan Daahir Aweys oo si toos ah muuqaal uga soo galay bartiisa Facebook.<\/p>\n<p>Xasan Daahir Aweys ayaa Shiikh Shariif ku eedeeyey inuusan ka cabsaneyn in dadka nacaan, wuxuuna sheegay inay jiraan dad badan oo Shiikh Shariif ku qatalan.<\/p>\n<p>Wuxuu ugu dambeyntii sheegay inuu Shiikh Shariif ka quustay markii uu codka siin waayey Xasan Shiikh Maxamuud waqtigii Doorashada.<\/p>\n<p>\u201d Markii ugu dambeysay Xasan Shiikh ayuu siin waayey 40 cod oo uu heystay xilligii doorashada, Howsha waxay aheyd qabiil, markii uu codka siin waayey ayaan ka quustay Shiikh Shariif\u201d ayuu yiri Xasan Daahir Aweys.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/op7etzJWloY\" width=\"860\" height=\"715\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xasan Daahir Aweys oo maxbuus u ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa weerar culus oo aan loo meel dayin ku qaaday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed horeyna ay iskala tirsanaayeen Maxaakiimtii islaamiga. Xasan Daahir Aweys ayaa Shiikh Shariif ku eedeeyey inuusan isaga cadowga iyo mooryaanta ka saarin dalka balse uu isaga si fudud [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":134925,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-134923","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Xasan Daahir oo weeraray Sheekh Shariif - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-daahir-oo-weeraray-sheekh-shariif\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Xasan Daahir oo weeraray Sheekh Shariif - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xasan Daahir Aweys oo maxbuus u ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa weerar culus oo aan loo meel dayin ku qaaday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed horeyna ay iskala tirsanaayeen Maxaakiimtii islaamiga. Xasan Daahir Aweys ayaa Shiikh Shariif ku eedeeyey inuusan isaga cadowga iyo mooryaanta ka saarin dalka balse uu isaga si fudud [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-daahir-oo-weeraray-sheekh-shariif\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-12T11:38:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-11.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"879\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"534\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-daahir-oo-weeraray-sheekh-shariif\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-daahir-oo-weeraray-sheekh-shariif\/\",\"name\":\"DAAWO Xasan Daahir oo weeraray Sheekh Shariif - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-daahir-oo-weeraray-sheekh-shariif\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-daahir-oo-weeraray-sheekh-shariif\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-11.png\",\"datePublished\":\"2019-11-12T11:38:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-daahir-oo-weeraray-sheekh-shariif\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-daahir-oo-weeraray-sheekh-shariif\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-daahir-oo-weeraray-sheekh-shariif\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-11.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-11.png\",\"width\":879,\"height\":534},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-daahir-oo-weeraray-sheekh-shariif\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Xasan Daahir oo weeraray Sheekh Shariif\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Xasan Daahir oo weeraray Sheekh Shariif - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-daahir-oo-weeraray-sheekh-shariif\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Xasan Daahir oo weeraray Sheekh Shariif - Wardoon","og_description":"Xasan Daahir Aweys oo maxbuus u ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa weerar culus oo aan loo meel dayin ku qaaday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed horeyna ay iskala tirsanaayeen Maxaakiimtii islaamiga. Xasan Daahir Aweys ayaa Shiikh Shariif ku eedeeyey inuusan isaga cadowga iyo mooryaanta ka saarin dalka balse uu isaga si fudud [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-daahir-oo-weeraray-sheekh-shariif\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-12T11:38:39+00:00","og_image":[{"width":879,"height":534,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-11.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-daahir-oo-weeraray-sheekh-shariif\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-daahir-oo-weeraray-sheekh-shariif\/","name":"DAAWO Xasan Daahir oo weeraray Sheekh Shariif - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-daahir-oo-weeraray-sheekh-shariif\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-daahir-oo-weeraray-sheekh-shariif\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-11.png","datePublished":"2019-11-12T11:38:39+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-daahir-oo-weeraray-sheekh-shariif\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-daahir-oo-weeraray-sheekh-shariif\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-daahir-oo-weeraray-sheekh-shariif\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-11.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-11.png","width":879,"height":534},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-daahir-oo-weeraray-sheekh-shariif\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Xasan Daahir oo weeraray Sheekh Shariif"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134923"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=134923"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134923\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":134926,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134923\/revisions\/134926"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/134925"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=134923"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=134923"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=134923"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}