{"id":134932,"date":"2019-11-12T22:05:31","date_gmt":"2019-11-12T20:05:31","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=134932"},"modified":"2019-11-12T22:05:31","modified_gmt":"2019-11-12T20:05:31","slug":"daawo-suldaan-wabar-muuse-biixi-inuu-hargaysa-kal-dareeriyo-ayuu-qarka-u-saaran-yahay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-suldaan-wabar-muuse-biixi-inuu-hargaysa-kal-dareeriyo-ayuu-qarka-u-saaran-yahay\/","title":{"rendered":"DAAWO Suldaan Wabar &#8220;Muuse Biixi Inuu Hargaysa Kal Dareeriyo Ayuu Qarka U Saaran yahay&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Suldaan Abuubakar Cilmi Wabar, oo hogaamiya Jabhad si weyn uga soo horjeeda xukuumada Somaliland ee uu hogaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi, ee loo yaqaan Aara ayaa maanta bixiyey wareysi xasaasi ah oo uu kaga hadlay arrimo dhowr ah.<\/p>\n<p>Suldaan Wabar ayaa sheegay in ugu horeyntii ay xukuumadu aysan marnaba dhag jalaq u siinin tabashadoodii, taasina ay sii xoojisay dagaalka ka dhanka ah Xukuumada haysa talada Somaliland.<\/p>\n<p>Suldaanka ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in xukuumada Somaliland ay isku deyday in ay gacanta ku soo dhigto, isla markaana ay disho, balse ay u suurto gali weyday, waa sida uu ka dhawaajiyey.<\/p>\n<p>Wabar ayaa waxa kale oo uu sheegay inuusan marnaba waxba ka sugeyn hogaamiyaha ugu sareeya Somaliland ee Muuse Biixi, maadama uu qarka u saaran yahay in uu kala dareeriyo beelihii Hargeysa, waa sida uu hadalka u dhigaye.<\/p>\n<p>Suldaan Wabar ayaa waxa uu rajo la\u2019aan weyn ka muujiyey in uu Madaxweyne Biixi keeni karo isbedel xal u noqon kara tabashadiisa iyo Jabhada uu hogaaminayo ee ka dagaalanta gudaha gobolka Awdal.<br \/>\nSuldaanka ayaa ugu dambeyntiina waxa uu xusay in ay Jabhadiisu aysan dooneyn in ay burburiso magaalada Boorama oo ay dhowreyso, balse ay dagaal kula jirto xukuumada ay sida weyn uga tabanayaan ee Muuse Biixi.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/FoUuvEHWxVI\" width=\"813\" height=\"670\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Suldaan Abuubakar Cilmi Wabar, oo hogaamiya Jabhad si weyn uga soo horjeeda xukuumada Somaliland ee uu hogaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi, ee loo yaqaan Aara ayaa maanta bixiyey wareysi xasaasi ah oo uu kaga hadlay arrimo dhowr ah. Suldaan Wabar ayaa sheegay in ugu horeyntii ay xukuumadu aysan marnaba dhag jalaq u siinin tabashadoodii, taasina ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":134933,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-134932","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Suldaan Wabar &quot;Muuse Biixi Inuu Hargaysa Kal Dareeriyo Ayuu Qarka U Saaran yahay&quot; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-suldaan-wabar-muuse-biixi-inuu-hargaysa-kal-dareeriyo-ayuu-qarka-u-saaran-yahay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Suldaan Wabar &quot;Muuse Biixi Inuu Hargaysa Kal Dareeriyo Ayuu Qarka U Saaran yahay&quot; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Suldaan Abuubakar Cilmi Wabar, oo hogaamiya Jabhad si weyn uga soo horjeeda xukuumada Somaliland ee uu hogaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi, ee loo yaqaan Aara ayaa maanta bixiyey wareysi xasaasi ah oo uu kaga hadlay arrimo dhowr ah. Suldaan Wabar ayaa sheegay in ugu horeyntii ay xukuumadu aysan marnaba dhag jalaq u siinin tabashadoodii, taasina ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-suldaan-wabar-muuse-biixi-inuu-hargaysa-kal-dareeriyo-ayuu-qarka-u-saaran-yahay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-12T20:05:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/maxresdefault-2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-suldaan-wabar-muuse-biixi-inuu-hargaysa-kal-dareeriyo-ayuu-qarka-u-saaran-yahay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-suldaan-wabar-muuse-biixi-inuu-hargaysa-kal-dareeriyo-ayuu-qarka-u-saaran-yahay\/\",\"name\":\"DAAWO Suldaan Wabar \\\"Muuse Biixi Inuu Hargaysa Kal Dareeriyo Ayuu Qarka U Saaran yahay\\\" - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-suldaan-wabar-muuse-biixi-inuu-hargaysa-kal-dareeriyo-ayuu-qarka-u-saaran-yahay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-suldaan-wabar-muuse-biixi-inuu-hargaysa-kal-dareeriyo-ayuu-qarka-u-saaran-yahay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/maxresdefault-2.jpg\",\"datePublished\":\"2019-11-12T20:05:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-suldaan-wabar-muuse-biixi-inuu-hargaysa-kal-dareeriyo-ayuu-qarka-u-saaran-yahay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-suldaan-wabar-muuse-biixi-inuu-hargaysa-kal-dareeriyo-ayuu-qarka-u-saaran-yahay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-suldaan-wabar-muuse-biixi-inuu-hargaysa-kal-dareeriyo-ayuu-qarka-u-saaran-yahay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/maxresdefault-2.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/maxresdefault-2.jpg\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-suldaan-wabar-muuse-biixi-inuu-hargaysa-kal-dareeriyo-ayuu-qarka-u-saaran-yahay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Suldaan Wabar &#8220;Muuse Biixi Inuu Hargaysa Kal Dareeriyo Ayuu Qarka U Saaran yahay&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Suldaan Wabar \"Muuse Biixi Inuu Hargaysa Kal Dareeriyo Ayuu Qarka U Saaran yahay\" - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-suldaan-wabar-muuse-biixi-inuu-hargaysa-kal-dareeriyo-ayuu-qarka-u-saaran-yahay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Suldaan Wabar \"Muuse Biixi Inuu Hargaysa Kal Dareeriyo Ayuu Qarka U Saaran yahay\" - Wardoon","og_description":"Suldaan Abuubakar Cilmi Wabar, oo hogaamiya Jabhad si weyn uga soo horjeeda xukuumada Somaliland ee uu hogaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi, ee loo yaqaan Aara ayaa maanta bixiyey wareysi xasaasi ah oo uu kaga hadlay arrimo dhowr ah. Suldaan Wabar ayaa sheegay in ugu horeyntii ay xukuumadu aysan marnaba dhag jalaq u siinin tabashadoodii, taasina ay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-suldaan-wabar-muuse-biixi-inuu-hargaysa-kal-dareeriyo-ayuu-qarka-u-saaran-yahay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-12T20:05:31+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/maxresdefault-2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-suldaan-wabar-muuse-biixi-inuu-hargaysa-kal-dareeriyo-ayuu-qarka-u-saaran-yahay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-suldaan-wabar-muuse-biixi-inuu-hargaysa-kal-dareeriyo-ayuu-qarka-u-saaran-yahay\/","name":"DAAWO Suldaan Wabar \"Muuse Biixi Inuu Hargaysa Kal Dareeriyo Ayuu Qarka U Saaran yahay\" - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-suldaan-wabar-muuse-biixi-inuu-hargaysa-kal-dareeriyo-ayuu-qarka-u-saaran-yahay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-suldaan-wabar-muuse-biixi-inuu-hargaysa-kal-dareeriyo-ayuu-qarka-u-saaran-yahay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/maxresdefault-2.jpg","datePublished":"2019-11-12T20:05:31+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-suldaan-wabar-muuse-biixi-inuu-hargaysa-kal-dareeriyo-ayuu-qarka-u-saaran-yahay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-suldaan-wabar-muuse-biixi-inuu-hargaysa-kal-dareeriyo-ayuu-qarka-u-saaran-yahay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-suldaan-wabar-muuse-biixi-inuu-hargaysa-kal-dareeriyo-ayuu-qarka-u-saaran-yahay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/maxresdefault-2.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/maxresdefault-2.jpg","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-suldaan-wabar-muuse-biixi-inuu-hargaysa-kal-dareeriyo-ayuu-qarka-u-saaran-yahay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Suldaan Wabar &#8220;Muuse Biixi Inuu Hargaysa Kal Dareeriyo Ayuu Qarka U Saaran yahay&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134932"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=134932"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134932\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":134934,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134932\/revisions\/134934"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/134933"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=134932"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=134932"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=134932"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}